cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Maan Hadal๐Ÿง 

Halkaan kala soco xikmado iyo qoralo ku rali galiya ๐Ÿง  Aragtiyo saxan ๐Ÿงฟ๐Ÿงฟ fariimo wanagsan โ˜ฏ๏ธ Dhambalo macan ๐Ÿ’ซ๐Ÿ’ซOraahyo cajipa ๐Ÿ’ฆ๐Ÿ’ฆXikmado nolosha ah โ‡โ‡ Sheekooyin cajiiba ๐Ÿ“š๐Ÿ“š Qoraalo xigmadeysan Waxii tala nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ @mukhtarmarkale

Show more
Finland505The language is not specifiedReligion & Spirituality7 257
Advertising posts
12 305
Subscribers
-824 hours
+107 days
+78630 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ : @halgnka @wadnojacayl @Darenjaceyl1 @dhiirigaliye10 @Maskax_maaal @noloshuwaaguul @Xikmadoiyodhiirigalin ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฏ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ป๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต. ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ“š๐Ÿง  ~ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป - @Wll_adnaan
Show all...
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐˜„๐—น๐—น โ™ฅ
Photo unavailableShow in Telegram
โ€œูƒูŠ ู„ุง ุชู…ูˆุช ู…ุฑุชูŠู† ู„ุง ุชุนูˆุฏ ู„ู…ู† ุฎุฐู„ูƒ!โ€ โ€œSi aanad laba jeer u dhiman, ha u noqon kuwii hoos kuu dejiyey!โ€ guuleysta dhalinyero๐Ÿคš๐Ÿซก
Show all...
๐Ÿ•Š 3
Photo unavailableShow in Telegram
diintu waxay leedahay gabadha yan lagaracin. qanuunku wuxu leyahay gabadha yan lagaracin. bulshadu waxay leedahay gabadhu yan lagaraacin. iyadana waxay ku leedahay kaaley igarac hadad regtahy. habeen wanagsan sxbayal๐ŸŽ†
Show all...
๐Ÿคฃ 7
3 da qaacido ee xalka mushkiladaha: markay mushkilad ama dhibato iyo caqabad kula kulanto kaliya waxaa kuu banan 3dan qaacido mid kamid ah inad ku dhaqaqdo 1. XAL: dhibaatada meesha taala xalli (maaree) oo si toos ah uwajah siโ€™aad wax uga badasho oo aad u xaliso 2. QANAC: hadii ad xalin kariweydo waa inaad dhibta sideeda ku qaadata oo aad udeysaa sideeda farahana ka qaada wax xal ah iyo fursad kale midna isku dhibin kuna raali noqotaa dhibta iyo caqabada sideedana udeysa 3. KATAG: hadi ad xalin kariweydey kuna qanci weydey kaliya waxaa kuu banan inaad gabi ahanba isaga tagto mushkilada iyo dhibaatad oo aad iska siideyso gabigeedaba waxa jirta qacida 4 aad oo lasheego lkn ani ahan matagersani waana in la iska indhotiro shibta ilamana ahan xal waaraya sido kale badana dadku waxay sameyan 4tan qaacido mid aan ahayn oo ah iney markey mushkilad so wajahdo calaacal iyo cabad la fadhiatan noloshana kadhacan SUโ€™AAL: maxad samaysa markey dhibato ku qabsato 5tan qaacido? 1. xalka 2. qancid 3. katagid 4. iska indhotir 5. calaacal iyo oytin
Show all...
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored โฌ‡๏ธ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
Show all...
๐Ÿซต KU-DHIIRRO ๐Ÿซต
๐Ÿ˜ข JACEYL ๐Ÿ˜ข
๐Ÿ’ชXIGMAD SIDE๐Ÿ’ช
๐Ÿคฏ MASKAX MAAL ๐Ÿคฏ
๐Ÿฅฐ SHEKOOYIN ๐Ÿฅฐ
๐ŸซตHORMARI HANKA๐Ÿซต
โค๏ธWADNO JCYLโค๏ธ
๐Ÿซ RIYOOYINKA๐Ÿซ 
๐Ÿ’ชISBADALKA GUSHA๐Ÿ’ช
๐Ÿ˜ŠWAAYA ARAG๐Ÿ˜Š
๐ŸคฏMAAN HADAL๐Ÿคฏ
๐Ÿ’ชWADOYINKA GUSHA๐Ÿ’ช
๐Ÿ˜WEHEL CAASHAQ๐Ÿ˜
๐ŸคŒHAGAHA NOLOSHA๐ŸคŒ
๐Ÿซต HANKAAGA ๐Ÿซต
๐ŸคฏAQOON KORDHIYE๐Ÿคฏ
๐Ÿ˜HOYGA FARXADA๐Ÿ˜
๐Ÿ’ชDHIIRISO๐Ÿ’ช
๐Ÿ—‚MAD'XAFKA๐Ÿ—‚
๐ŸคฏMUFAKIR๐Ÿคฏ
๐ŸซจSOYAALKA๐Ÿซจ
๐Ÿ˜HAYAANKA๐Ÿ˜
๐Ÿ’ชDHAWAR ADEYG๐Ÿ’ช
๐Ÿ’ชDHIIRIYE๐Ÿ’ช
โœŠHADAFKA NLSHโœŠ
๐ŸซฑCILMIYE๐Ÿซฒ
๐Ÿซต U-FIIRSO ๐Ÿซต
๐Ÿซ DAACAD CALI๐Ÿซ 
๐Ÿ“š SOM PDF ๐Ÿ“š
๐Ÿ“ธBEST IMAGES๐Ÿ“ธ
โœQORMOYINโœ
๐Ÿ‘MADAALIYE๐Ÿ‘
๐ŸซตNAGU SOO BIIR๐Ÿซต
Photo unavailableShow in Telegram
mararka qaar sida kaliya ee aad ku badbaadi karto ama aad isku difaacikarto waa inaad weerar qaadaa. waa inadan sugin ilaa iyo intey dharbaaxadu kaaga dhacayso โ€œhadeyba tahy qasab inad mar un dagalanto adiga weerarka qaadโ€ ุณู„ุงู… ุนู„ูŠ ู…ู† ุงุชุจุน ุงู„ู‡ุฏุฆ๐Ÿ–๏ธ
Show all...
๐Ÿ‘ 1
Photo unavailableShow in Telegram
โ€œhaduu ilaahey kheyr ama wanag kula doono xitaa cadowgaaga ayuu kugusoodhiibayaโ€ had iyo jeer sidan wax u aragno iyo sida ilaahey wax u xugmiyo weykalafogtahy; salaam jaalayal ๐Ÿ’–โค๏ธโ€๐Ÿ”ฅ
Show all...
๐Ÿ‘ 7โคโ€๐Ÿ”ฅ 1๐Ÿ˜ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dagaalka ugu adag eed gali doonto aduunka dhexdiisa Waa kan idiin dhaxeeya adiyo naftaada๐Ÿ€๐Ÿ Subax san๐Ÿ’๐ŸŒป
Show all...
๐Ÿ‘ 5
subax lamida
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Xaasid Kuma maqloโ™ฅ๏ธ Xumaan Kuma quudhoโœ๏ธ Xiskeyga kama saaro๐Ÿซ‚ Xisaab malaha jacaylkan ku qabo โค๏ธ๐Ÿ’‹๐ŸŒธ๐Ÿ”ฅ๐Ÿซถ๐Ÿซถ๐ŸŒน Subax wanagsan๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘
Show all...
๐Ÿฅฐ 5