ch
Feedback
Som Tech and Finance🇸🇴

Som Tech and Finance🇸🇴

前往频道在 Telegram

This channel provides access to free funds and airdrops, offering opportunities to acquire cryptocurrencies and other methods for generating income through the utilization of artificial intelligence and contemporary technology.

显示更多
1 634
订阅者
-124 小时
-107 天
-2530 天

数据加载中...

标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服。
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
10月 '26
十月 '260
在0个频道中
九月 '26
+97
在0个频道中
Get PRO
八月 '26
+83
在0个频道中
Get PRO
七月 '26
+94
在0个频道中
Get PRO
六月 '26
+33
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+39
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+31
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+17
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+21
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+29
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+44
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+36
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+41
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+55
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+60
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+42
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+26
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+39
在2个频道中
Get PRO
四月 '25
+32
在1个频道中
Get PRO
三月 '25
+58
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+76
在3个频道中
Get PRO
一月 '25
+192
在3个频道中
Get PRO
十二月 '24
+254
在4个频道中
Get PRO
十一月 '24
+180
在3个频道中
Get PRO
十月 '24
+239
在2个频道中
Get PRO
九月 '24
+704
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+144
在7个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
05 十月0
04 十月0
03 十月0
02 十月0
01 十月0
频道帖子
Repost from N/a
Fursad caalami ah Spain kadhici doonto. https://youtu.be/6nkyS6M4Os0?si=_0w5aNRZvqcmMrAo
Fursad caalami ah Spain kadhici doonto. https://youtu.be/6nkyS6M4Os0?si=_0w5aNRZvqcmMrAo

2
Hadii aad daneneso ka qeybgalka arimaha laxiriira hogaaminta iyo shirarka dhalinyarada looga hadlaayo kafa'ideso fursadan caa
Hadii aad daneneso ka qeybgalka arimaha laxiriira hogaaminta iyo shirarka dhalinyarada looga hadlaayo kafa'ideso fursadan caalamiga ah kadhici doonto Madrid- oo ah caasimada Spain👇👇 https://www.kulmishub.com/nexus-youth-exchange-2026
45
3
Hadii aad leedahay Twitter(X) account, fursadan kafaa'ideso. Mashruucan lagumagacabo Revenue family coin kooda aye suuqa keni
Hadii aad leedahay Twitter(X) account, fursadan kafaa'ideso. Mashruucan lagumagacabo Revenue family coin kooda aye suuqa keni doni donan 4-October-2026. $20—$600 ayena bixinayan hada lacagtana waxay kuxirantahay ciwankada, linkigan hoose raac ee isdiwangali kadibne 6da task kudirayo sida follow, like iyo repost samey. Link👇👇 https://revenue.family/?ref=VA9W4S
74
4
Shaqo leh waxkasto oo qarashaad ah sida ticket ka, visaha iyo wixi kale ubahan tahay. Waa Maxay Sponsorship Jobs ? Hoos ka aq
Shaqo leh waxkasto oo qarashaad ah sida ticket ka, visaha iyo wixi kale ubahan tahay. Waa Maxay Sponsorship Jobs ? Hoos ka aqriso👇👇 https://www.kulmishub.com/waa-maxay-sponsorship-jobs
63
5
Soo dhaweynta iyo shaacinta website-ka : Kulmishub.com Muqalka soodhaweynta👇👇 https://youtu.be/BWTdS19P5eI?si=6xt-0QhhNn1p8
Soo dhaweynta iyo shaacinta website-ka : Kulmishub.com Muqalka soodhaweynta👇👇 https://youtu.be/BWTdS19P5eI?si=6xt-0QhhNn1p8I0Y Like iyo subscribe kasodhisa😀😀
97
6
4 maalin kadib ayaa la soo launch garen rabaa coin kooda cusub, kahorne USDT aye bixiyan walow uu yahay $0.4 halkii mar kasii+1
4 maalin kadib ayaa la soo launch garen rabaa coin kooda cusub, kahorne USDT aye bixiyan walow uu yahay $0.4 halkii mar kasii faidesta 👇👇 https://t.me/UltrawalletTrade_Bot/app?startapp=646409405
176
7
https://t.me/pitbullcoinbot/app?startapp=646409405 Hadii adan hore ugubiirin, hada gacanta saar oo kafaaideso😀
163
8
Telegram Minining Bot Cusub kafaa'ideysta👇👇 Waa bixinaya lacagta per invite waa $0.12, Kuyaaca👇👇 https://t.me/mrgminerbot+1
Telegram Minining Bot Cusub kafaa'ideysta👇👇 Waa bixinaya lacagta per invite waa $0.12, Kuyaaca👇👇 https://t.me/mrgminerbot/app?startapp=ref_PZKEDG40
220
9
Beta Testing Waxaan bilaabaynaa tijaabada app-ka ka hor inta aan si rasmi ah loo Puplish garayn Play store. Haddii aad rabto inaad ka qaybqaadato, buuxi form-ka hoose: https://forms.gle/Zm43RSf7FBtCWaq1A Mahadsanidiin❤️
104
10
Saxibada halkaan jooga, waxan idinkaga baahanayay 15-20 qof oo application aan rabo in la ii tijabiyo qeyb ka noqoto. 1. App ka ayaad sodegsanesaa 2. Kadib signup / diiwangalin samenesa adigo emailkada isticnalayo 3. Mudo 14-15 maalin ah appkas waa inu telefankada kujiraa 4. Kadibne wixi feedback ah ama aragtidada kusabsan review ahaan ayaad playstore ka ugabixinesa qofki igalaqeyb qaadanayo soo dhowow saaxibayaal @Zakariyemohamed halkaan igalasoo xiriira Mahadsanidiin.
92
11
Telegram Minining Bot Cusub kafaa'ideysta👇👇 https://t.me/mrgminerbot/app?startapp=ref_PZKEDG40
Telegram Minining Bot Cusub kafaa'ideysta👇👇 https://t.me/mrgminerbot/app?startapp=ref_PZKEDG40
190
12
10sano kadib sii qiyaas xage tageesaa😀😀
10sano kadib sii qiyaas xage tageesaa😀😀
201
13
🇸🇦 DEEQ WAXBARASHO SACUUDI CARABIYA 🇸🇦 Berri oo ku beegan 16-ka Sept ilaa 6-da Oct waxaa furmi doona deeq waxbarasho oo a
🇸🇦 DEEQ WAXBARASHO SACUUDI CARABIYA 🇸🇦 Berri oo ku beegan 16-ka Sept ilaa 6-da Oct waxaa furmi doona deeq waxbarasho oo ay bixiso Dowladda Sacuudiga, taas oo sanad kasta la bixiyo. Deeqdan waxaa ka qayb qaadan kara ardayda caalamka, waxaana kamid ah ardayda Soomaaliyeed. 📌 Shuruudaha guud ee la iska rabo: 1️⃣ Passport Waa inuu yahay passport aan dhacsanayn. Ugu yaraan 1 sano Valid ah. 2️⃣ Shahaadada iyo natiijada waxbarashada Waa inaad keentaa certificate-ka/shahaadada iyo natiijada waxbarashadii aad hore u soo qaadatay. Tusaale: haddii aad Bachelor codsanayso → waxaad u baahan tahay shahaadada dugsiga sare iyo natiijadeeda. Degree-yada kale sidoo kale sidaas oo kale. ⚠️ Shuruudo dheeraad ah Qaar kamid ah program-yada waxay yeelan karaan shuruudo gaar ah, sida: 🗣️ Caddeyn luqadeed 🩺 Medical report Iyo shuruudo kale oo ku xiran program-ka aad doorato. Ha seegin fursadda! Si aad u hesho macluumaadka deeqdan iyo fursadaha kale ee dhawaan furmi doona, kusoo biir bahda KULMIS MEDIA. 🎓🌍 KULMIS MEDIA
190
14
🇸🇦 DEEQ WAXBARASHO SACUUDI CARABIYA 🇸🇦 Berri oo ku beegan 16-ka Sept ilaa 6-da Oct waxaa furmi doona deeq waxbarasho oo a
🇸🇦 DEEQ WAXBARASHO SACUUDI CARABIYA 🇸🇦 Berri oo ku beegan 16-ka Sept ilaa 6-da Oct waxaa furmi doona deeq waxbarasho oo ay bixiso Dowladda Sacuudiga, taas oo sanad kasta la bixiyo. Deeqdan waxaa ka qayb qaadan kara ardayda caalamka, waxaana kamid ah ardayda Soomaaliyeed. 📌 Shuruudaha guud ee la iska rabo: 1️⃣ Passport Waa inuu yahay passport aan dhacsanayn. Ugu yaraan 1 sano Valid ah. 2️⃣ Shahaadada iyo natiijada waxbarashada Waa inaad keentaa certificate-ka/shahaadada iyo natiijada waxbarashadii aad hore u soo qaadatay. Tusaale: haddii aad Bachelor codsanayso → waxaad u baahan tahay shahaadada dugsiga sare iyo natiijadeeda. Degree-yada kale sidoo kale sidaas oo kale. ⚠️ Shuruudo dheeraad ah Qaar kamid ah program-yada waxay yeelan karaan shuruudo gaar ah, sida: 🗣️ Caddeyn luqadeed 🩺 Medical report Iyo shuruudo kale oo ku xiran program-ka aad doorato. 🌍 Ha seegin fursadda! Si aad u hesho macluumaadka deeqdan iyo fursadaha kale ee dhawaan furmi doona, kusoo biir bahda KULMIS MEDIA. 🎓🌍 KULMIS MEDIA
1
15
FG Admin haday rabaan iyaga si Bilaash ah way u tijaabin karaan Appka . Lakin abaal marin kuma tartami karaan
78
16
🚨 BETA TESTING – 20 QOF Waxaan diyaarinaynaa app cusub, waxaana hadda u baahanahay dad yar oo si dhab ah u tijaabiya ka hor inta aan si rasmi ah loo bilaabin. 🧪 Maxaa loo samaynayaa testing-ka? Si loo ogaado bugs, qaladaad iyo waxyaabaha u baahan hagaajin, loona hubiyo in app-ku si fiican ugu shaqeeyo Android. 🗓️ Testing-ku wuxuu bilaabanayaa 19 September ⏳ Muddada: 14 maalmood 🏆 Abaalmarin: 20 qof ayaa la dooranayaa. 12-ka qof ee si sax ah u dhammeeya shuruudaha testing-ka waxay heli doonaan $1. Waxa lagaa rabo: • App-ka Install • Features-ka tijaabi • Hawlaha testing-ka laguu diro qabo • Haddii aad bug ama qalad aragto, soo sheeg • Testing-ka sii wad 14-ka maalmood ❌ Download kaliya laguma tirinayo testing. ❌ Haddii aad joojiso testing-ka, abaalmarinta ma heli doontid. 👉 Haddii aad diyaar tahay, buuxi form-ka: https://forms.gle/wpuV8C4vGTFmFDUq6 Kaliya 20 qof ayaa la dooranayaa.
117
17
Si aad markasto update u ahaato kusoo biir baraheena kale ee bulshada sida Tiktok iyo Whatsapp Community https://www.tiktok.c
Si aad markasto update u ahaato kusoo biir baraheena kale ee bulshada sida Tiktok iyo Whatsapp Community https://www.tiktok.com/@kulmismedia1?_r=1&_t=ZS-99gpuZordvJ https://chat.whatsapp.com/ENOp6oKksKmIyfj5KvMY56 Mahadsanidiin
151
18
​👋 Kusoo dhowow Kulmis Media! Waan ku faraxsanahay in aad nala joogto. ​Halkan waa gurigii aad ka heli lahayd fursadaha waxbarasho, seminar-rada, iyo fursadaha shaqo ee caalamiga ah—laga soo bilaabo Asia, Europe, ilaa qaybo ka mid ah Africa—iyadoo lagu siinayo hagidda iyo taageerada aad ugu baahan tahay safarkaaga aqooneed iyo xirfadeed. ​📌 Maxaad Halkan Ka Helaysaa? ​ Deeqaha Waxbarasho & Shaqo: Ogaysiisyada ku saabsan fursadaha caalamiga ah ee ka jira Asia, Europe, iyo Africa. ​ Seminarro & Talobixin: Kulamada iyo tababarrada lagu xoojinayo xirfadahaaga iyo aqoontaada suuqa shaqada. ​ Adeegyada Xirfadeed (Optional): Hadii aad u baahan tahay hagid gaar ah iyo inaan kaa caawino diyaarinta CV-gaaga, Motivation Letter-ka, iyo buuxinta foomamka codsiga, waa qidmad. ​💡 Talo Yar: Fadlan hubi in aad lasocoto ogeysiisyada Channel-ka si aadan u seegin fursadaha xilliga kooban leh. Fiiro gaar ah: ​Haddii aad qabto wax su'aal ah ama aad u baahan tahay hagidda gaar ah, si toos ah noogu soo qor (Admin) ama lambarrada hoose: ​📞 Kenya: +254794443912 ​📞 Somalia: +252618434251 ​ Halkaan ayuu ku bilaabmayaa safarkaaga! 🚀
129
19
​👋 Kusoo dhowow Kulmis Media! Waan ku faraxsanahay in aad nala joogto. ​Halkan waa gurigii aad ka heli lahayd fursadaha waxbarasho, seminar-rada, iyo fursadaha shaqo ee caalamiga ah—laga soo bilaabo Asia, Europe, ilaa qaybo ka mid ah Africa—iyadoo lagu siinayo hagidda iyo taageerada aad ugu baahan tahay safarkaaga aqooneed iyo xirfadeed. ​📌 Maxaad Halkan Ka Helaysaa? ​ Deeqaha Waxbarasho & Shaqo: Ogaysiisyada ku saabsan fursadaha caalamiga ah ee ka jira Asia, Europe, iyo Africa. ​ Seminarro & Talobixin: Kulamada iyo tababarrada lagu xoojinayo xirfadahaaga iyo aqoontaada suuqa shaqada. ​ Adeegyada Xirfadeed (Optional): Hadii aad u baahan tahay hagid gaar ah iyo inaan kaa caawino diyaarinta CV-gaaga, Motivation Letter-ka, iyo buuxinta foomamka codsiga, waa qidmad $50 ah. ​💡 Talo Yar: Fadlan hubi in aad lasocoto ogeysiisyada Channel-ka si aadan u seegin fursadaha xilliga kooban leh. Fiiro gaar ah: ​Haddii aad qabto wax su'aal ah ama aad u baahan tahay hagidda gaar ah ($50), si toos ah noogu soo qor (Admin) ama lambarrada hoose: ​📞 Kenya: +254794443912 ​📞 Somalia: +252618434251 ​ Halkaan ayuu ku bilaabmayaa safarkaaga! 🚀
4
20
Soo dhacyeey😀😀 https://t.me/Epsiloncrypto_bot/Epsilon?startapp=EPS-DC0931EC+1
Soo dhacyeey😀😀 https://t.me/Epsiloncrypto_bot/Epsilon?startapp=EPS-DC0931EC
171