ch
Feedback
QORAAL SIDE

QORAAL SIDE

前往频道在 Telegram

Marwalba iga filo wax cusub Sheekooyin, xigmado, oraahyo, Waan soo gudbin doonaa kaliya adiga un ayaa iga dhiman kusoo biir channelka oo pin saaro @ZaxiibkaWanaagsan

显示更多
7 462
订阅者
-324 小时
-347
-16030
帖子存档
"Wax barashada iyo Garaadku waa laba kala baab ah Adiga Oo PhD ah yaad Doqon noqon kartaa."

👆👆 Wali Lama Qaadan Jaanis Ayaad Haysataa Ka Faa,ideyso Channellkaan

Waxaa Iib Ah Account kaan Weyn Kaasoo Waliba Shuruudaha Aad Lacagta Uga Sameyn Lahayd Wada Buuxaan Waxaad Arki Kartaa Lacagta
+1
Waxaa Iib Ah Account kaan Weyn Kaasoo Waliba Shuruudaha Aad Lacagta Uga Sameyn Lahayd Wada Buuxaan Waxaad Arki Kartaa Lacagta Hada Kujirto Sida Idiin Muuqada Hada Diyaar Tahay luuqa Fariin Iigu Soo Dir @Mohamedibnubashir Mahadsanidiin

للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha I
للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha Inaga Xijaabo ,Muraad Walbo Oo Aad Leedahay Alle swt Haku Siiyo . Sida Joogtada Inoo Ahayd Hana Ilaawin Akhrinta Suratul kahfi, Xiririnta Qarabada ,Baxsashada  Sadaqada ,Badinta Saliga Nabiga Salalahu caleyhi wasalam . Alle SWT Xajaatkagah U Bandhigo Saacad Ayaa Ku Jirtaa Ducada La Aqbalo Oo Gelinka Danbe Gaar ahaan 5:00 Ilaa 6:20Inta U dhaxeyso Ka Faaideyso Xiligaas Qaaliga Ahi Aan Lasoo Celin . Gaadhsii Walalkagah Kale Mahadsanid Salamu caleykum. 🥰❤️‍🩹 @FikradahaXorta

"Jaceylku maaha uun erayo qurxoon oo la isku yidhaahdo, ee waa ficil, samir, iyo in qofka aad jeceshahay aad garab istaagto xilliga uu tabarta yar yahay. Qofka dhabta ah ee ku jecel waa kan arka khaladaadkaaga haddana doorta inaad wadajir u saxdaan, halkii uu kugu tuuri lahaa qalbi jab." 🤝✨

Malin wangsan❤️ Qur’aanku waa saaxiibka ugu wanaagsan mana khasaro qofki ka ag dhawada Qur'anka marwalba wa naxariis rajo Waa
Malin wangsan❤️ Qur’aanku waa saaxiibka ugu wanaagsan mana khasaro qofki ka ag dhawada Qur'anka marwalba wa naxariis rajo Waa nuurka qalbiga, dejinta nafta, iyo hanuunka nolosha. Qofkii Qur’aanka wehel ka dhigta, akhriskiisana joogteeya, qalbigiisu ma madoobaado, noloshiisuna khasaaro ma noqoto Qur’aanku wuxuu qofka baraa samir, tawakal, iyo in uu Alle سبحانه وتعالى ku xirnaado mar kasta. Marka murugo timaaddo waa dejin, marka dhib yimaaddana waa rajo iyo iftiin Qofka la saaxiiba Qur’aanka farxad dhab ah ayuu helaa, daganaan qalbi ayuu ku noolaadaa, noloshiisuna waxay yeelataa barako iyo kheyr aan dhammaan Alle ha naga dhigo kuwa Qur’aanka akhriya, fahma, kuna camal fala, kana hella shafeeco maalinta qiyaamaha. Aamiin

Subax Wanaagsan Waxaan Idiin Rajeynaa Maalin Kheeyr Leh ❤️ insha allah

Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine

Repost from QORAAL SIDE
Post_yada aan Soo Dhigo Codsi Waaye Love ❤️ ama like 👍 Wax Un Ii Saar Waa Ii Dhiiri Galine

Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya: dhimashada, dhalashada & jacaylka. Waxba l
Dhammaan waxyaabaha dhabta ah ee noloshan ka jira waxay dhacaan hal mar oo keliya: dhimashada, dhalashada & jacaylka. Waxba laba jeer ma dhacaan—marka laga reebo mala-awaalka. — Carlos Ruiz Zafón

Qofka ducada lawaafajiyo oo marwalba uu duceysanayo lagama xarimaayo ajiibideeda maalin un waa loo ajiibayaa.
Qofka ducada lawaafajiyo oo marwalba uu duceysanayo lagama xarimaayo ajiibideeda maalin un waa loo ajiibayaa.

التســبّـيـح والاستــغـفــآر 📿 Qalbi kasta oo Allah xusaya wuu iftiimaa, qof kasta oo istighfaarta badiyana Allah wuxu u fur
+1
التســبّـيـح والاستــغـفــآر 📿 Qalbi kasta oo Allah xusaya wuu iftiimaa, qof kasta oo istighfaarta badiyana Allah wuxu u furayaa albaabada kheyrka. Tasbiixdu waa mid lagu weyneeyo Allah (SWT), halka istighfaartuna ay tahay mid lagu nadiifiyo qalbiga laguna weydiisto dambidhaaf. Labaduba waxay xoojiyaan xiriirka adoonka iyo Rabbigiis, waxayna keeni doonaan barako, xasillooni, iyo guul adduun iyo aakhiroba.🫀

قل لن يصيبنا إلا ما كتب الله لنا هو مولانا وعلى الله فليتوكل المؤمنون 🥺😔❤️

Salaam Tourism Hoyga Dalxiiska
Nagala Soo Xiriir Whatsapkeena https://wa.me/+252614060372

﴿ فَإِذَا فَرَغْتَ فَانْصَبْ ﴾ "Markaad hawl aad haysay kasoo gacan bannaanaato hawl kale qabo (ismashquuuli illaa aad hadafk
﴿ فَإِذَا فَرَغْتَ فَانْصَبْ ﴾ "Markaad hawl aad haysay kasoo gacan bannaanaato hawl kale qabo (ismashquuuli illaa aad hadafkaaga gaadhayso):" Ha u oggolaan firaaqadu inay ku hoggaamiso, ku buuxi addeecid rabbi(cibaado), shaqo, ama hadaf kuu dhoweynaya wixii laguu abuuray.

Asc Asxaabteydii

يارب امين🩵
يارب امين🩵

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

Bartaan ha la iga so qabto