Ascar Online
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 Ascar Online 的分析概览
频道 Ascar Online (@ceynteweb) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 10 799 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 17 831,并在 索马里 地区排名第 704 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 10 799 名订阅者。
根据 06 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -348,过去 24 小时变化为 -15,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 1.97%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
尚未提供频道描述。
凭借高频更新(最新数据采集于 08 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
10 799
订阅者
-1524 小时
-817 天
-34830 天
帖子存档
10 802
Asxbee 100 link raacdo xayeysiinta igu dhufto rabaa
https://www.google.com/url?q=https://ascar.online/&sa=U&sqi=2&ved=2ahUKEwip79S1__uOAxUh8LsIHYaxMd0QFnoECCIQAQ&usg=AOvVaw1oh3K-zjzVGrd-radHGK0G
10 802
Akhri wixii dhacay July 2025 markii CEO Andy Byron lagu arkay kiss cam Coldplay, iyo sida ay saameysay sumcaddiisa iyo shirkaddiisa Astronomer
Link copy dhaho google past ku dheh ka dhib Waad heleysaa xogta full ah
https://ascar.online/2025/07/18/fadeexadda-andy-byron/
#ascaronline #jummamubarak

+3
Dhamaan baraheena bulsho waad ka heleysaa mid mid follow u dheh.
Link
https://linktr.ee/AscarOnline
#ascaronline #jummamubarak
10 802
Halkan waxaa kuugu soo bandhigayaa qormo kooban oo maanta ah – Jumco, July 18, 2025 ee wararkii ugu muhiimsanaa:
🇸🇴 Soomaaliya – Amniga iyo Siyaasadda
•Ciidamada Asluubta oo digniin ka soo saaray weerar laga wado Xabsiga Dhexe�Taliyaha Ciidanka Asluubta, Gen. Mahad Abdirahman Adan, ayaa sheegay in ay jiraan sirdoon muujinaya in Al-Shabaab damacsan yihiin in ay weerar ku soo qaadaan xabsiga Mogadishu si ay uga sii daayaan maxaabiis; ciidamada ammaankuna waa kuwa “diyaar garoobay”.
•Taliyaha SNA oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga�Jeneraal Odawaa Yusuf Raage ayaa booqasho shaqo ku jooga Rome si kor loogu qaado iskaashiga difaaca labada dal—hobolada waxay diiradda saarayaan tababaro, qalab, iyo istaraatijiyad wadajir ah.
•Maamulka Mogadishu oo ka wada xaajoodyo diiwaangelinta codbixiyeyaal�Duqa Muqdisho, Muungaab, iyo guddiga doorashooyinka ayaa kulmay iyaga oo ka wada hadlay sidii loo dedejin lahaa habka diiwaangelinta codbixiye-yaasha gobolka Banadir.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 