Ministry of Education - Puntland
前往频道在 Telegram
Official Telegram account Ministry of Education and Higher Education of Puntland E-mail: info@moeplstate.com
显示更多4 113
订阅者
+524 小时
+637 天
+42830 天
帖子存档
Natiijadda 10ka kaalmood ee igu sareeya Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiyada dhexe ee Puntland 2024.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Hon. Fu'aad Adeer waxa uu ugu hambalyeeynayaa Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda Wabarashada Puntland, munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo.
Si gaar ah, Wasiir Fu'aad waxa uu munaasabadda Ciidda ugu hambalyeynayaa macallimiinteenna waalidiinta iyo ardaydeenna dhexda u xirtay in ay wax u bartaan naftooda, dadkooda iyo dalkooda.
Alle waxaan ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Ciid Mubaarak
Xog ururin ku saabsan imtixaanka shahaadiga.
Maadadee kuugu fududeyd Imtixaanka Shahaadiga ee sannad dugsiyeedka 2023-2024?
HAMBALYO ARDAY FASALKA 12-AAD.
Maanta waxaa idiin soo gaba-gaboobay Dugsi Sare, waxaase idiin bilaabatay marxalad kale oo aqooneed.
Mustaqbal wanaagsan ayaan idiin rajaynaynaa iyo in aad ka miro-dhalisaan hankiinna iyo dadaalka la idin ku bixiyey.
