ch
Feedback
Xirfad Maal Academy

Xirfad Maal Academy

前往频道在 Telegram
1 113
订阅者
+224 小时
+17 天
-230 天
帖子存档
Shuruudaha laga rabo waa In aad Mobile iyo Internet haysato koorsadane iska Diiwaan galiso

Jaaniskii ugu Dambeyey oo aad xirfad Ku baran leheed waakan ee is Diiwaan Gali maanta. Koorsooyinka kala ah: ● Graphic Design ● Video Editing ● AI Content Creation 3 Koorso oo wada socda ku hel hal Qiimo ookaliya Hadaba Waxan idin kugu sameynay Qiimo Dhimis aad u balaaran oo waqti kooban ah ee Diyaar ma tahay in aad hada iska Diiwaan galiso ustad?

语音消息00:55

SPECIAL OFFER – Xirfad Maal Academy Ma rabtaa inaad barato Graphic Design, Video Editing, ama Artificial Intelligence (AI) oo
SPECIAL OFFER – Xirfad Maal Academy Ma rabtaa inaad barato Graphic Design, Video Editing, ama Artificial Intelligence (AI) oo aad ku hesho xirfad kuu horseedi karta shaqo ama freelance? Hadda waa fursaddaada! Qiimihii koorsada wuxuu ahaa $9, laakiin maanta waxaad ku heli kartaa $1 kaliya. 😯 ✅ Casharro fudud oo la fahmi karo ✅ Tababar online ah (Telegram) ✅ Certificate FREE ah ✅ Duration: 1 Month ✅ Beginner ilaa Advanced Ha lumin fursaddan kooban! 📞 Isdiiwaangeli hadda: +252616562333 Xirfad Maal Academy Your Future, Our Mission

语音消息00:57

Waxaan si sharaf leh u hambalyeyneynaa ardayda ka qalin jebisay Xirfad Maal Academy Waxay dhameeyeen koorsooyinka: ✅ Graphic
+1
Waxaan si sharaf leh u hambalyeyneynaa ardayda ka qalin jebisay Xirfad Maal Academy Waxay dhameeyeen koorsooyinka: ✅ Graphic Design ✅ Artificial Intelligence Waxaan sii wadeynaa inaan dhalinyarada u furno albaabyo cusub oo xirfadeed 🚀. 👉 Adiguna ka mid noqo ardayda guuleystay ✅Facebook Page👇 https://www.facebook.com/share/1DoPPrqJmm/ ✅YouTube Channel👇 https://www.youtube.com/@Xirfad-Maal

Icons aan u isticmaalay waa idin soo dhigay ee hada la Deg soona samey👍
Icons aan u isticmaalay waa idin soo dhigay ee hada la Deg soona samey👍

+9
FB_IMG_1774804401959.jpg0.53 KB

Ma rabtaa inaad barato Graphic Design? Video-gan wuxuu ku barayaa sida loo sameeyo poster casri ah!

Alxamdulillaah! Waxaan idiin soo bandhigayaa buuggeyga cusub ee (NOQO Macallin Online) Buuggaan waa miro ka dhashay dadaal, sabir, iyo waqti dheer oo aan geliyey. Waxaan bilaabay qoristiisa 2/6/2025, waxaana ku soo gabagabeeyey 31/3/2026. Mudadaas dheer waxaan ku ururiyey waayo-aragnimo, hagid buuxda, iyo aqoon faa’iido leh oo qof kasta ka caawin karta inuu wax barto, wax baro, ama ka faa’iidaysto fursadaha online-ka ee maanta jira. Waa buug aan Dadaal iyo maskaxba geliyey, anigoo rajaynaya inuu noqdo mid anfaca dadka doonaya horumar iyo iftiin cusub. Taageeradiinnu qiimo weyn ayay ii leedahay Saaxiibayaal

Hadii aad fiidiyow gaan Daawan oo aad Online lacag wali kaga Qadeyn wali ma aadan fahmin Faa’iidada Online iyo lacagta aad kasoo Xareysan karto ee kaalay Hal-mar daawo ka dibna Qeybta comments ga nagula wadaag fikir kaga

148 Fonts ayaan idin soo dhigay ee ka faa'iideysi wacan Dhalinyaro 👆

Xanmono-Regular.ttf1.45 KB

Xanmono-Regular (1).ttf1.45 KB

Xanmono-Italic.ttf1.61 KB

Xanmono-Italic (1).ttf1.61 KB