626
订阅者
无数据24 小时
无数据7 天
+11430 天
帖子存档
626
Saara ayadoo waayeel ah buu Alle inooga Qisooday inaysan dhex fadhiisanin Ragg uu ku jiro odaygeedii oo nabi ah oo meel halkaa bay iska istaagsanayd,
وَامْرَأَتُهُ قَائِمَةٌ فَضَحِكَتْ فَبَشَّرْنَاهَا بِإِسْحَاقَ وَمِن وَرَاءِ إِسْحَاقَ يَعْقُوبَ
Bal ka waran dumarka iska dhex fadhiisanaya Ragg uusan ku jirin Qof muxram u ah!!!
https://t.me/abuukhaalid1
626
شيخنا عبدالرحمن جراد؛والله متواضعٌ وخاضعٌ، طَيِّب المذاق، دَمِث الأَخلاق، ليِّن العريكة، هادئ الوشيكة، ذو الدَّعة الساكن، وذو اللّون الداكن، وهو من أهل العلم نتوسم فيه الخير والصلاح - نحسبه كذلك ولانزكي على الله أحداً - ونفتخر بعطاءاته الدؤوبة ، وجهوده المضنية المخلصة ؛
شاركتُ دورات علمية في مركزه الإرشاد ولاحظت منه أشياء عديدة مباركة منها :
- همومه في الدعوة والبذل فيها النفس والنفيس
- مكافحته للانحلال العقدي والأخلاقي
- حبّه لأهل العلم والدعاة
- حزنه وبكاؤه مايجري في المسلمين من نكبات وويلات
- شعوره بالمسؤولية تجاه الآخرين
- انضباطه في المواعيد
فإني أشكر لهذا الضرغام الهصور والشاب الوقور على جهوده المباركة وجزاه الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء والله ولي التوفيق والسداد.
أخوكم :أبو خالد اسماعيل
https://t.me/abuukhaalid1
626
Nabiga ﷺ waxuu inoo jeexay wado Toosan asagoo hormuud inoo ah buu wadadaasi dhex socday nolashiisii oo dhan kadibna isagoon dhan kale u milacsan buu ina yiri wadadaan Toosan dhabaheeda Qaada oo dhex socda,
وَأَنَّ هَٰذَا صِرَٰطِى مُسْتَقِيمًا فَٱتَّبِعُوهُ ۖ
Rasuulka ﷺ waxuu inaga reebay inaan wadada toosan hareeraheeda bar bar socono si ay wadooyin badan inagu furmin kadibna aan noqono kuwo lumay
وَلَا تَتَّبِعُواْ ٱلسُّبُلَ فَتَفَرَّقَ بِكُمْ عَن سَبِيلِهِۦ ۚ
Waana dar daaran uusan hadal kale ka dambeynin waxynu mudan nahay inaan dhowrsano
ذَٰلِكُمْ وَصَّىٰكُم بِهِۦ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ،
https://t.me/abuukhaalid1
626
إبن القيم الجوزي
Waxuu yiri in Muddo ah ayaan ku sugnaa makkah waxaa ila soo darsay xanuun mana aanan helin dhakhtar iyo daawo Toona,
Kadibna waxaan go'aansaday inaan isku daaweeyo suuratu faatixah si deg deg ahna baana uga bogsaday xanuunkii,
Qof kasta aan arko oo xanuun ka sheeganayana waxaan ku iraahdaa isku daaweeya suuratu faatixah mid walibana wuu bogsadaa,
Nasiib daro inaga aamin is kuma Qabnin oo tufta ayaanba tuugsanaa inagoo Quraanka naqaano faataxo warkeedaba iska daa Qof kastaa taqaanee.
Ibnu Qayim waxuu raacinayaa sababaha dadka qaarkii aysan ugu bogsanayn haday quraanka isku tufaan
يقول ابن القيم: فمتى تخلف الشفاء كان لضعف تأثير الفاعل، او لعدم قبول المنفعل، او لمانع قوي فيه يمنع ان ينجع فيه الدواء كما يكون ذلك في الادوية والادواء الحسية..
كتاب الداء والدواء
https://t.me/abuukhaalid1
626
"Dooda qolyaha salafiyada sheegta iyo ashaaciro qeyb kama ahi markey soo kala dhamaadan baan ashaciro u dhiil qadi doona"
Sh Hassaan Huseen
https://t.me/abuukhaalid1
626
Intay dunida joogeen waxaa la siiyay xorriyad iyo kala doorasho waxaana lagu yiri inagama Qarsoonidiin waxaad doontaan sameeya waan aragnaa waxaad falaysaan,
إِنَّ الَّذِينَ يُلْحِدُونَ فِي آيَاتِنَا لَا يَخْفَوْنَ عَلَيْنَا ۗ أَفَمَن يُلْقَىٰ فِي النَّارِ خَيْرٌ أَم مَّن يَأْتِي آمِنًا يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۚ اعْمَلُوا مَا شِئْتُمْ ۖ إِنَّهُ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ،
Si uu Alle uga dhabeeyo inuu arkaayay waxay sameynayeen ayaa maalinta Qiyaamo ayagana la tusi doonaa waxay shaqaysteen si Cadaalad ah baana looga abaal marinayaa waxay mutaysteen,
كَذَٰلِكَ يُرِيهِمُ ٱللَّهُ أَعْمَٰلَهُمْ حَسَرَٰتٍ عَلَيْهِمْ،
https://t.me/abuukhaalid1
626
Sheekh Cabdil Caziiz Al-dhariifi waxuu leeyahay
Ilaahay waxuu Ciqaab uga dhigay Aadam iyo Xaawo inay waayaan waxii jirkooda asturaayay.
Qaawanaanta ilaahay waxuu ku ciqaabay Nabbi, Zamankaan dadka joogana waxay qaawanaanta ka dhiganayaan horumar iyo ilbaxnimo.
Tallaahi inaan qaawanaan lagu horumaraynin!
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال الوال الأسير الشيخ احمد بن عمر الحازمي فرج الله عنه : الجهل لا يدخل أصل الدين.
وقَالَ الإمام أَحْمَدُ بْنُ حَنْبَل - رَحِمَهُ اللهُ تَعَالَى - :
"فَلِيَحْذَرَ جَاهِلٌ أَنْ يَعْذِرَ نَفْسَهُ فِيْمَا لَا عُذْرَ لَهُ فِيْهِ ، فَيَحْمِلُ وِزْرَ نَفْسِهِ وَوِزْرَ مَنْ يَفْتُنُهُ بِحُجَّةٍ مَدْحُوْضَةٍ لَمْ يَحْتَجّْ بِهَا أَحَدٌ مِنَ الْأَبْرَارِ."[ طبقات الحنابلة (٣٧٩/١) ]
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال شيخ إبن عثيمين رحمه الله
على هذا نقول: إن الذين يحكمون القوانين الآن، ويتركون وراءهم كتاب الله وسنة رسوله ﷺ ما هم بمؤمنين؛ ليسوا بمؤمنين، لقول الله تعالى: (فَلا وَرَبِّكَ لا يُؤْمِنُونَ حَتَّى يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ) ولقوله: (وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأُولَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ) (المائدة: ٤٤)، وهؤلاء المحكمون للقوانين لا يحكمونها في قضية معينة خالفوا فيها الكتاب والسنة، لهوى أو لظلم، ولكنهم استبدلوا الدين بهذا القانون، وجعلوا هذا القانون يحل محل شريعة الله، وهذا كفر؛ حتى لو صلوا وصاموا وتصدقوا وحجوا، فهم كفار ما داموا عدلوا عن حكم الله - وهم يعلمون بحكم الله - وإلى هذه القوانين المخالفة لحكم الله.
(فَلا وَرَبِّكَ لا يُؤْمِنُونَ حَتَّى يُحَكِّمُوكَ فِيمَا شَجَرَ بَيْنَهُمْ ثُمَّ لا يَجِدُوا فِي أَنْفُسِهِمْ حَرَجًا مِمَّا قَضَيْتَ وَيُسَلِّمُوا تَسْلِيمًا) (النساء: ٦٥)، فلا تستغرب إذا قلنا: إن من استبدل شريعة الله بغيرها من القوانين فإنه يكفر ولو صام وصلى؛ لأن الكفر ببعض الكتاب كفر بالكتاب كله، فالشرع لا يتبعض، إما تؤمن به جميعًا، وإما أن تكفر به جميعًا، وإذا آمنت ببعض
وكفرت ببعض، فأنت كافر بالجميع، لأن حالك تقول: إنك لا تؤمن إلا بما لا يخالف هواك. وأما ما خالف هواك فلا تؤمن به. هذا هو الكفر. فأنت بذلك اتبعت الهوى، واتخذت هواك إلهًا من دون الله
شرح رياض الصالحين. ج /٢. ص ٢٦١.
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال سفيان الثوري رحمه الله تعالى إِحْذَر ْسَخطَ الله في ثلاث
Sufyaanu Thowri Allaha sareeyay ha u Raxmadee wuxuu yiri: kaaga digtoonoow Carada Allaah Saddex wax yaabood
ﺍﺣﺬﺭ ﺃﻥ ﺗﻘﺼﺮ ﻓﻴﻤﺎ ﺃﻣﺮﻙ ،
Ka digtoonoow inaad ka gaabisid wuxuu ku faray
ﻭﺍﺣﺬﺭ ﺃﻥ ﻳﺮﺍﻙ ﻭﺃﻧﺖ ﻻ ﺗﺮﺿﻰ ﺑﻤﺎ ﻗﺴﻢ ﻟﻚ ،
Ka digtoonoow inuu Alle ku Arko adiga oo Aan ku Raali ahayn wuxuu Qayb ahaan kuu siiyay Adiga,
ﻭﺃﻥ ﺗﻄﻠﺐ ﺷﻴﺌﺎ ﻣﻦ ﺍﻟﺪﻧﻴﺎ ﻓﻼ ﺗﺠﺪﻩ ، ﺃﻥ ﺗﺴﺨﻂ ﻋﻠﻰ ﺭﺑﻚ
Waxaad kaloo digtoonaataa inaad wax ka Raadisid dunida misana Aadan helin kadib aad u carootid Rabigaaga,
سِيرُ أعلام النُبَلاءِ،
https://t.me/abuukhaalid1
626
Nolosha Sideedaba Waa Iska Safar Aadan Ogayn Saacadda Uusoo Bilawday Iyo
Saacadda Uu Dhamaanayo, Waa Safar U
Baahan Sahay Taxadar Leh, Maadaama
Aadan Ogayn Halka Uu Ku Jaan Go’naan
Doono, Waa Safar La Doonayo In Aad U
Qaadato Sahay Isku Dheeli Tiran,Oo Kaa Fogayso In Aad Meel Cidla Ah Safarkaagi
Uga Harto Sidaana Ku Guul Dareysato....
→☆ Sahayda Safarkaas Waa Raali Galinta Rabbigi Noole Iyo Ma Nooleba Abuuray...
https://t.me/abuukhaalid1
626
"islaamku wa nidaamka noloshan, calmaaniyadana waxey dooneysa islaam bilaa nidaam ah , qofka doonaya inuu kulmiyo islaam iyo calmaaniyo waa qof doonaya inu kulmiyo nolol iyo geeri"
الشيخ عبد العزيز الظريفي فك الله أسره
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال الحافظ ابن رجب - رحمه الله :
الاستقامة والثبات لا قدرة للعبد عليه بنفسه، ولذلك يحتاج
أن يسأل ربه الثبات.
كم من عامل يعمل الخير، إذا بقي بينه وبين الجنة ذراع
وشارف مركبه ساحل النجاة، ضربه موج الهوى فغرق..
https://t.me/abuukhaalid1
626
قال ابن مسعود -رضي الله عنه- :
يأتي على الناس زمانٌ يكونُ المؤمنُ فيه أذلُّ من الأمَة،
وإنما ذُلّ المؤمن آخر الزمان لغُربتِه بين أهل الفساد من أهل الشهوات وأهل الشبهات،
فكلهم يكرهه ويؤذيه لمخالفة طريقته لطريقتهم، ومقصوده لمقصودهم، ومباينته لِما هم عليه.
📖 مجموع رسائل ابن رجب (٣٢٩/٢)
https://t.me/abuukhaalid1
626
عِمْران بن حِطَّان
Wuxuu ahaa gabyaa reer Ciraaq ah, nin sunni ah weliba raggii ahlul-xadiithka ahaa ayuu ku jiray, goor dambe ayuu qolada khawaarijta ku biiray, caqiidadaas ayuuna ku dhintay, waxaa la yiri in uu khaariji noqdo waxaa u sabab aheyd naag qurux badneed uu jeclaaday, guursadayna, islaantu caqiidada waa ka halleysneed oo qoladaas khawaarijta ah ayey ka tirsaneed.
Cimraan waa lagu baraarujiyey in islaantu caqiidu xun tahay, wuxuuna yiri iska daaya anaa ahlu-sunnaha ku soo celinayee, ayada in aw soo celiyo iska dhaafe asagii ayey ku qancisay caqiidadaas ilaa uu noqday madaxdii khawaarijta u fatwoo jirtay dilka ahlu-sunnaha.
Xijaaj ayaa amray in madax laga gooyo, sidas ayuuna Ciraaq uga cararay, waa kii tiriyey gabaygii meeriskaan caanka noqday uu ka mid ahaa.
أسد علَّي وفي الحُرُوْب نعامةُ
فتْخَاءُ تفْرقُ من صفير الصافرِ.
Ugu dambeyn asoo Xijaaj iyo Cabdimalik ka dhuumaalaysanaya ayuu dhintay.
Raggu yeysan sahlan gabdhaha, oo caqiidadooda ha iska hubiyaano, in ay kaa adkaan doonto iyo in kale allaa oge, marka horeba mid fasahaadsan ha dooran, anaa xijaabka u gelinaa intaad leedahay yeysan cimaamadda iyo koofida kaa dhigin.
Khadar amiin xalane
https://t.me/abuukhaalid1
626
سَأَلَ رَجُلٌ الْحَسَنَ الْبَصْرِي فَقَالَ :
يَا أَبَا سَعِيدٍ : أَمْؤُمُنْ أَنْتَ ؟ فَقَالَ لَهُ : الْإِيمَانُ إِيمَانَانِ
فَإِن كُنتَ تَسْأَلُنِي عَنْ الْإِيمَانِ بِاللَّهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ وَالْجَنَّةِ وَالنَّارِ وَالْبَعْثِ وَالْحِسَابِ ، فَأَنَا بِهِ مُؤْمِنٌ.
وَإِن كُنتُ تَسْأَلُنِي عَنْ قَوْلِ اللَّهِ تَعَالَى : { إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ الَّذِينَ إِذَا ذُكِرَ اللَّهُ وَجِلَتْ قُلُوبُهُمْ وَإِذَا تُلِيَتْ عَلَيْهِمْ آيَاتُهُ زَادَتْهُمْ إِيمَانًا وَعَلَى رَبِّهِمْ يَتَوَكَّلُونَ الَّذِينَ يُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَمِمَّا رَزَقْنَاهُمْ يُنفِقُونَ أُولَئِكَ هُمْ الْمُؤْمِنُونَ حَقًّا فوَاللَّهِ مَا أَدْرِي أَنَا مِنْهُمْ أَمْ لَا؟!
ابْنُ القَيْمِ رَحِمَهُ اللَّهُ - رَوْضَةُ المُحِبَينَ
https://t.me/abuukhaalid1
626
👉Dhalinta Maanta Joogta Badankood ee Kashaqeeya Amaba Garabtaagan Tayaarka Salafiga ahi Ma-awoodaan Si-degen, Akhlaaq leh Dabacsan Soo-jiidasho iyo Kasbasho Kudheehantahay ineey Uhadlaan markeey Ruux Muslim ahi Kalahadlayaan Mas'alo Sharci ah Xitaa Hadeey Kaga-garleeyihiin iskaba-daa Marka Laga Garleeyahay oo aflagaadaduba Waa Daliilkooda Uhorreeya ay Cuskanayaan!
-Waana Nooc Nacsiin iyo Fiijin Kudhisan oo aanan Waxbana islaamka Utareynin haba-yaraatee Muujineysana Tabar-darri Aqooneed iyo Karti-Xumo Baahday!
||Sh Cabdiraxman Garaad
https://t.me/abuukhaalid1
626
#قال_أبو_داود_رحمه_الله :
دخلت على كرز الحارثي فوجدته يبكي فقلت ما يبكيك ؟
قال: لم أقرأ البارحة حزبي من القرآن، وما أظنه إلا بذنب فعلته.
( الحلية ٧٩/٥) .
و منا من لا يفتح المصحف إلا في رمضان وهناك من لا يفتحه مطلقا
والله المستعان ...
https://t.me/abuukhaalid1
626
Wax canshuur ah oo shareecadeena taqaano malahan waa xaaran mana banaana wax aan zako ka aheen oo leyska qaadayo ma jirto cidi qaadana danbi weyn bey ku dhaceen.
https://t.me/abuukhaalid2
626
Qofka Muslimka Ah Markuu Xaqqa Kutaaganyahay Ma Caroodo Wax Walba Oo Lagu Dhaho Wuu Kajawaab Celiyaa Waliba Si Fudud Asagoo Naftiisa Ku Kalsoon.....
Lkn Beenaalaha Xaqqa La Doodo Waa Mid Xanaaq Iyo Dood Badan Wuxuu Isku Dayaa In Uu Xaqqa Ku Daboolo Been Iyo Waxaan Jirin Isagoo Og In Laga Guuleeystay....
Xaqqa Waa Mid Cad Wadada Loo Maraana Waa Wado Cad Dadka Umaraana Waa Dad Liibaanay.
https://t.me/abuukhaalid1
