ch
Feedback
Smart Crypto

Smart Crypto

前往频道在 Telegram

Your gateway to the latest in cryptocurrency! 🚀🔹 News & Updates 🔹 Market Analysis 🔹 Investment Tips 🔹 Educational ContentJoin us and stay ahead in the crypto world

显示更多
1 674
订阅者
无数据24 小时
-47 天
-2130 天
帖子存档
2139 Exchange oo ah barnaamij aad caan uga dhex noqday bulshada ayaa maanta khasaare galiyey kumanaan dhalin yaro ah oo halka
2139 Exchange oo ah barnaamij aad caan uga dhex noqday bulshada ayaa maanta khasaare galiyey kumanaan dhalin yaro ah oo halkaasi ka dhex shaqaysanaayey. Barnaamijkan oo aan lahayn wax ticraaca ayaa sida ay ii sheegeen dhalintii usticmaalayay ay ka waayeen dhamaan wixii lacag ugu jirtay ka dib marii hanaan cusub lagu soo kordhiyey barnaamijka. Barnaamijkani hada hawada kama uu bixin balse waxa khasaaray dhamaanba dadkii lacaguhu ugu jireen taasi oo ay sababtay hanaanka cusub oo ahaa mid u fududaynaysa hanaanka boqolayda ah ee ay ku galaaan trade ka, kaasi oo markii hore ahaa boqolkiiba hal, balse uu hanaankan cusubi u hor seeday in uu isku borogaraamiyo boqolkiiba boqol oo ay signalkaasina noqdo mid lagu khasaaray. Waa dhac badheedha balse farsamaydan oo lagu dhacay kumaan kun oo dollar wallow aan ilaa hada la sheegin qiima saxda ah lacagta khasaartay.

Imbadan waxaad nagu so celceliseen waqtigee ku haboon inan maalgasho Suuqa cryptocurance Hadaba waxaan ku haya fursad cajiib
Imbadan waxaad nagu so celceliseen waqtigee ku haboon inan maalgasho Suuqa cryptocurance Hadaba waxaan ku haya fursad cajiib ah taas oo ah in maalmaham suuqa cryptocuranace aw hoos u dhac wayn sameyey Taas fursad sineysa dadka daneynaya inay iibsada coins si beri marka aw kaco suuqu qiima ugu yeesho Coinkaas ay maanta iibsadeen #smartcrypto .#2024

Halkaan waxaa kaaga muuqda in bitcoin oo ah hooyada Suuqa cryptocurrance aw hoos usoo dhacay Maalmihii ugu danbeudey Taasna k
Halkaan waxaa kaaga muuqda in bitcoin oo ah hooyada Suuqa cryptocurrance aw hoos usoo dhacay Maalmihii ugu danbeudey Taasna kama dhigna inay hoos usii socon doonte Waxaa lafilaya bilaha iyo asbucyada soosocda inay garto Heer aysan welieed gaarin kas oo loo yaqano ( ATH) Si aad socoto markasta saadalinta iyo halka aw usocdo suuqu nagau soo biir

Coinkaas layiraa NOT coin oo hoos yimaada Ton coun ay leedhaay shirkada Telegram.walr 24 sac ee lasoo dhaafy waxaw sameyeye k
Coinkaas layiraa NOT coin oo hoos yimaada Ton coun ay leedhaay shirkada Telegram.walr 24 sac ee lasoo dhaafy waxaw sameyeye kor ukac aad u wayn oo aaj inaba la.dheyelsan karin bal.halaga war hayo coinkaas ✅️ #smartcrypto

Haben walba marka aan seexanayo waxaan fiiriyaa Suuqa cryptada inta aw marayo si aan subxii uso kaco aniga xalay oga sida xal
Haben walba marka aan seexanayo waxaan fiiriyaa Suuqa cryptada inta aw marayo si aan subxii uso kaco aniga xalay oga sida xalku ah sia an la iga sheekeyn .cawa wa haben kale ☝️☝️☝️

20 daqiiqo kadib qimaha koorsoyinka waxay noqon doonan ✅️ Mobile Graphic Design. $6 ✅️ Mobile video editing . $6 ✅️ facebook course. $6 ✅️ All courses. $$18 Hadi aaad diyaar tahay inta aan lagaarin.waxaad halkii koorso kuhelee $1.5

Waa kuwan 10 ka mid ah lacagaha dijitaalka ah ee ugu muhiimsan aadna maalgashan karto sanadkan oo leh mustaqbal wanaagsan: 1. Bitcoin (BTC) 2. Ethereum (ETH) 3. Binance Coin (BNB) 4. Cardano (ADA) 5. Polkadot (DOT) 6. Solana (SOL) 7. Avalanche (AVAX) 8. Chainlink (LINK) 9. Uniswap (UNI) 10. Terra (LUNA) Lacagahan dijitaalka ah waxay leeyihiin bulsho taageero leh iyo barnaamijyo horumarineed oo xoog badan, taasoo ka dhigaysa in ay leeyihiin mustaqbal wanaagsan. Waxaa muhiim ah in aad sameyso cilmi baaris dheeraad ah ka hor inta aadan gelin lacagtaada maalgashiga.

Imise ayaad kubaran kartaa cryptocurrency ❓️❓️ Barashada cryptocurrency waxay qaadan kartaa: 1. 𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮 (2-4 toddoba
Imise ayaad kubaran kartaa cryptocurrency ❓️❓️ Barashada cryptocurrency waxay qaadan kartaa: 1. 𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮 (2-4 toddobaad) : Waxyaabaha aasaasiga ah sida waxa ay tahay cryptocurrency iyo blockchain. 2. 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗾𝗮 (1-3 bilood): Barashada chart patterns, indicators, iyo isbedellada suuqa. 3. 𝗚𝗮𝗻𝗮𝗰𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝘆𝗼 𝗞𝗵𝗶𝗯𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 (6-12 bilood) : Bilaabida ganacsi dhab ah iyo helista khibrad. 4. 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗝𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 : Si joogto ah ula socoshada wararka cusub iyo isbeddellada suuqa. Kuna biir telegramyada sida joogatadaha la iskula wadago xogaha sida kan 👇 https://t.me/smartcryptacurrency Waxaa muhiim ah inaad yeelato dulqaad, baarto ilaha saxda ah, oo aad isticmaasho lacag aad awoodid inaad lumiso. Hadi aaad kamid tahay asxaabta xiiseysa xogaha Cryptocurrency iyo dhaqdhaqaqyadi ugu danbeyey ee Suuqa cryptada Kuso biir chanella Cryptocurrenciga ee smartcyrptocurrency 👇👇👇 ✅️ https://t.me/smartcryptacurrency

Side lacag looga sameeya cryptocurrency ❓️ Lacag ka samaynta cryptocurrency waxay u baahan tahay aqoon iyo qorsheyn wanaagsan
Side lacag looga sameeya cryptocurrency ❓️ Lacag ka samaynta cryptocurrency waxay u baahan tahay aqoon iyo qorsheyn wanaagsan. Waa kuwan qaar ka mid ah siyaabaha aad lacag uga samayn karto cryptocurrency: 1. Ganacsiga (Trading):Iibso oo iibi cryptocurrencies sida Bitcoin Ethereum, iyo kuwa kale marka qiimaha hooseeyo kadibna iibso marka uu qiimaha kor u kaco. 2. Maalgashiga (Investing): Maalgelinta mashaariicda cusub ee blockchain iyo cryptocurrencies. Tani waxay u baahan tahay inaad si fiican u baarto mashaariicda aad maalgelinayso si aad uga fogaato khiyaamooyinka. Hadii aad dooneysid inaaad cryptocurrency wax badan ka ogaatid waxaan kuso gudbin doona labadan chanel 👇👇dhawan kuso biir oo kamid noqo dadka Ugu horeya ee kuso biira ✅️ https://t.me/ekulmiye ✅️ https://t.me/smartaprojects

Bitcoin waa lacag dijitaal ah oo lagu kala iibsado iyadoo la isticmaalayo teknolojiyadda blockchain. Waxaa la sameeyay sanadk
Bitcoin waa lacag dijitaal ah oo lagu kala iibsado iyadoo la isticmaalayo teknolojiyadda blockchain. Waxaa la sameeyay sanadkii 2009, waxaana aasaasay qof ama koox la baxay magaca Satoshi Nakamoto. Bitcoin waa lacagta ugu horreysa ee loo yaqaan "cryptocurrency" waxayna leedahay astaamo gaar ah oo kala duwan. ✅Hadii aad dooneysid inaaad cryptocurrency inaad wax badan ka ogaatid waxaan kuso gudbin doona labadan chanel 👇👇dhawan kuso biir oo kamid noqo dadka Ugu horeya ee kuso biira ✅️ https://t.me/ekulmiye ✅️ https://t.me/smartcryptacurrency

Waa Maxay Cryptocurrency? Cryptocurrency waa lacag digital ah oo macnaheedu yahay waxay u shaqaysaa kaliya qaab electronic ah
Waa Maxay Cryptocurrency? Cryptocurrency waa lacag digital ah oo macnaheedu yahay waxay u shaqaysaa kaliya qaab electronic ah. Waxay lamid tahay lacagaha digital-ka ah ee hadaan Soomaali nahay badankeenu aan aadka u naqaan sida EVC-PLUS, E-dahab, Zaad, iyo kuwa lamidkaa sida Mpesa. Waa digital sida lacagahaas oo kale. Laakiin hal shay oo muhiim ah ayay kula duwan yihiin. Lacagahaas aan sheegnay sida Evc-Plus waxa maamula shirkadaha bixiya iyo dawladaha. Halka crypto aysan jirin cid gaara oo maamusha. Taasina waa astaanta ugu wayn ee ay oga duwantahay lacagaha kale oo dhan. Lacagahan crypto waxaa loo isticmaali karaa in wax lagu kala iibsado qaab digital ah sida lacagaha caadigaa. Waxaa kaloo loo isticmaali karaa kayd ahaan. Hadii aad dooneysid inaaad cryptocurrency inaad wax badan ka ogaatid waxaan kuso gudbin doona labadan chanel 👇👇dhawan kuso biir oo kamid noqo dadka Ugu horeya ee kuso biira ✅️ https://t.me/ekulmiye ✅️ https://t.me/smartaprojects

Asc dhamaan Asxaabta halkaan ku mideysan sodhawda Ma kawarhaysiin in suuqi cryptocurrency aw 24 saac ugu danbeyey aw cirka is
Asc dhamaan Asxaabta halkaan ku mideysan sodhawda Ma kawarhaysiin in suuqi cryptocurrency aw 24 saac ugu danbeyey aw cirka isku shareerey sida ka muuqata Sawirkaan aan idin kula wadagay halkaan Hadii aad dooneysid inaaad cryptocurrency inaad wax badan ka ogaatid waxaan kuso gudbin doona labadan chanel 👇👇dhawan kuso biir oo kamid noqo dadka Ugu horeya ee kuso biira ✅️ https://t.me/ekulmiye ✅️ https://t.me/smartaprojects

Sorry 😥 Sida ad lawada socotaan waxaa jirey ogeyiis maanta kasoo maamulka sare ee smart academy kaas oo in la joojiyey discountigi ahay ✖️ 85% qiima dhimis ah ✖️ 75% qiima dhimis ah ✖️ 65% qiima dhimis ah Balse saacado kadib waxaa nasoo gaarey codsiyo badan oo ay soo dirsadeen in kabadan 20 ardey oo doonay inay ka faaideystaam qiima dhimisyadaas blase aan waqtigas awodin waxayna intooda badan in codsanayeen in waqti kooban lasiiyo oo ay ugafaaideysataan Sidaas darteed ka smart academy ahan aan tixgalineynaa codsigaas nooga yimid ardeyda jecel barashada koorsooyinkeena Waxaan cawa bixineyna Fursadii ugu danbeysey oo aan cawa 7:00 Pm idin lasoo wadagi doono Hadii aad kamid tahay ardeydaas waxa wajib kugu ah inaad lasii wadagto.asxaabtada kale si ay uga faaideystaan fursadaan cawa #keeplearing

+1
freepik-export-20240516121156jopT.png1.71 MB

Cawa midee ayaad diyaar utihiin Midkii aad u codeyseen ayaan diyaar idinla nahay cawa
Anonymous voting

Cawa waxaan fursad siineyna ardeyda jecel inay bartaan Koorsoyinkeena balse aan awoodin lacagta $6 Waxaan cawa ilaa laga gaaro 9:00 PM Koorsoyinkeena ugu sameyney qiima dhimis waxaana uga dhigney $1 halkii koorso ✅️. Mobile Graphic Design. $1 ✅️. Mobile Video Editing. $1 ✅️. Facebook Course. $1 Fiiro gaar ah fursadaam waxay furantahay ila.laga gaaro cawa 9:00Pm Nagala soo xariir 👇👇👇 https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351

Waxaad noqota qof ku xeel.dheer Nashqadeynta Hana kawalwalin inaad wayso meel aad ka bilawdo Smart academy ayaa diyaar kula a
Waxaad noqota qof ku xeel.dheer Nashqadeynta Hana kawalwalin inaad wayso meel aad ka bilawdo Smart academy ayaa diyaar kula ah koorsoyinkan gaagaban 👇 ✅️ Mobile Graphic Design. $6 ✅️ Mobile Video Editing . $6 ✅️ Facebook Course . Nagala soo xariir 👇👇👇 𝙬𝙝𝙖𝙩𝙨𝙖𝙥𝙥 𝙪𝙨 https://wa.me/+252616343351 Waxan kaa codsaneyna inaad kuo biirto Telegram chennnaldan 👇 👉https://t.me/ekulmiye 👉https://t.me/Ocean_Design01 👉https://t.me/smartaprojects

2 maalin ayaa hartay waxaan Koorsoyinkeena kusmaymey qima dhimis 75% taas o socon doonta ila laga gaaro 10/05/2024 qima koors
2 maalin ayaa hartay waxaan Koorsoyinkeena kusmaymey qima dhimis 75% taas o socon doonta ila laga gaaro 10/05/2024 qima koorsoyinkeena oo horey u ahay ⤵️ ✖️ Mobile Graphic Design. $‌6‌ ✖️ Mobile Video Editing . $‌6‌ ✖️ Facebook Course. $‌6‌ Waxaanse ila laga gaaro 10/05/2024 ka dhigney ⤵️⤵️ ✅️ Mobile Graphic Design. $1.5 ✅️ Mobile Video Editing . $1.5 ✅️ Facebook Course. $1.5 Nagala soo xariir ⤵️⤵️⤵️ https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351

From 1k Followers To 10k Followers oo mudo gaaban ah Pagekaan https://www.facebook.com/profile.php?id=100087549624541 waxa le
From 1k Followers To 10k Followers oo mudo gaaban ah Pagekaan https://www.facebook.com/profile.php?id=100087549624541 waxa leh ardey kamid ah kuwa Qatay Koorsada Facebook waxawna nala soo wadagay sida aw ula yaabay natiijada kasoo baxaday kadib markii aw qaatay Koorsada Hadi aad ubahantahay adiguna inaad barato Farsamadaas nagala.soo xariir 👇👇 https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351

From 1k Followers To 10k Followers oo kudo gaaban ah Pagekaan https://www.facebook.com/profile.php?id=100087549624541 waxa le
From 1k Followers To 10k Followers oo kudo gaaban ah Pagekaan https://www.facebook.com/profile.php?id=100087549624541 waxa leh ardey kamid ah kuwa Qatay Koorsada Facebook waxawna nala soo wadagay sida aw ula yaabay natiijada kasoo baxaday kadib markii aw qaatay Koorsada Hadi aad ubahantahay adiguna inaad barato Farsamadaas nagala.soo xariir 👇👇 https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351 https://wa.me/+252616343351