ch
Feedback
Beta academy (cryptocurrency)

Beta academy (cryptocurrency)

前往频道在 Telegram

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

显示更多

📈 Telegram 频道 Beta academy (cryptocurrency) 的分析概览

频道 Beta academy (cryptocurrency) (@betaacademyofficial) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 13 770 名订阅者,在 加密货币 类别中位列第 8 088,并在 索马里 地区排名第 576

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 13 770 名订阅者。

根据 18 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -193,过去 24 小时变化为 -4,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 7.90%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 088 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

凭借高频更新(最新数据采集于 19 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 加密货币 类别中的关键影响点。

13 770
订阅者
-424 小时
-487
-19330
帖子存档
Suuqa banaanka ka joog waxaa inoo balan ah sanadka dhamaadkiisa. Hadii aadan wali arag daawo muuqalaka Pinka saaran.

💸 Si fudud ula soco dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo adeegsanaya @hoopaywallet ✅ Fudud 🔒 Casri ah 🛡️ Amaan ah Soo dejiso HOOPAY: ▶️ PlayStore: https://bit.ly/4nxnmuH ▶️ AppStore: https://apple.co/4o9Di7s

Professorkii chineseka ahaa wuxuu yiri Bitcoin waxaa sameeyey CIA. https://x.com/gigglingganon/status/2044627976185164039?s=46

Aasaasaha Binance CZ ayaa ka jawaabay: qoraalka oo dhan linkga hoose ka akhriso lkn si kooban wuxuu sheegay in kaliya upgrade lagu samaynayo networkyada blockchain walba. Upgradeka ka dib ma jabin doono quantum computer. https://x.com/cz_binance/status/2038957571667825124?s=46

Postgan wuxuu ku saabsanaa google oo hormarinaysay quantum computers awood u yeelan kara in ay jabin karaan amniga Bitcoin mustaqbalka. Waxaa baqdin ka abuurantay isku halaynta amniga ee Bitcoin kadib hirgelinta quantum computers.

Joogsigeeda xiga wuxuu u muuqdaa $55k.

Sida la isku nabaayo kawaran
Sida la isku nabaayo kawaran

Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta
Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta (next cycle campaign)

Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow?

BITCOIN: $82k

BTC: $87k

Bitcoin: waxay ka hoos martay $90k

Strategy ayaa iibsatay $800M Bitcoin u dhiganta.
Strategy ayaa iibsatay $800M Bitcoin u dhiganta.

https://x.com/rektcapital/status/1399696440927133698?s=46 Waa post ay samaysay Rekt capital 2021, markii ay Bitcoin maraysay $37k ayna tijaabisay 50 EMA. Waa meel u ekayd isla hadda meesha ay joogto Bitcoin. Akhriso xiriirka uu ka dhaxaysiinayo.

Bitcoin, maanta waxaa ay gaartay $95k markaad fiirisid qaab samaysankeeda chart-ka, sida ay sheegeen Rekt capital waxay u egt
Bitcoin, maanta waxaa ay gaartay $95k markaad fiirisid qaab samaysankeeda chart-ka, sida ay sheegeen Rekt capital waxay u egtahay mid samayn doonta lower low.

Pump: Hadii aad haysay Pump, waxaa muuqata in ay luminayso aag muhiim ah, marka isha ku hay.
+1
Pump: Hadii aad haysay Pump, waxaa muuqata in ay luminayso aag muhiim ah, marka isha ku hay.

Solana: Qiimaheeda ayaa maanta gaaray $137 walina waxaa muuqda in ay ku jirto downtrend. waxaa la sugayaa aagaga support u no
Solana: Qiimaheeda ayaa maanta gaaray $137 walina waxaa muuqda in ay ku jirto downtrend. waxaa la sugayaa aagaga support u noqon kara ee ay dadku ka soo raaci karaan.

BTC: sida ay qabto Rekt capital, Bitcoin maadaama ay ka hoos martay moving averageka 50, waxay samaysay lower low oo tilmaan
BTC: sida ay qabto Rekt capital, Bitcoin maadaama ay ka hoos martay moving averageka 50, waxay samaysay lower low oo tilmaan u ah in ay hoos u sii dhici karto ama in uu bilaabmay downtrend. si ay Bitcoin u sii wadato kor u kaceeda waa in candle-ka asbuuclaha ah uu ku xirmo meel ka sarraysa 50 EMA.

BTC: waxay ka hoos martay $100k
BTC: waxay ka hoos martay $100k