ch
Feedback
Daruur books

Daruur books

前往频道在 Telegram

Halkaan waa halka aad ka helaysaa buugaag Waxbadan kuu tari doona...

显示更多

📈 Telegram 频道 Daruur books 的分析概览

频道 Daruur books (@daruurbookspdf) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 11 234 名订阅者,在 书籍 类别中位列第 3 396,并在 索马里 地区排名第 669

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 11 234 名订阅者。

根据 27 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -389,过去 24 小时变化为 -19,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.69%。内容发布后 24 小时内通常能获得 0.91% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 527 次浏览,首日通常累积 102 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 3

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Halkaan waa halka aad ka helaysaa buugaag Waxbadan kuu tari doona...

凭借高频更新(最新数据采集于 28 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 书籍 类别中的关键影响点。

11 234
订阅者
-1924 小时
-1067
-38930
帖子存档
Xogta buugga fajarka iyo nuurka Asalka buugga: fajr and noor qoraaga: S.shukr > Fajarka iyo Nuurka waa ururin ka kooban oraah
Xogta buugga fajarka iyo nuurka Asalka buugga: fajr and noor qoraaga: S.shukr > Fajarka iyo Nuurka waa ururin ka kooban oraahyo xikmad leh. Waa buug ay ka buuxaan nuur iyo iftiin, kaas oo iftiiminaya naftaada, kuna hagaya jidkii aad ku noqon lahayd Muslim dhab ah. Buuggu wuxuu ka hadlayaa qiimaha ay leedahay in maalintaada aad ku bilowdo Salaadda Fajr, isla markaana aad naftaada ku qurxiso nuurka iimaanka iyo hanuunka.

Labadaan buug midkee ayaad akhrisan lahayd ?
+1
Labadaan buug midkee ayaad akhrisan lahayd ?

https://t.me/DoobirSOM 📚 MUCJISADA AROORTII Diisambar 3, 1999-noloshu way fiicnayd, Markaan ahaa 20sano jir, Waxayna aheyd S
https://t.me/DoobirSOM
📚 MUCJISADA AROORTII Diisambar 3, 1999-noloshu way fiicnayd, Markaan ahaa 20sano jir, Waxayna aheyd Sanadkii iigu horeeyay ee Kulleejada. Waxaan ku qaatay 18-kii bilood ee la soo dhaafay Kuleejka Kadib waxaan Shaqo Ka helay mid kamid ah shirkadaha ugu waxsoosaarka Badan ee Waddankeyga waxaana ka noqday Suuq-geeye. Muddo markii aan u Shaqeynayay waxaan sameeyay dhaqaale aad u xooggan. ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Mucjisada Aroortii 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Hal Elrod 𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Cabdiqaadir Maxamed Cumar 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.3 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 141 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B307 7:10 aroornimo waad heleesaan pdfkiisa📚

📚 MUCJISADA AROORTII ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 @DoobirSOM Join us

Repost from N/a
Kani waa buuggii Xabag Barsheed ee Abwaan Cali Ileeye... Ka faa'iideysi Wacan...

Repost from N/a
Buuggaan waxaa qoray abwaan Cali Ileeye Buuggu waa free Pdf dhawaan ayaan soo dhigayaa haddii la doonayo ? Ma soo dhigaa
Buuggaan waxaa qoray abwaan Cali Ileeye Buuggu waa free Pdf dhawaan ayaan soo dhigayaa haddii la doonayo ? Ma soo dhigaa

Repost from N/a
10 MAGAC Q. 2AAD- kaydbooks.pdf2.79 MB

Repost from N/a
📚'10 Magac' W/Q: Cali Jaabir Alfiifi. W/T: Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye. Buuggan wuxuu sharaxayaana 10 magac oo ka mid ah m
📚'10 Magac' W/Q: Cali Jaabir Alfiifi. W/T: Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye. Buuggan wuxuu sharaxayaana 10 magac oo ka mid ah magacyada Alle iyo sifooyinka ay u taagan yihiin iyo sidoo kale faa'iidada ku jirta tobankaas magac. 'Kuwani waa weedho ku saabsan qaybo ka mid ah magacyada ilaahay. Waxaan isku hawlay in uu fahmo buuggan qofka uu ogaalkiisu dhexdhexaadka yahay, ka buka ee sarirta jiifa, ka murugaysan ee illintu ka qubanayso, iyo ka baahan ee ay duruufuhu ragaadiyeen. Waxa hubaal ah qalbiga oo ku xidhma, barta, iska jira, jeclaada, ka baqa, isla markaana fisha Ilaahay SWT, sida uu yahay sirta libaanta aakhiro, si la mid ah in uu u yahay sirta badhaadhaha iyo barwaaqada ifkan' @Salaampress 💫 SHARE💫 SHARE💫 SHARE

Salaad baa i dhaaftay.pdf19.99 MB

'Salaad baa i Dhaaftay' W/Q: islaam Jamaal. W/T: Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye. Buuggan waxa qoray Islaam jamaal, waxa afsoom
'Salaad baa i Dhaaftay' W/Q: islaam Jamaal. W/T: Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye. Buuggan waxa qoray Islaam jamaal, waxa afsoomaali u tarjumay Cabdulxakiim Maxammed Obsiiye. Buuggan wuxuu ka hadlayaa salaadda, qoraagu wuxuu soo gudbinayaa sida uu ugu liitay joogtaynta salaadda iyo sida uu xalka ugu helay. Buuggan waxaa ku qoran weedho mucjiso ah iyo cilmi baadhisyo la sameeyay iyo dhacdooyin dhab ah, oo kuu sahlaya duminta dayrka adag ee kaa hor taagnaa ilaalinta salaadaha. Qoraagu buuggan wuxuu inagu barayaa sida loo joogteeyo salaadda iyo sida loo jeclaado. @kaydbooks

wanku salaamay saaxib_230826_215528.pdf98.20 MB

'Waan Ku Salaamay Saaxiib' W/Q: Adham Sharqaawi. W/T: Aadan Sahan. 'Waan Ku Salaamay Saaxiib' waxa qoray Adham Sharqaawi, wax
'Waan Ku Salaamay Saaxiib' W/Q: Adham Sharqaawi. W/T: Aadan Sahan. 'Waan Ku Salaamay Saaxiib' waxa qoray Adham Sharqaawi, waxa tarjumay Aadan Sahan. Waan buug naf-la-hadal ah, wuxuu daawo u noqonayaa qalbiyo dhaawacan, wuxuu dawo u noqon dad badan oo noloshu ka adkaatay, dhallin badan ayuuna fahanka nolosha u saxayaa.

Naftaydaay Gacalo.pdf5.74 KB

'Naftaydaay Gacalo' W/Q: Cula Dayuub W/T: Maxamed Qaamuus. Buugaan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay a
'Naftaydaay Gacalo' W/Q: Cula Dayuub W/T: Maxamed Qaamuus. Buugaan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay af Ingiriisi ku qortay Cula Dayuub ee “Dear Me”, taas oo ah Suuriyaanad afaf dhawr ah wax ku qorta, kuna saabsan mawaadiicda la xidhiidha Hormarinta Nafta,Buuggan waxa af Soomaali inoogu soo turjumay Mohamed Qaamuus,waana buug naf-la-hadal ah oo si fudud, misana xeeldheer, u la sheekaysanaya nafta, habab toganna u dhiirrigelinaya. Waa buug u habaysan si ka duwan sidii lagu bartay buugta dhiirrigelinta ah, jiilal kale da’ ahna anfacaya. Waa buug fudad, nafta ula hadlaya una hagaya sida ugu debecsan; waa buug macaan oo aanad ku caajisaynin; aadna u kooban.

IMG_20260417_084917_945.jpg0.73 KB

Maanta Samee!.pdf1.39 MB

IMG_20260417_084854_984.jpg0.49 KB

48 sharci ee Awooda -kaydbooks_260417_084842.pdf2.18 KB

Aabbe qani ah, aabbe faqiir ah