ch
Feedback
Iman Jama

Iman Jama

前往频道在 Telegram

Journalist

显示更多

📈 Telegram 频道 Iman Jama 的分析概览

频道 Iman Jama (@imanjama) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 48 920 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 5 331,并在 芬兰 地区排名第 77

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 48 920 名订阅者。

根据 08 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -1 009,过去 24 小时变化为 -11,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 5.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 3.79% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 2 744 次浏览,首日通常累积 1 856 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 58

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Journalist

凭借高频更新(最新数据采集于 09 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

48 920
订阅者
-1124 小时
-1837
-1 00930
帖子存档
Iman Jama
48 908
Qarax ka dhacay Dimishiq; https://t.me/iManJamaNetwork/54

Iman Jama
48 908
𝐍𝐞𝐭𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐮 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐣𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐓𝐫𝐮𝐦𝐩 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐍𝐞𝐭𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐮, 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮𝐧𝐚 𝐡𝐮𝐛𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 ? Fallanqeynta oo dhammeystiran waxay ku jirtaa kanaalkayga cusub ee Telegram oo halkan aad uga biiri karto; https://t.me/iManJamaNetwork

Iman Jama
48 908
Haddii aad wararka horey ugala socotay kanaalkan , hadda waxaan u wareegay kanaal cusub oo aad halkan kaga biiri kartid; https://t.me/iManJamaNetwork/7

Iman Jama
48 908
https://t.me/iManJamaNetwork/6 Qaybo badan oo dunidda ah waxay wajahayaan xaaladaha aan caadi ahayn Xilli Yurub in ka badan kun qof ay wax ka yar labo toddobaad ugu geeriyoodeen kuleyl daran oo ku dhuftay , ayaa sidoo kale isla toddobaadka in ka badan kun qof ay ku geeriyoodeen dhul-gariir 7.5 cabirkiisu yahay oo ka dhacay Venezuela, isla Venezuela waxaa ku dhuftay saacadihii u dambeeyay daadad ba'an oo magaalooyin ku yaal waqooyigaa dalkaa dhulka ku daray , waxaana lagu la’yahay kumannaan qof oo ay ku jiraan dadkii horey ugu gurto waayay dhul-gariirkii ku dhuftay. Ilaahayban ka magangalnay masiibooyinkan awood kasta oo militari iyo tiknoolajiyadeed ee aadanuhu uu gaaray inuu ka hortaggo iska daaye xataa uusan ku joojin karin.

Iman Jama
48 908
https://t.me/iManJamaNetwork/5 Dadka ku dhintay kuleylka ku dhuftay Faransiiska ayaa gaaray kun qof (1,000), iyadoo dadka ugu badan ee geeriyooday lagu sheegay inay da’doodu ka weyn tahay 65 sanno, sida ay maanta shaacisay hay’adda caafimaadka Faransiiska oo sheegtay in tiradan ay tahay hordhac oo saacad kasta dhimashu tiradaa kor u dhaafayso, sida ay werisay France 24.w

Iman Jama
48 908
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi oo maanta booqasho ku tagay dalka Ciraaq ayaa isla markiiba booqday goobtii lagu dilay hoggaamiyihii sare ee militariga Iiraan, Qasem Soleimani oo ku taal meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha Baqdaad , halkaa oo laga dhisay taalo lagu xasuusinayo. Qasem Soleimani ayaa lagu dilay weerar diyaaradeed oo uu Mareykanku fuliyay sanadkii 2020, kaas oo uu amray Trump muddo xileedkiisii koowaad ee Aqalka Cad. https://t.me/iManJamaNetwork/4

Iman Jama
48 908
Cilad muddo haysatay kanaalkan Telegram oo aan xal loo helin oo saameyn ku yeelatay dadkii soo raacay oo uu iska saarayay, ka dib waxaan hadda go’aansaday inaan kanaal cusub oo Telegram ah furo , fadlan ku soo biir oo saaxiibbadii horey ugu xirnaa sidoo kale la wadaag. Halkan kaga biir kanaalka cusub; https://t.me/iManJamaNetwork