ch
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

前往频道在 Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

显示更多

📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览

频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 539 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 159,并在 索马里 地区排名第 467

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 539 名订阅者。

根据 28 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -480,过去 24 小时变化为 -18,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 9.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 846 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 24

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

凭借高频更新(最新数据采集于 29 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。

18 539
订阅者
-1824 小时
-1177
-48030
帖子存档
SNA RADIO
18 539
photo content
+4

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Howlgal qorshaysan oo waabarigii saaka ay si wada jira uqaadeen Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kummaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland guutada Birjeex Jubbaland ayaa lagu khaarijiyay dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta halka kuwa kalana nolasha lagu qabtay sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha howlgalkan hogaaminaysay waxay inoo cadeeyeen in dhimashada khawaarijtu tahay in ka badan 32-dhagar qabe halka sadexna nolasha lagu hayo . Howlgalka ayaa ka dhacay deegaano hoos taga degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose sida deegaanka Yadi iyo Xaliimo Cadey . Hadaba wixii wara oo kasoo kordha halkaan kala soco.

SNA RADIO
18 539
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan Guutada labaad ee ka howlgasha deegaanada Janaa Cabdalle ilaa Harboole ayaa fashiliyay miinooyin ay Argagixisada damacsanaayeen in ay ku aasaan wadooyin muhiim ah oo ay isticmaalaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.

SNA RADIO
18 539
photo content
+3

SNA RADIO
18 539
Deg Deg. Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska danab EE XDS ayaa xalay saq dhaxe u daatay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta AS oo ku sugnaa dhasheegga Qumbi oo u dhow Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubada Hoose. saqdii dhaxe ee xalay ayaa lagu guureeyey Khawaarijta, dagaal saacado badan qaatay kadibna waxaa goobta gaaray Ciidamada Xooga dalka iyo Kuwa Jubaland ee ku sugna aaga Degmada Afmadow oo ku biiray dagaalka, tiro meedad ah ayey mesha oga carareen sida saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka ay u sheegeen warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida. Khawaarijta waxa u socda maalmahoodii madooba, wixii warar ah ee soo kordha waan idinla wadaagi doona.

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
Ciidanka kumandooska Danab ayaa khaarajiyey Maleeshiyad ka tirsan khawaarijta oo gabaad ka dhiganayey dhulka Hawdka ah ee hoostaga Degaanka Harboole ee Gobolka Jubbada hoose

SNA RADIO
18 539
photo content
+6

SNA RADIO
18 539
Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar Ahaan SMU ayaa Waxay Burburiyeen Goobo ay Gabaad ka dhiganayeen oo ku yaala Tuulo lagu magacabo Xaliimo cadey oo hoostagta Degaanka buulo xaaji ee Gobolka Jubadda Hoose. Ciidanka ayaa intii hawlgalku Socday waxay khawaarijta ka dileen maleeshiyad ka tirsan khawaarijta iyagoona soo bandhigay hubkii ay ka furteen khawaarijta

SNA RADIO
18 539
photo content
+6

SNA RADIO
18 539
Guutada 9aad Qaybta 60 aad Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Soo Bandhigay Hubkii ay ka soo furteen Maleeshiyadka Khawaarijta.

SNA RADIO
18 539
photo content
+3

SNA RADIO
18 539
photo content
+3

SNA RADIO
18 539
Abagbeeday oo qiyaas 20km dhanka beri kaga beegan Magaalada Xuddur kadib ayaa Ciidanku ku dileen maleeshiyad ka tirsan Khawaarijta waxayna ka soo furteen hub culus uu kamid yahay BKM iyo AK47

SNA RADIO
18 539
Tirada khawarijta looga dilay gobolka Jubbada hoose ayaa gaaraya 94 iyadoona in kabadan dhagarqabe nolosha looga qabtay hub iyo saanada ciidan ayaa laga qabtay geesiyaasha Xoogga Dalka Bir-jeex iyo Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa cashar lama ilaawan ah u dhigay Khawaarijta

SNA RADIO
18 539
photo content
+9

SNA RADIO
18 539
photo content

SNA RADIO
18 539
+1

SNA RADIO
18 539