Xirfad Tech
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawoow Akaadeemiyadda Xirfad Tech, Hoyga Xirfadaha iyo Aqoonta, Waxaan bixinnaa Online Courses sida:- 1) Mobile Graphic design, 2) Mobile Video Editing. Wixii Fahfaahin ah nagalasoo xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
显示更多8 383
订阅者
-124 小时
-47 天
+5530 天
帖子存档
8 382
Codeyntii aan sameynay 14-ka bisha,
Logo
Poster
Boor ganacsi
Waxaa codeeyay 81 qof, 44% oo ah 36 qof waxay u codeeyeen Logo, 36% oo ah 29 qof ay u codeyeen Boor ganacsi, 20% oo ah 16 qof waxay h codeeyeen Poster,
Waxaa Casharro kasoo sameyn doonaa Logo iyo Boor ganacsi.
U diyaar garow.
8 382
Dad badan ayaa codsanaya in aan mar kale sameyno qiimo dhimistii shalay aan sameenay.
Hada waxaan jaanis siin doonaa 10-ka qof ee ugu horesyso
Qiimaha waa $2
Kaliya 10 qof ee ugu horeyso
Hada la xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
8 382
Dad badan ayaa codsanaya in aan mar kale sameyno qiimo dhimistii shalay aan sameenay.
Hada waxaan jaanis siin doonaa 10-ka qof ee ugu horesyso
Qiimaha waa $2
Kaliya 10 qof ee ugu horeyso
Hada la xiriir WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
8 382
Codeynta way dhamaatay 3 qof ee ugu horeyso ayaan $2 ku siin doonnaa Koorsada.
Hadda la xiriir WhatsApp Number kaan
http://wa.me/+252614305128
8 382
Codeynta way dhamaatay 3 qof ee ugu horeyso ayaan $2 ku siin doonnaa Koorsada.
Hadda la xiriir WhatsApp Number kaan
http://wa.me/+252614305128
8 382
Faalada Ardayga, waa mid kamid ah ardayda qaadatay Koorsada Mobile Graphic design.
Adigana hadda iska diwaan geli 👇👇
WhatsApp: http://wa.me/+252614305128
8 382
Waa Boorkii uu sameyay ardaygii aan shalay idinla wadaagay, oo lasoo daabacay.
Adiga wali maku shaqeysatay xirfadii aad baratay?
8 382
+3
🎉 Guul Arday
Tani waa shaqo Dhab ah oo Macaamiil loo qabtay!
Mid kamid ah ardayda qaadatay Koorsadeenna Mobile Graphic Design ayaa nala wadaagay shaqo uu si guul leh ugu qabtay macaamiil, isagoo adeegsanaya xirfaddii uu bartay. 👏
Tani waxay caddeyn u tahay in barashada Mobile Graphic Design-ka aysan ku ekaan aqoon oo keliya, balse ay noqon karto xirfad lugu shaqeysto dhaqaale badanna laga sameyn karo.
Adigana haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo naqshado soo jiidasho leh iyi xirfad aad ku shaqeysan karto fursaddu way kuu furan tahay.
Hada iska diwaan geli oo nagalasoo xiriir WhatsApp:
8 382
Jumco Wanaagsan.
Ilaahay ha inagu gallado naxariistiisa iyo dembi dhaafkiisa.
Xirfad Tech
8 382
Waxaan kula wadaagi doonaa 3 Apps ee ugu fiican Video Edinting marka aad dooneyso in Mobile-kaaga aad wax Edit gareeyso.
1. CapCut
Waxa uu ku fiican yahay in lugu sameeyo muuqaallada:
TikTok, Facebook Reels, iyo YouTube Shorts.
Qorista captions-ka si otomaatig ah.
Transitions iyo effects casri ah.
Video xayeysiisyo degdeg ah.
Waxa uuna ku habboonyahay: Dadka bilowga ah iyo kuwa doonaya inay si degdeg ah u sameeyaan videos soo jiidasho leh.
2. Alight Motion
Waxa uu ku fiican yahay:
Motion Graphics.
Text animations.
Logo animations.
Animated posters.
Waxa uu ku habboonyahay: Graphic Designers iyo dadka sameeya xayeysiisyada.
3. KineMaster
Waxa uu ku fiican yahay:
Video editing dheer (5–30 daqiiqo ama ka badan).
In Video-ga Green Screen aad ka saarto (Chroma Key).
In aad kusoo saarto YouTube videos tayo leh.
Waxa uu ku habboonyahay: Dadka doonaya editing buuxa oo ka qoto dheer CapCut.
Hadaba adiga kee baad isticmaashaa?
1) CapCut
2) Alight Motion
3) KineMaster
8 382
Talo kooban
Khaladka ugu badan ee dadka cusub ee Graphic Designers-ka sameeyaan waa inay isticmaalaan fonts badan hal naqshad gudeheed.
Isku day inaad isticmaasho ugu badnaan 2 nooc oo fonts ah si naqshaddu u noqoto mid xirfad leh.
Adiga meeqa Fonts ayaad isticmaasha marka aad Design sameeneyso?.
8 382
Talo Graphic Design
Midabada badan mar walba naqshadda ma qurxiyaan.
Haddii aad cusub tahay, isku day inaad isticmaasho ugu badnaan 2 ama 3 midab oo is waafaqaya.
Tani waxay naqshaddaada ka dhigaysaa mid qurux badan oo soo jiidasho leh.
Su'aal:
Adiga Canva miyaad isticmaashaa mise PixelLab?
1️⃣ Canva 2️⃣ PixelLab
Comment ku reeb jawaabtaada.
8 382
Assalaamu Calaykum dhammaan Saaxiibada Channel-keena ku xiran.
Muddo ayaan si joogto ah u firfircooneyn, laakiin maanta wixii ka dambeeya waxaan idinla wadaagi doonaa:
● Talooyin Graphic Design
● Xirfadaha Digital-ka
● Apps iyo Websites faa'iido leh
● Fursadaha shaqooyinka online-ka
● Casharro gaagaaban.
Marka hore, hal su'aal:
Xirfaddee ayaad hadda ugu jeceshahay inaad barato?
1) Graphic Design
2) Video Editing
3Digital Marketing
4) AI
Jawaabtaada Comment ku reeb. 👇
8 382
Repost from Xirfad Tech
Waxaan qabaneynaa Fasallo Cusub oo lugu baranaayo xirfada Graphic Design-ka ayadoo la isticmaalayo Mobile-ka.
■ Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:
● Sameynta Boorar-ka
● Sameynta Logo-yinka
● Sameynta Poster-da
● Sameynta Shahaadooyin-ka
● Sameynta ID Cards-ka
● Sameynta Hambalyada Aroosyada
● Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
● IWM.
Koorsadu waxa ay ka koobantahay in ka badan 50 Cashar oo maqal iyo Muuqaal ah.
Si aad u hesho macluumaadka Koorsada nagalasoo xiriir WhatsApp: 👇👇
http://wa.me/+252614305128
8 382
Waxaan qabaneynaa Fasallo Cusub oo lugu baranaayo xirfada Graphic Design-ka ayadoo la isticmaalayo Mobile-ka.
■ Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah:
● Sameynta Boorar-ka
● Sameynta Logo-yinka
● Sameynta Poster-da
● Sameynta Shahaadooyin-ka
● Sameynta ID Cards-ka
● Sameynta Hambalyada Aroosyada
● Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
● IWM.
Koorsadu waxa ay ka koobantahay in ka badan 50 Cashar oo maqal iyo Muuqaal ah.
Si aad u hesho macluumaadka Koorsada nagalasoo xiriir WhatsApp: 👇👇
http://wa.me/+252614305128
