🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
前往频道在 Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
显示更多4 547
订阅者
-124 小时
-277 天
-14430 天
帖子存档
"𝖬𝖺𝗋𝗄𝖺𝖺𝗇 𝖸𝖺𝗋𝖺𝖺 𝖶𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝖨𝗇𝖽𝗁𝖺𝗁𝖺
𝖨𝗌𝗄𝖺𝗀𝖺 𝖲𝗁𝗎𝖻𝗂 𝖩𝗂𝗋𝖺𝗒 𝖡𝗂𝗒𝗈
𝖠𝗇𝗂𝗀𝗈𝗈 𝗂𝗌𝗄𝖺 𝖣𝗁𝗂𝗀 𝖣𝗁𝗂𝗀𝖺𝖺𝗒𝗈 𝖥𝖺𝗆𝗂𝗅𝗄𝖾𝗒𝗀𝖺
𝖲𝗂𝖽𝖺 𝗂𝗇𝖺𝖺𝗇 𝗈𝗈𝗒,𝖭𝖺𝖺𝗒𝗈🤗🤗
𝖫𝗄𝗇 𝖧𝖺𝖽𝖺...!
𝖶𝖺𝗑𝖺𝖺𝗇 𝖻𝗂𝗒𝗈 𝗄𝗎 𝖲𝗁𝗎𝖻𝖺𝖺 𝖶𝖺𝗃𝗂𝗀𝖾𝗒𝗀𝖺 𝗌𝗂 𝖠𝖺𝗇 𝖣𝖺𝖽𝗄𝖺 𝗎𝗀𝗎 𝖰𝖺𝗋𝗂𝗒𝗈 Ooyin tayda ama 𝗂𝗅𝗅𝗂𝗇𝗍𝖾𝗒𝖽𝖺..😢😭😭💔
Wuxuu ku yiri waan ku jeclahay markaas bay ku tiri ilaa intee in leeg ayaad ijeceshahay
Suu kuyiri waan soconayaa ilaa inta aan socdo in leeg ayaan ku jeclahay kedib socodkiisii ayuu iska bilowday ninkii hada ilaa 3 sano waa maqanyahay iyadiina way sugaysaa weli 😢
ninka jaceyl muu lamaqanyahay mise wax kalaa jira.. ani waaku wareeray.
😂😂😂😂
Bilaash haysaga hadlaane anaad ii tahay baxnaano kolaba ka baaqan maayo Zuldaamadayda❤️🔥🌎🥹❤🥹
Marka aad nuglaatee Nabar uuku gaadhaan Ana niyad samaantiyo Lumiyaa nashaadkoo Waan kula nusqaamaa🩸💉🥺💔
𒊹︎︎︎
Ku biir kannaalada waan ku hubaa way ku anfici. Magaca ku dhufo oo JION dheh.
𒊹︎︎︎
᯾ KOOXDA KULMIS ᯾ PART3⃣
𒊹︎︎︎
𒊹︎︎︎Quraanka iyo sayniska
𒊹︎︎︎ TALO CAAFIMAAD
𒊹︎︎︎ Som digital academy
𒊹︎︎︎ Al furqan online school
𒊹︎︎︎ Baro telegramka
𒊹︎︎︎ Aqoon wadaag
𒊹︎︎︎Som digital academy
𒊹︎︎︎ Qormooyin jacayl
𒊹︎︎︎ Maan dhaye
𒊹︎︎︎ Xirfad tech
𒊹︎︎︎ Motivation (dhiiri galin)
●A&S family
𒊹︎︎︎ Salma xikmawi
𒊹︎︎︎ Madxafka taariikhda
𒊹︎︎︎ lammaane family
𒊹︎︎︎ maskax maal
𒊹︎︎Wehel walaal
𒊹︎︎︎Talo caafimaad
● Qisas iyo khayr
● Som digital academy
𒊹︎︎︎Afkaarta dunida
𒊹︎︎︎ Maan kobac iyo madadaalo
𒊹︎︎︎ Aqoon maal
𒊹︎︎︎ Dhaxal reeb channel
● Noole qalbi wanagsan
● Maalintaada
𒊹︎︎︎ Aqoonta kaa maqan
𒊹︎︎︎ Xikmado iyo dhiiri galin maalin le ah
𒊹︎︎︎ Dhiri gali dadka wanaagsan
𒊹︎︎︎ Ogow show
● jeestoole
𒊹︎︎︎Hogaanka garaadka
𒊹︎︎︎ Abdi risaq sead
𒊹︎︎︎ Dad waynaha
𒊹︎︎︎ Qalbi dagan
𒊹︎︎︎ Dheeliye 24
𒊹︎︎︎ cilmi ku nool
𒊹︎︎︎ Dhaxal reeb
𒊹︎︎︎ suaalo iyo jawaabo
𒊹︎︎︎ Dawrada imaamu shaafici
𒊹︎︎︎ Daarul mustaqiim
𒊹︎︎︎ Wax ka baro diintaada
𒊹︎︎︎ Somali music lyrics
𒊹︎︎︎ Hal abuurnimo
𒊹︎︎︎ Hanaanka guusha
𒊹︎︎︎ Bugga jacaylka
𒊹︎︎︎ Aqoon aroor
𒊹︎︎︎ Taliso
● Islamic digital
● Royal official chanel
●Dacwah chanel
● Zein pro Academy
𒊹︎︎︎ Dhiiri gali dadka wanagsan
𒊹︎︎︎ Wada jirkeena
𒊹︎︎︎ Quluubta chanel
● Anwar mahamed
● Bari samaad hablo kaliya
● Ahlul khayr
● Oraahyo cajiiba
❀▬▬▬▬✪▬▬▬▬❀
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ❀
❀▬▬▬▬✪▬▬▬▬❀
➕Haddaad leedahay kannaal,rabtana
in laguu share gareeyo la xiriir:
@Abdirahmanmohamed1.
Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
Halkan iska diwan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
🇰 🇺 🇱 🇲 🇮 🇸 ❤️
🎉🎉 Habeen Wanaagsan 🌌🌌
@KOOXDA_KOBCIS
💡 "Wax Akhrisku waa Furaha Guusha" 🔐
••••••••••••••••••••••••••••••••••••
╔═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╗
❥︎ Sʜᴇᴇᴋᴏᴏʏɪɴ📚
᯽: @SheekooyinJacayl
᯽: @SheekooyinJacayl
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dʜɪɪʀɪɢᴇʟɪɴ❤️🔥
᯽: @Qoraal09
᯽: @Dhiirigalinmaaline12
᯽: @Ifiyaha_Nolosha
᯽: @BoqortooyoChannel100
᯽: @dhiirigaliyaha_nolasha1
᯽: @HADAFKANOLOSHA
᯽: @wordsbyFariixa
᯽: @Hlganka
᯽: @Meriameriam
᯽: @abditahad
᯽: @furahaGUUSHAnolasha
᯽: @JEESTOLE12
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Bᴜᴜɢᴀᴀɢ📕
᯽: @DhigaalBooks
᯽: @Turjumaad
᯽: @Ifiyaha1
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 📌
᯽: @DHIRIGALISO
᯽: @Turjumaad
᯽: @Cilmiyeys
᯽: @Hal_aburnimo
᯽: @Riyooyinkeena56
᯽: @DadweynaHa1
᯽: @Xikmadoiyodhiirigalin
᯽: @Muwaahipbuskudo
᯽: @Xigmadle
᯽: @MURTISIDE
᯽: @garaadkoboc
᯽: @Anwarmedia88
᯽: @unitedsomalifriends
᯽: @IFIYE2222
᯽: @n|n|jez33
᯽: @Reporter9
᯽: @kabtanhaaraxikmawi
᯽: @Naphizanour
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Dɪɪɴɪ ☪
᯽: @wanagmedia
᯽: @saaafi114
᯽: @Quluubta
᯽: @AHLUL_KHEYR
❖ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ❖
❥︎ Eʀᴇʏᴏ Jᴀᴄᴀʏʟ 💗
᯽: @QoraalloJacayl
᯽: @FAALO_JACAYL
᯽: @Dhemantt
᯽: @aadan123
᯽: @noloshuwaaguul
᯽: @dareen_hadal
᯽: @Qalpijaceyl42
᯽: @ROYAAL_CHANNL
᯽: @DARYEEL_JACAYL_VIP
᯽: @KALSOONI_DARO_OFFICIAL
᯽: @Darenjaceyl1
᯽: @SheekooyinJacayl
⸙ ════ •⊰❂ 🅚︎ ❂⊱• ════ ⸙
❥︎ Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟʟᴏ 🎓
᯽: @DhaqanBile
᯽: @Islamicdigital
᯽: @macaarifacademy
᯽: @learn_english012
᯽: @aqoonta_kaa_maqan
᯽: @Nucaym24
᯽ @MUFAKAR1
╚═══❖•ೋ° 🅚︎ °ೋ•❖═══╝
𒊹︎︎︎ 𝗞𝗮𝗻𝗻𝗮𝗹 𝗞𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻 𝗔𝗵 𝗞𝗮 𝗘𝗲𝗴.
➪ @Kooxda_Kobcis
Ku Biidh.↬𖨆 @SheekooyinJacayl
◥▬▭▭▭▭◳◺🅚︎◿◰▭▭▭▭▬◤
❤️❤️ Salaam!
Saaxiibayaal Waxan Idinka Codsanayaa In Aad Kannaalkaan Join Dhahdaan, Oo aad Inoo Soo Cammirtaan 7k waxyar baa Nooga Dhimman Fadlan Nagusoo Biir Oo Nagu Caawi Gaaritaanka Hadafkeenna.
Mahadsanidiin ✅✅✅
▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁▁
..
۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞۞
᯾ ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
⓵ @DhaqanBile
⓶ @SheekooyinJacayl
⓷ @Turjumaad
⓸ @QoraalloJacayl
↬❢ Dhammaad ❢↫
Hadda ka hor ayaa gabar dameero wadatay wiilal ciyaal suuq ah damceen inay foodeeyaan markaas ayaa waxay ku dhaheen.
Waan ku salaanay dameeraha hooyadoodeeyy?
Iyadoon is dhibin ayaa waxay ugu jawaabtay waan idiinka qaaday ilmaheygoow.😭😂😁
Wiilashii xishood dartiis wayba iska yaraadeen waayo si dadban caaydii iyagay kusoo laabatay.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
𝐴𝑑𝑘𝑎𝑦𝑠𝑖 𝑗𝑎𝑐𝑎𝑙 ♥️
part 4
Qore:: jestoole
-----------------
Sagal aya ka daba kacday markay qolki gashay way iska seexaty isna sidii dhaqankisa ahayd dhulka intu seexday ayu mobelkisi laso baxay isago asxabtisa la sheekeysanaya Kadib Gabar ayu wacay isago farxad io sheeko isla watan ayu dhahay quruxey Bari Wan ku Imanaya Aad Ayan Kugu xiise Sagal intas way maqlaysa Lkn dhag uma dhigin Wayna iska seexaty
Subaxdi Marki laso kacay ayay sagal quracdi diyaarisay Marki miiska lays kugu imid Ee la Quracday ayu Hanad dhahay Hooyo Safar aya saka ahay wana bixi raba Halke ayay ku tidhi Mama’di markas ayu idhi (Canada ) tagaya halkas ayan hawlo ka leyahay Mama’di aya ku tidhi mad iska joogtid hooyo markas ayu dhahay wa qasab ina baxa hooyo markas haye ku dhahday Markas ayu dhahay wan diyaar garoobaya qolkisa ayu galay kadib sagal aya dhahday hooyo isug hanad aya diyaarinayaye markay qolka ugu gashay ayay ku dhahday kalaay hooyo mad runta u sheegtid ina Naago u tagaysid Marks intu uso dhawaday ayu ku dhahay Aniga noloshyda faraha lama so gali kartid waxna kama galin runtayda io bentyda oky sagal ilin aya kuso istagtay wayna iska Aamustay markas ayu u raaciyay hooyaday waxba uma sheegi kartid sagal wayka baxday qolkisa bananka intay tagtay kuso oohin dhamaysaty markas ayay wax ay sameeyso garan wayday mama’da haday runta la wadaagi lahyd Xanuuno ayay ledahay oo naxdinta io warwarka wa laga ilaaliya
Sagal ma laha hablo ay saxib la tahay oy wax la wadaagto rerkeeda uma sheegto dhibkay ku jirto Wayna iska samirty ilahy ayay talo saraty
Hanad asxaabtisa aya u imid si’ay usi keexeyan uso baxay hooyadi ayu macsalaameyay una baxay ✈️
Sagal wajigeeda murug aya ka muqata mama’di ayaa ku tidhi ma waxad ka warwarsan tahay tagi tanka hanad sagal dhibka maba ay dareensin sidi laba qof oo isku fican inay kala tagen Camal ayay u tidhi hooyo haa safarku u iska naxdin badan yahay markas ayay qolkeda gashay iyado leh ilahow nin aan waxba ogayn ha Cadaabin
Mama’da waxay moodaysa inay Nin io naagti isku yihiin maba oga colaada dhextala labadan qof
Hanad hooyadi ayu so wacay una sheegay inu nabad tahay sagal oo mama’da agjoogty aya maqlaysa iyado niyada ka tidhi alhamdulilah
Sheekada inti macaanka io murugta ahayd wayso socota 🥺
Repost from Hoganka nolosha✨️🦁
اللهــــم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما صليت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم، وبارك على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد كما باركت على سيدنا إبراهيم وعلى آل سيدنا إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد 🌷
Jimco karim AQRISTOW
👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/hlganka
Noloshan waxkale kama dhaxlin❤️
Anan ka ahayn inan noqday boqorada kaliya ee hantiday qalbigaga❤️🥺
Zubax wnagsan singles 🥹😭😁
Ninkan Dhalinyarada ah Waxa la dhaha jestoole, kaliya laba Bilood ayuu Gym Galay , Xasan muusan cunin Cuno protein leh , Xataa Exercise ama Alaamiito adag Muusan qaadan
Sirta ayaa ah Cunto Nidaamsan kaliya’
FG: jestoole Waa Ninka Gadaaal Taagan😭😂😂😂
Su.aaaal hal xiraale ah::
Labo nin ayaa waxay isku dagaaleen meel dabaq korkiisa ah labadii nin mid kamidaa lasoo tuuray, markuu dhexda soo maraa yay uuusan dhulka soo gaarin ayaa xabad waxaa kudhuf tay nin dabaqa saarna asagana, kadib dhulka ayuu kusoo dhacay; markaasna waxaa jiiray nin watay gaari , hadaba nin ka yaa dilay...¿😁🤔
Markasta oon dhageyesto qiso jaceyl AMA an akhriyo sheko jaceyl waxan dareema jaceyl .
Taasi waxay I tuseysaa In jaceylku cidkasta dareemin marka laga reebo "ruux wax jecel iyo ruux naxariis badan " subx Wngzn🥰
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
