🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
前往频道在 Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
显示更多4 613
订阅者
-1224 小时
-497 天
-16430 天
帖子存档
Hambalyo hambalyo GABDAHENA MAR WALIBA TARTAN MANILA GALI KARNO GULEYSTA DHAMANTIN🫡❤️ congratulations 🎉🎉🎉👏
B:FARAX VS XALIMO
WAQTIGA 22:30
DD: MOO
DJ RUMAAN
XALIMO is adkeee
FARAX adnah is adkeee
Wllky hooyo qaliin ayay galaysay ilaa hada talefana la'iga qabanaayo wx wx iishegana wan layahy cabsi ayaa igu jirta wllhi 1 Mr igu sowada duceeya in war khayr qaba la'iso sheego yaarap😭😭💔
Queentaa hooyaded aya qalin galeso an uwadaa duceyno dhamanteen zxpyal
inuu Alle fududeyo Amiin Amiin 🤲🤲🤲
Caawo wax weyn oo muhiim ah aya la shaacin doona fadlan soo xaadir call ka weyn ee T.E ✅
FG. Ha maqnaanin si fursadan aysan kuu dhaafrin✍️
🌙 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐍 𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍𝐄𝐄𝐃
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐬𝐢 𝐓𝐨𝐨𝐬 𝐀𝐡 𝐔 𝐃𝐡𝐢𝐜𝐢 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐀𝐐𝐎𝐎𝐍𝐄𝐃𝐊𝐀 2𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐔𝐃𝐇𝐀𝐗𝐄𝐘𝐀 𝐆𝐎𝐑𝐆𝐎𝐑 𝐕𝐬 𝐇𝐀𝐑𝐌𝐀𝐂𝐀𝐃
𝐖𝐚𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢 2 𝐋𝐀𝐁𝐀𝐃𝐀 𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐓𝐀𝐑𝐓𝐀𝐌𝐀𝐘𝐎
🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐧𝐚𝐜 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝
🪬𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:🔮𝐄𝐍𝐓𝐄𝐑𝐓𝐀𝐈𝐍𝐌𝐄𝐍𝐓🔮
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 10:00𝐏𝐌 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍
𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧✅.
𝐖𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫𝐤𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐀𝐰𝐨𝐨𝐝”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️
CAWA WA HABENKA ISKABULADA, HADA SINGLE TAHAY SOFAKO.
..WAQTI YAR AYA KAHAREY SOFAKO.
SAFKA HORE YAA LAGA WANIN GAMBARKAGA SOODIYARSO
MALMAHA KALA WAQTIGANA KALA WACAN
WAQTI AAT KU RAAXESATAY MUSAN KALUMIN
ADIGO XIDIGENKARA SAFKADAMBE YALAGUGU ARKIN
ONE LOVE ❤️ ONLY T:E
DEG DEG
Caawo oo sabti ah gabar ayaa labadaydah walid iga soo doonatay waxay diyaar utahay in ay i aroosto wixi qarash arooska ku kacayanah iyadah diyaar leh
Markay halkas bahasha marayso waxan soo xasuustay maah maah aheed kuraysa iyo hosaysabo lagabo gurabo xalima dhaban 😫😂
Ilataliyah weysadah maku ilashadah 🥹😂🥄
Rawahul dj bro cade
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
