🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
前往频道在 Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
显示更多4 569
订阅者
-224 小时
-267 天
-15730 天
帖子存档
Mar kasta waxaad ugu mahad naqdaa allah (sw) nimcada uuna siiyay ee islanimada sbbta oo ah hanuunka alle weyne ayaa leh umadeena soomaliyeede alle ayaa la doonay.
𝑤𝑎𝑥𝑎𝑎𝑎 𝑗𝑖𝑟𝑎𝑦 𝑛𝑖𝑛 𝑘𝑎𝑎𝑠 𝑜𝑜 𝑙𝑎 𝑦𝑎𝑎𝑏𝑎𝑦 𝑥𝑖𝑟𝑖𝑖𝑟𝑘𝑎 𝑘𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑥𝑒𝑒𝑦𝑎 𝑠𝑜𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑑𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑞𝑢𝑟'𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑤𝑎𝑎𝑦𝑜 𝑚𝑎𝑠𝑎𝑎𝑗𝑖𝑑𝑎 𝑎𝑑𝑢𝑢𝑛𝑘𝑎 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛𝑘𝑜𝑜𝑑 𝑤𝑎𝑥𝑎 𝑔𝑎𝑐𝑎𝑛𝑡𝑎 𝑘𝑢 ℎ𝑎𝑎𝑦𝑜 𝑤𝑎𝑎 𝑠𝑜𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖 𝑚𝑖𝑑𝑘𝑎 𝑘𝑢 𝑡𝑎𝑟𝑡𝑎𝑚𝑎𝑎𝑦𝑜 𝑞𝑢𝑟'𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎 𝑤𝑎𝑎 𝑠𝑜𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖 𝑤𝑎𝑥𝑎 𝑢𝑢𝑛𝑎 𝑦𝑖𝑟𝑖 " waxaa lagaa yaaba in uu jiro xiriir ka dhaxeen jiray soomalidii hore iyo allah waxaana laga yaaba rumeentii ay rumeeyen alle ayadoon wax dagaal ah uusan dhicin in ilaahey uu ugu badalay in ilmihii ay dhaleen in uu qur'aankiisa ku xifdiyo dunida kor koodana uu ku siiyay sharaf " 😭🤲 Alx
Gabadh walbo oo maanta iyadoo sooman afurka diyaarisay laka yaabo qaarkoodna in ay wajacsanaayeen/xanuunsanaayeen
Waxaan Alle ugu baryaa in uu Dambigooda alle dhaafo muraadka ay leeyihiin aduun iyo aaqiro alle meel aysan ka fileynin haka siiyo
Abayo/walshey Mahadsanid La,aantaa Rageenu Nolosha way nu gu adagtahay😭
Runtaa waxey tahay in adiga tahay qofka kaliya aan si dhab ah ugu xiisay mararka qaar waxaan arkaa anigoo kaligey meel cidlo ah fadhiyo qalbigeyguna uu xagaada soojiro ❤️🥰 my heart 🥰😍🤩
Barqo wngsan qaraabo
Repost from N/a
Rᴀᴍᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀɪɪᴍ Cᴜʟɪᴍᴏ 🤍
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 ❤️⚡️😇
Admin - @Zaxiibka_nolosha
Yartii aan jeclaayee
Igu beertay cashaqaan.💝
Darteed udhibtoonayo
Yaa wax iigu sheega💔
𝐚𝐬𝐱𝐩𝐞𝐲 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐬𝐚𝐧𝐡𝐲 𝐢𝐬𝐨 𝐝𝐮𝐜𝐞𝐞𝐲𝐚 😢🙃 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐱𝐬𝐡𝐨 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐥𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐝𝐮𝐜𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐝𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐝𝐮𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐬𝐭𝐚𝐣𝐚𝐚𝐛𝐨🤲🤲
Beenaha sii dabar go'aya.😂🏃♂
Gabadhii marka wiil uu jeclaado odhan jirtay walaalow reerkayagaa nin bay igu darayaan si uu isag guursado ee amaan isii😁😁 cid meel ku sheegta miyaa aragteen horta waa u xiisaye😁😂😁😂😁😂😁😂😂😁😂Si walbo cadow u leedahay ha noqon qof isku jabiya maanta qofna uma baahnid oo aan ka ahayn ilaahey s.w.t & waalidiintaada 🔥☝️
فلسطينيون يلقون نظرة الوداع على أقاربهم الذين ارتقوا بعد قصف منزلهم في رفح اليوم
Falastiiniyiinta ayaa sagootiyay eheladooda oo kasoo kabtay kadib markii gurigooda lagu weeraray maanta magaalada Rafah.
Caruurta Sidaa ayey U dhamaanayaan Maalin walpo Wallahi 💔🥺😥
Waynu Soomanahy Duco ayaan u awoodnaa 😢☝️Aan u ducayno Dhalanyaro :-
الهم انصر اخواننا في فلسطين🤲🇵🇸
الهم انصر اخواننا في فلسطي🤲🇵🇸
الهم انصر اخواننا في فلسطين🤲🇵🇸
Inta aad Awoodo ku cel celi Ducadaan 💔😭
Codsi muslimiinta kale u share gareey Si ay ducadeena ugu badato SHARE DHEH 👈
# فضائل شهر رمضان🌙
✍️قال العلامة ابن عثيمين رحمه الله :
《 عباد الله : إن شهـر رمضـان شهـر مغـنم وأربـاح ، فاغتنمـوه بالعـبادة ، وكثـرة الـصلاة ، وقراءة الـقرآن ، والـذكر ، والـعفو عن الـناس ، والإحسـان ، وأزيلـوا العـدواة والـبغضاء بينكم ، والشحـناء 》.
الضياء اللامع (١٦٥/٢)
🌷_
Fadliga Bisha Ramadaan🌙 ✍️Calimkii Ibnu Cuthaymiin Allaha u naxariistee wuxuu yiri: 《Adoomada Ilaahay: Bisha Ramadaan waa bil Qani iyo Faa'iido, ee ka faa'iidaysta Cibaadada, Ducada badan, Qur'aanka akhriska, Xuska, Cafiska Dadka iyo Fadliga, iskana saara Colnimada iyo nacaybka dhexdiina ah. iyo ciil.
Xikmad waqtiga ku sabsan ✅️✍️💯
Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo isku mid ah, waayo biyaha wabigu waa kuwa socdo markasta,
Haben wngsn ❤️🔥😘
Muhiim ma ahaan waxa ay dadka kLe kaa aaminsanyihiin
Lkn waxaa muhiim ah waxa aad adigu naftaada ka aaminsantahay ❤️🫡
Duhur wngsn 🔥
https://t.me/addlist/oxwm2R7XOUI4YjFk
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
