ch
Feedback
Abdalla Crypto

Abdalla Crypto

前往频道在 Telegram

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa https://t.me/+z172W-mr4ec2YmY0

显示更多
4 933
订阅者
无数据24 小时
-207
-11530

数据加载中...

标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
五月 '25
五月 '25
+1
在0个频道中
四月 '25
+3
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+1
在1个频道中
Get PRO
二月 '25
+7
在3个频道中
Get PRO
一月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+13
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+3
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+91
在1个频道中
Get PRO
九月 '24
+24
在1个频道中
Get PRO
八月 '24
+2
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+1
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+1
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+5
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+8
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+32
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+136
在0个频道中
Get PRO
一月 '24
+194
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+150
在0个频道中
Get PRO
十一月 '23
+26
在0个频道中
Get PRO
十月 '23
+9
在0个频道中
Get PRO
九月 '23
+64
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+38
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+36
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+103
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+84
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+5 398
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+1 041
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+372
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+658
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+3 044
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+644
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+533
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+293
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+339
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+618
在0个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
29 五月0
28 五月0
27 五月0
26 五月0
25 五月0
24 五月0
23 五月0
22 五月0
21 五月0
20 五月0
19 五月0
18 五月0
17 五月0
16 五月0
15 五月+1
14 五月0
13 五月0
12 五月0
11 五月0
10 五月0
09 五月0
08 五月0
07 五月0
06 五月0
05 五月0
04 五月0
03 五月0
02 五月0
01 五月0
频道帖子
Ramadan mubarak ☪️ ilaheey nabad iyo caafimaad hamoogu dhameeyo dhamaanteen 🤲
Ramadan mubarak ☪️ ilaheey nabad iyo caafimaad hamoogu dhameeyo dhamaanteen 🤲

2
Tirada ganacsiga ee shabakadda Solana waxay hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo Noofambar sanadkii hore, iyadoo ho
Tirada ganacsiga ee shabakadda Solana waxay hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo Noofambar sanadkii hore, iyadoo hoos u dhacday 93% laga soo bilaabo heerkii ugu sarreeyay ee ganacsi maalinle ah ($36 bilyan) xilligii la sii daayay lacagta Trump. Dadka waxay ku khasaareen lacagaha meem-ka aad ayayna u baaba’een ilaa aysan xitaa lacag u haysan inay wax ku ganacsadaan 😂😭😭
200
3
🔵 Suuqyada Mareykanka waxay xiran doonaan berri Isniin oo ah fasaxa Maalinta Madaxweynayaasha 🇺🇸
🔵 Suuqyada Mareykanka waxay xiran doonaan berri Isniin oo ah fasaxa Maalinta Madaxweynayaasha 🇺🇸
190
4
🔹 War Cusub Binance waxay ka codsatay isticmaaleyaasha dalka Masar 🇪🇬 inaysan tirtirin app-ka, waxayna sheegtay inay wada-
🔹 War Cusub Binance waxay ka codsatay isticmaaleyaasha dalka Masar 🇪🇬 inaysan tirtirin app-ka, waxayna sheegtay inay wada-hadallo kula jirto maamulka Masar si loo xaliyo arrinta
173
5
🚨 Degdeg ah‼️ Elon Musk ayaa ku dhawaaqay in Grok 3, oo lagu tilmaamay “caqliga macmalka ah ee ugu caqliga badan dunida,” la
🚨 Degdeg ah‼️ Elon Musk ayaa ku dhawaaqay in Grok 3, oo lagu tilmaamay “caqliga macmalka ah ee ugu caqliga badan dunida,” la sii deyn doono Isniinta 8:00 fiidnimo waqtiga Pacific. Sii deyntan waxaa weheliya bandhig toos ah oo ku saabsan nidaamka AI-ga
149
6
🇦🇪 War Cusub: Xafiiska xakameynta crypto ee Dubai (VARA) wuxuu sheegay in memecoins laga soo saaray Imaaraadka ay waajib ku
🇦🇪 War Cusub: Xafiiska xakameynta crypto ee Dubai (VARA) wuxuu sheegay in memecoins laga soo saaray Imaaraadka ay waajib ku tahay inay u hoggaansamaan xeerarka VARA
124
7
War Deg-Deg ah: Cinwaan aan firfircoonayn oo haystay 300 BTC ayaa la dhaqaajiyay markii ugu horreysay muddo ku dhow 11 sano!👀
108
8
Madaxweynihii Argentina waxaa uu yiri akoonkayga waa la jabsaday shaqana kuma lihi coinkii la soo galiyey Twitterkayga. Coink
Madaxweynihii Argentina waxaa uu yiri akoonkayga waa la jabsaday shaqana kuma lihi coinkii la soo galiyey Twitterkayga. Coinkii $4 ayuu gaaray hadana waa $0.19
133
9
🔥 War Cusub: Barclays Bank ayaa shaaca ka qaaday inay heysato $131 milyan oo ah maalgashi ku jira BlackRock’s IBIT Bitcoin E
🔥 War Cusub: Barclays Bank ayaa shaaca ka qaaday inay heysato $131 milyan oo ah maalgashi ku jira BlackRock’s IBIT Bitcoin ETF, sida ku cad warbixinteedii ugu dambeysay ee loo gudbiyay SEC
105
10
🚨 Brad Garlinghouse wuxuu yiri in sanduuqyada maalgashiga ee XRP ETFs ay yihiin wax lama huraan ah. Wuxuu mar walba xasuusiy
🚨 Brad Garlinghouse wuxuu yiri in sanduuqyada maalgashiga ee XRP ETFs ay yihiin wax lama huraan ah. Wuxuu mar walba xasuusiyaa in XRP ay ahaan lahayd lacagta labaad ee ugu weyn kadib Bitcoin, haddaysan jirin dacwadaha maxkamadeed ee SEC ka dhan ah.🔥
107
11
🚀 Bangiga Barclays ayaa shaaciyay in uu haysto Bitcoin qiimihiisu yahay $131 milyan isagoo adeegsanaya saamiyada $IBIT, sida
🚀 Bangiga Barclays ayaa shaaciyay in uu haysto Bitcoin qiimihiisu yahay $131 milyan isagoo adeegsanaya saamiyada $IBIT, sida lagu sheegay warbixintiisa maaliyadeed ee ugu dambeysay! 🔥💰
116
12
🔸 Wararkii Ugu Dambeeyay Xafiiska Bitcoin ee El Salvador ayaa shaaciyay kulan dhex maray Madaxweyne Bukele iyo Maamulaha Guu
🔸 Wararkii Ugu Dambeeyay Xafiiska Bitcoin ee El Salvador ayaa shaaciyay kulan dhex maray Madaxweyne Bukele iyo Maamulaha Guud ee Strategy, Michael Saylor, oo ka dhacay Casa Presidencial. Waxay sheegeen in kulanka lagu falanqeeyay Bitcoin
117
13
Shakhsi ama hay’ad weyn (whale) ayaa ku iibsatay Bitcoin qiime dhan $255 milyan oo doollar ah iyada oo loo marayo madal suuqg
Shakhsi ama hay’ad weyn (whale) ayaa ku iibsatay Bitcoin qiime dhan $255 milyan oo doollar ah iyada oo loo marayo madal suuqgeynta Binance. Su’aasha: Tallaabadani ma waxay dhalin kartaa koror qiimo ama dhaqdhaqaaq weyn oo suuqa ah?
193
14
Warbixin ay daabacday Yahoo Finance ayaa sheegtay in sannadkan 2024, in ka badan 88,000 oo qof ay noqdeen milyoneero crypto a
Warbixin ay daabacday Yahoo Finance ayaa sheegtay in sannadkan 2024, in ka badan 88,000 oo qof ay noqdeen milyoneero crypto ah, iyadoo lix ka mid ah ay noqdeen bilyaneerro crypto ah. Dhanka kale, warbixin ka soo baxday Webopedia ayaa soo bandhigtay liiska qaar ka mid ah malaayiinleyda ka faa'iidaystay suuqaan ay intooda badan ka soo baxeen meme coins-ka, taanoo sii xoojinaysa warbixintii Yahoo ayaa tibaaxaysa in inta badan ay meme coins-ka milyaneero ka noqdeen. Waxaa muhiim ah in la ogaado in maalgashiga cryptocurrencies, gaar ahaan meme coins, uu yahay mid khatar badan leh, waxaana lagula talinayaa maalgashadayaasha inay sameeyaan cilmi-baaris qoto dheer ka hor inta aysan gelin maalgashi noocan ah, sidoo kale dadkaasi waxay ahaayeen intooda badan meme coin traders ma aysan ahayn kaliya investors. Sannadkaan macquul matahy inaan aragno Soomaali millinaire ka noqday suuqaan?
215
15
Maamulaha guud ee Metaplanet Simon Gerovich ayaa sheegay inay "bilaabanayaan hadda" isugaynta Bitcoin, ka dib markii ay iibsa+1
Maamulaha guud ee Metaplanet Simon Gerovich ayaa sheegay inay "bilaabanayaan hadda" isugaynta Bitcoin, ka dib markii ay iibsadeen ku dhawaad 620 $BTC oo ka yar $100k
180
16
🚨BREAKING $NEWS: RUSSIA WUXUU KU DHAWAAQAY INAY BITCOIN U ISTICMAALAAN LACAGTA CAALAMIGA AH 🔥🔥
🚨BREAKING $NEWS: RUSSIA WUXUU KU DHAWAAQAY INAY BITCOIN U ISTICMAALAAN LACAGTA CAALAMIGA AH 🔥🔥
168
17
Scamer ayaa xaday ku dhawaad $500,000 isagoo jabsaday in ka badan 15 akoon oo ku yaal 𝕏 (Twitter) iyada oo loo sii marayo ii
Scamer ayaa xaday ku dhawaad $500,000 isagoo jabsaday in ka badan 15 akoon oo ku yaal 𝕏 (Twitter) iyada oo loo sii marayo iimaylo phishing ah oo iska dhigaya kooxda goobta, ka dibna waxay isticmaaleen xisaabaadka si ay ugu Xayaysiiyaan memecoins
144
18
Turkiga ayaa soo saaray sharci loo baahan yahay in dadka isticmaala cryptocurrency ay bixiyaan xogta aqoonsiga wax kala iibsi+1
Turkiga ayaa soo saaray sharci loo baahan yahay in dadka isticmaala cryptocurrency ay bixiyaan xogta aqoonsiga wax kala iibsiga wixii ka badan $425.
155
19
Shabakadda SUI ayaa kor u dhaaftay $2 bilyan wadarta qiimaha la xiray (TVL -keeda) total value locked bishan. Hadda waxay ku
Shabakadda SUI ayaa kor u dhaaftay $2 bilyan wadarta qiimaha la xiray (TVL -keeda) total value locked bishan. Hadda waxay ku fadhidaa $2.27B ka dib koror 16% ah 30kii maalmood ee la soo dhaafay
134
20
War Hadda Soo Dhacay 🔴 Hay’adda Cashuuraha ee Mareykanka 🇺🇸 ayaa sheegtay in kaydinta cryptocurrencies ay ku jirto cashuur
124