Nasra Bashir Ali
前往频道在 Telegram
Deputy Director of Media & Communication Office of the Prime Minister. & correspondent to OPM Somalia
显示更多📈 Telegram 频道 Nasra Bashir Ali 的分析概览
频道 Nasra Bashir Ali (@nasrabashir) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 49 084 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 5 466,并在 索马里 地区排名第 226 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 49 084 名订阅者。
根据 10 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -1 529,过去 24 小时变化为 -59,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 已认证(Telegram 官方确认)
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 13.71%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Deputy Director of Media & Communication Office of the Prime Minister. & correspondent to OPM Somalia”
凭借高频更新(最新数据采集于 11 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
49 084
订阅者
-5924 小时
-3467 天
-1 52930 天
帖子存档
49 084
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.
49 084
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda.
49 084
Repost from Telefishinka Qaranka
Ciidamada Xoogga Dalka ee Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa soo afjaray Khawaarijtii soo weerartay deegaanka Kudhaa ee hobolka Jubbada Hoose, iyagoo warbaahinta u soo bandhigay meydadka maleeshiyaad badan oo ka tirsan Khawaarijta iyo horjoogayaashoodii oo lagu laayey dagaalka.
Sidoo kale, Ciidamada ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay dagaalka Kudhaa uga furteen Khawaarijta, kuwaas oo lagu furtay cadowga kadib markii lagu laayey dagaalka.
Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in dagaalkaan oo soo bilowday waaberigii hore ee shalay ay saakay soo afjareen, kadib markii ay hareereeyeen cadowga, kadibna ay ku laayeen halkaas, iyagoo ugu dambeyn soo bandhigay meydadkooda oo tiro beel ah.
49 084
Abwaan Guure iyo xusuustiisa Masjidka Abuu Hureyra, waayihii ay Khawaarijtu joogtay Suuqa Bakaaraha.
49 084
Kumuu ahaa Injineer Ismaaciil horjoogihii Jilib lagu dilay ee Khawaarijta qaraxyada u samey jiray?
49 084
Wasiir Fiqi oo soo bandhigay xogta Horjooge Injineer Ismaaciil oo Muqdisho ka fuliyey qaraxyadii lagu laayey shacabka ee Soobe, Ceelgaabta, Ex-control iyo kuwa kale iyo Horjooge Qoorleex oo ahaa isku xiraha guud ee Khawaarijta, kuwaas oo lagu dilay Jilib.
49 084
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra'iisul Wasaaraha Yuhuudda, kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah.
49 084
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Kormeereyaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
49 084
Shacabka deegaanada Sabiib iyo Caanoole oo maanta raashin loo qeybiyey ayaa soo bandhigay baahiyo badan oo heysta.
49 084
Guul weyn: Buundada muhiimka ah ee Sabiib iyo Caanoole oo dib loo dhisay, kadib burburkii ay u geysteen cadowga Khawaarijta ah.
49 084
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirro ka socda siddeed dal oo kala ah; Masar, Indonesia , Sweden, Cuba, Canada, Finland iyo Norway.
49 084
Garmaqalka Horjoogihii Aragagisada u qaabilsanaa Gobolka shabeelaha Dhexe Maxkamadda Ciidamada .
49 084
Ra’iisul XFS Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta oo Axad ah dhaggax dhigay machadka cilmibaarista beeraha, oo hoostagi doona wasaaradda beeraha iyo waraabka Soomaaliya.
49 084
Ciidamada Puntlad ayaa dileen Madaxii kooxda Miinoyinka dhigayey ee Firxadka Argagixisada Daacish, waxaa la qabtay qaraxyo & agabkii uu watay.
49 084
Diyaaradaha Ciidamada Cirka oo ka qayb ah Hirgelinta Doorashooyinka Qaranka ayaa Degmada Waajid ee gobolka Bakool geeyay qalabka isdiiwaangelinta Doorashooyinka.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
