2 467
订阅者
无数据24 小时
无数据7 天
无数据30 天
帖子存档
2 467
Jimce wanaagsan ❤️
Maanta waa jimce waana bil ramadaan Waana bishii acmaasha labalaabayay Ku salli Xabiibkeena jimcayasha kale wee ka duwan dikriga rabbigaana badi Kuna Nafis ajar labalaabana qaado 🤚🏽💕
AQrisana سورة الكهف
😻🤚🏽
2 467
GROUP whatsapp kas cidi rabto 🤚🏽🥺🫶🏽
KHEyrka iyo wanaaga walaalaha kaalay la qeebso ❤️
2 467
Berito wexee ubadan thy Ramadaan bishii barakaysneed bishii cafiska badneed bishii adoomada loo danbi dhaafaayay Walaalahay Rabbi hanaga dhigo kuwa Rabbi uu ka Raali noqdo Ramadaan Wacan 💕🫶🏽🌚
آمين 💕🥺🤲🏽
2 467
Jimcihii udanbeeyay bisha Shacbaan 🥺❤️
RAMADAAN Waa Imaade Wali ma Sidaadi baa Danbi iyo macsiyo ugu jidhaa war Dadow Rabbigeena Aan ka cabsano 🥺🤚🏽
