Public Diplomacy
前往频道在 Telegram
Department of Communication and Information Technology (CIT) at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation. Tasks: public diplomacy, cultural diplomacy, issuing press releases, public relations and technology. https://www.mfa.gov.so
显示更多芬兰2 654未指定类别
2 761
订阅者
+424 小时
+347 天
+12630 天
数据加载中...
吸引订阅者
十二月 '24
十二月 '24
+50
在0个频道中
十一月 '24
+52
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+47
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+143
在3个频道中
Get PRO
八月 '24
+114
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+52
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+76
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+90
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+78
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+88
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+75
在0个频道中
Get PRO
一月 '24
+16
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+62
在0个频道中
Get PRO
十一月 '23
+72
在0个频道中
Get PRO
十月 '23
+74
在0个频道中
Get PRO
九月 '23
+95
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+193
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+195
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+176
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+145
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+130
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+159
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+133
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+160
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+140
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+124
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+184
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+164
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+129
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+100
在0个频道中
Get PRO
六月 '22
+151
在0个频道中
Get PRO
五月 '22
+167
在0个频道中
Get PRO
四月 '22
+134
在0个频道中
Get PRO
三月 '22
+138
在0个频道中
Get PRO
二月 '22
+109
在0个频道中
Get PRO
一月 '22
+167
在0个频道中
Get PRO
十二月 '21
+151
在0个频道中
Get PRO
十一月 '21
+187
在0个频道中
Get PRO
十月 '21
+185
在0个频道中
Get PRO
九月 '21
+119
在0个频道中
Get PRO
八月 '21
+181
在0个频道中
Get PRO
七月 '21
+163
在0个频道中
Get PRO
六月 '21
+1 438
在0个频道中
Get PRO
五月 '21
+132
在0个频道中
Get PRO
四月 '21
+751
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 21 十二月 | +1 | |||
| 20 十二月 | +3 | |||
| 19 十二月 | +3 | |||
| 18 十二月 | 0 | |||
| 17 十二月 | +2 | |||
| 16 十二月 | 0 | |||
| 15 十二月 | +4 | |||
| 14 十二月 | +1 | |||
| 13 十二月 | +7 | |||
| 12 十二月 | +3 | |||
| 11 十二月 | +3 | |||
| 10 十二月 | +3 | |||
| 09 十二月 | 0 | |||
| 08 十二月 | 0 | |||
| 07 十二月 | 0 | |||
| 06 十二月 | +1 | |||
| 05 十二月 | 0 | |||
| 04 十二月 | +3 | |||
| 03 十二月 | +2 | |||
| 02 十二月 | +5 | |||
| 01 十二月 | +9 |
频道帖子
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo muxaadaro ka jeediyay Machadka Diblomaasiyadda
Muqdisho, September 23, 2023 - Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa maanta muxaadaro ka hadlaysay sooyaalka baarlamaanka Soomaaliya ka jeediyay Machadka Diblomaasiyadda, iyadoo uu goob-joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamsa Aadan Xaadow.
Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Mudane Cabdiwali Xasan Xuseen (Fadilatahu), ayaa ku soo dhoweeyay Mudane Jawaari madasha.
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa ka sheekeeyay taariikhda baarlamaanka Soomaaliya, marxalidihii dastuurku soo maray, dowlad dhiska Soomaaliya iyo kaarka aqoonsiga.
In badan 60 qof oo iskugu jiray agaasimeyeyaasha waaxyaha wasaaradda, qaar ka mid ah diblomaasiyiinta iyo saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka faaideystay muxaadaradaasi.
#Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho
->###<-
| 2 | 📣Join our Twitter Space with @HamzaHaadoow @PSMOFA
Topic: Evacuation of Somali citizens stranded in Sudan.
🗓 Thursday, May 25th
🕔 9:00 PM GMT+3
📍Hosted by @MOFASomalia
🔔 Set reminder: https://twitter.com/i/spaces/1BRKjZqMBnoKw
✅Follow
✅RT & Like
✅Comment down your questions
#Somalia #Somali #Sudan #Sudanese | 0 |
| 3 | Wargelin
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, waxa ay ka rajaynaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Suudaan in ay taxadar iyo feejignaan dheeraad ah muujiyaan, isla markaana ay raacaan dhammaan tilmaamaha ka soo baxa Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan, iyadoo ay muhiim tahay in xiriir joogto lala sameeyo Wasaaradda iyo Safaaradda.
Haddaba, waxaa lagu boorinayaa muwaadiniinta in ay iska diiwaan-geliyaan linkiga hoose :
https://som.mfa.gov.so/ | 0 |
| 4 | Cayaartoyda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa ku guulaysatay Koobka Jaaliyadaha ee dalkaasi. | 0 |
| 5 | Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar diblomaasiyadeed u soo xiray 106 howlwadeen
Muqdisho, March 21, 2023 - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta tababbar diblomaasiyadeed oo ku saaban hordhaca diblomaasiyadda iyo habmaamuuska u soo xiray 106 howlwadeen oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda iyo hey’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah , kuwaasi oo muddo hal bil ah ku qaadanayay tababar Machadka Diblomaasiyadda.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa xusay in habmaamuusku yahay luuqad ay madaxdu ku wadahadlaan, isagoo xusay in weji gabax lagala kulmo khalad kasta oo habmaamuuseed oo lagu dhaqaaaqo, waxa uu tilmaamay muhiimadda ay leedahay in la dejiyo nidaam habmaamuuseed oo heer qaran ah oo laga wada dhaqan-geliyo guud ahaan dalka oo la falgalaya nidaamka federaalka.
Hadal uu madasha ka jeediyay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Xamse Aadan Xaadow, ayaa sheegay in cilmigu yahay fure, furahaasina loo baahanyahay in lagu furo albaabada kala duwan ee aqoonta, iyadoo loo baahanyahay in qofku sare u qaaddo heerkiisa aqooneed, kuna dabaqo waxa uu faaideystay xafiisyada iyo hey’adaha uu ka shaqeeyo, una gudbiyo bulshada.
Waxaa xafladda lagu soo xirayay tabbabarkani oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda goob-joog ka ahaa Xildhibaan Danjire Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan (Dhabancad), qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, Macallimiinta Machadka iyo marti sharaf kale.
#Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho
->###<-
Waaxda Warbaahinta iyo Teknoolojiyadda
Department of Communication and Technology | 0 |
| 6 | 没有文字... | 0 |
| 7 | 没有文字... | 0 |
| 8 | 没有文字... | 0 |
| 9 | 没有文字... | 0 |
| 10 | 没有文字... | 0 |
| 11 | 没有文字... | 0 |
| 12 | 没有文字... | 0 |
| 13 | Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, kuna wehliyo Xoghayaha Joogtada Wasaaradda, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku hoggaaminaya Agaasimayaasha, diblomaasiyiinta iyo saraakiisha kala duwan ee Wasaaradda ka qeybgalka isku soo baxa weyn ee dadka ku nool Muqdisho ka dhigayaan maanta Garoonka Cayaaraha Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ee hore loogu yiqiinnay magaca (Stadium Konis) ee waqooyi bari Caasimadda, ujeedkiisuna yahay kacdoon shacabku kaga soo horjeedo argagaxisada nabadda u diidday dalka, dadka iyo duunyada Soomaaliyeed.
#Soomaaliya #Muqdisho #KacdoonkaShacabka | 0 |
| 14 | Ka faaidayso 11 fursado shaqo oo Ururka Midowga Afrika uu soo bandhigay.
Waxa aan rajaynaynaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay isku sharixi doonaan shaqooyinkaasi bannaan.
Guji linkiga hoos ka muuqda si aad u heshid xog dhammaystiran.
https://careers.au.int/en/jobs
#Soomaaliya #Soomaali | 0 |
| 15 | Waxa aan la dabaaldagaynaa dadkeena munaasabadda 62 guurada ka soo wareegatay Maalinta Gobonnimada Soomaaliya🇸🇴, Kowda Luulyo, si aan u adkeyno midnimadeena, madax-bannaanideena iyo wadajirkeena dhuleed si aan uga guul-keenno hiigsiga Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah.
26 June, 1960 - Gobollada waqooyi ee Soomaaliya ayaa gobonnimada ka qaatay gumaystihii Ingiriiska.
1 Luulyo, 1960 - Maalinta Gobonnimada Soomaaliya iyo Israaca labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyadoo maalintani gobollada koonfureed ee Soomaaliya ay gobonnimada ka qaadatay gumaystihii Talyaaniga.
💎💎💎💎💎
We celebrate with our people on the occasion of the 62nd anniversary of Somalia's 🇸🇴 independence day, July 1, to strengthen our unity, sovereignty and territorial integrity to achieve the vision of Somalia at peace with itself and the world
June 26, 1960 - The northern Somali regions gained independence from British colonialism.
July 1, 1960 - Independence Day of Somalia and the unity of the northern and southern regions, as the southern regions of Somalia gained their independence from Italian colonialism.
#Somalia #Somali #Mogadishu #Hargeisa #IndependenceDay
#Soomaaliya #Soomaali #Muqdisho #Hargeysa #1July #KowdaLuulyo #MaalintaGobonnimada #MaalintaIsraaca | 0 |
| 16 | 没有文字... | 0 |
| 17 | Congratulations to the sisterly Republic of Djibouti, government and people, on the 45th anniversary of independence from French colonialism.
Somalia and Djibouti have an ethnic relationship, blood, brotherhood and neighbors, and we seek to consolidate this connection to make it stronger and solid and build a bright future for both countries.
#Somalia #Somali #Djibouti #IndependenceDay | 0 |
| 18 | Congratulations to our Somali people on the occasion of the 62nd anniversary of Somalia's independence.
June 26, 1960 - The northern Somali regions gained independence from British colonialism.
July 1, 1960 - Independence Day of Somalia and the unity of the northern and southern regions, as the southern regions of Somalia gained their independence from Italian colonialism.
#Somalia #Somali #Mogadishu #Hargeisa #IndependenceDay | 0 |
| 19 | Somalia elected His Excellency Mr. Hassan Sheikh Mohamud as the new President of the Federal Republic of Somalia after three rounds of voting by members of the House of People and Senate.
#Somalia #Somali #Mogadishu | 0 |
| 20 | ✍️Internship Advertisement🔊
Internship opportunity for young graduates at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation.
Closing date: 12th April 2022.
See below for details!
🔗➡ https://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2022/04/Internship-advertisement.pdf
#Somalia #Somali #Mogadishu | 0 |
