3 821
订阅者
-324 小时
-237 天
-7230 天
帖子存档
3 820
Sharkadahaan marka aad waxooda iibsaneyso waxaad qeyb ka tahay dilka caruurta yahuudu ku dileyso Gaza.
Ha u ogolaanina in lacag aad bixisay muslim walaalkaa ah lagu dhibaateeyo.
3 820
Mas'uulka Guulaystaha Ah Waxa Uu Ku Tilmaaman Yahay Labo Tilmaan, Waana:
Awood iyo Amaano.
قال تعالى ﴿قَالَتۡ إِحۡدَىٰهُمَا یَـٰۤأَبَتِ ٱسۡتَـٔۡجِرۡهُۖ إِنَّ خَیۡرَ مَنِ ٱسۡتَـٔۡجَرۡتَ ٱلۡقَوِیُّ ٱلۡأَمِینُ﴾
[القصص ٢٦]
3 820
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: ibraahin geedi
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ Su'aalo diini ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
■FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
●Su'aalo Diini ah
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
👇👇
Hadii aad rabto barashada daawooyinka kuliyada Alfurqan online school waxay kuu haysaa fasalo cusub oo pharmacyga ah .
Hadii aad rabto la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
3 820
Galbeedka Maanta Wuxuu Noo Yahay Sida Waraabe Waji Dadeed Ku Adeeganaayo Oo Dadka Oo Daawanaayo Kuwa Qaar Inta Meel Ku Xaraystay Marba Qof Cunaayo Marka Uu Qof Cunaba Wuxuu Leeyahay Libaax Ayaa Cunay Iyo God Ayuu Ku Dhacay, In Badan Oo Dadka Cunaayo Ka Mid Ah Warkooda Ayey Rumeystaan, In Yarna Wey fahansan tahay.
3 820
Wax Naxariis Ah Ma Jirto.
Ilmaha yar wuu weynaan doonnaa wuu dagaalami doonnaa.
Qawaacida dagaalka waxaa ka mid ah, Qofna Ha U Ogolaanin Inuu Noolaado.
Naxariis ma jirto.
Raga dumarka Caruurta Dhamaan waa la tirtiraa.
Erayo Xibir Yahuudi Ka Aqrinaayo Towraadka La Xaqiiqa Rogay.
Sababka Caruurta Loo Laaynaayo
3 820
يا لهــفَ روحـي وآهـــاتـي وآلامــي
يا جَـرْحُ قـلـبي ألا يـا نـزفـه الـدامي
يا دمعُ عيـني على شعــبٍ ينـاشـدنا
ولا "مغيث" ولا "عـونٌ" ولا "حـامي"
ويبعث الصوت مـن ذلٍّ ومـن وهَـنٍ
يشكـو إلى الله مـن ظــلـمٍ وإجــرامِ
يا ربُّ يا ربُّ "نـصـرٌ منـك" مـرتـقـبٌ
يا ربُّ يا ربُّ ســدّد رمــيــةَ الـرَّامـي
رحمـاك يا رب إذا ضـاقت وسـائلهم
يامطعم الخلق يامن تسقي الضامي
عجّـل لهم - يا إلهي - بالـذي سـألوا
نصراً وعزاً ومجداً بـ"الهدى" سـامي
══════ ❁✿❁ ══════
مجهولٌ بيننا ولكنّك عند الله -إن شاء الله- عظيم.
اللهم اجعله فرط خير لوالديه.
#زهور_بين_الحدائق_والقبور
د. بدر بن علي العتيبي
3 820
Ducada waa hub weyn oo wax tar u leh walaalaheena muslimiinta Gaza ducada yaan laga ilaabin kali iyo kooxba.
Ilaahow reer Gaza wey baqayaan ee amin gali Allow wey gaajeysan yihiin ee dharji Allow col xunaa helayee ka dulqaad.
3 820
Marka loo diiday xuduuda in ay ka gudbaan ka dib
Shacabka #URDUN waxay kacdoon ku yihiin labo safaaradood safaarada #mareekanka oo ah taageeraha ugu weyn ee taagero yahuuda iyo safaarada yahuuda lacnad Alle ha ku dhacdee waaba ku dhacdayee.
Inaga soomaalida ah mareekanka iyo waxa la shaqeeyo waa in dalkeena laga saaro wax aan ooga baahannahay Ma jiraan waa in xiryaha xalane laga eryaa loo daataa hadey is adkeeyaan.
3 820
يسبح في دماء إخواننا الأبرياء
اللههم لا حول ولا قوة لنا إلا بك اللهم كن مع إخواننا المسلمين في غزة اللهم انصرهم وارفع عنهم البلاء وأهلك اللهم اليهود والنصارى واخسف بهم الأرض وأمطر عليهم حجارة من السماء
3 820
Kani waa Joseph
Joseph waa 71 sana jir Xagjir Nasraani American ah shalay ayuu hooyo iyo ilmaheedii oo ahaa muslimiin Falasdiiniyiin ah ku weeraray gurigooda, canug 6 jir ah waa dilay hooyadiina waa dhaawacay.
Markii uu weerarka geysanayay wuxuu ku qeylinayay in uu Yahuudda u aargudayo.
La ma odhan waa argagaxiso madaama uusan Islaam ahayn.
Joseph diin iyo dareen baa howshaas kukaliifay oo uu la xanuustay walaalihii yuhuuda lalaynayo.
#x
3 820
Repost from سبيل النجاة
سيكتب التاريخ .. أن غـ.ـزة
كانت تقاتل لوحدها .. وحولها 21 بلد عربي
مدجج بالسـ.ـلاح .. لم يحرك ساكنا..
للأسف..
سيكتب التاريخ .. أن الإمدادات العسكرية الأمريكية دعماً لجيش الإحتلال انطلقت من قاعدة الأمير الحسن الجوية في الأردن..
للأسف..
سيكتب التاريخ .. أن متطوعين إماراتيين تطوعوا في صفوف نجمة داوود الحمراء للمساعدة في علاج الجرحى الصهاينة..
للأسف..
سيكتب التاريخ .. أن أبناء غزة احتاجوا الغذاء والدواء والماء وعلى مرأى ومسمع من العالم، وجمهورية مصر العربية لم تستطع إدخال شاحنة معونات لإغاثتهم..
للأسف..
سيكتب التاريخ .. أن غزة الصغيرة البسيطة المحاصرة منذ أكثر من "17" عاماً، قهرت جيش يخشاه "21" جيش من جيوش الدول العربية..
للأسف..
سيكتب التاريخ .. أن غـ.ـزة
رسمت طريق الأمة وثبتت على مواقفها ولم ترضخ للإحتلال وأعوانه، في الوقت الذي يهرول قادة الأمة للتطبيع مع هذا الكيان المجرم الزائل..
للأسف..
ماذا نقول غيرحسبنا الله ونعم الوكيل
منقول
3 820
#Erayga_ah_Black_day_sharciga_muxuu_ka_qabaa ?
Ma banaan tahay in la caayo ama waxaan fiicneen lagu tilmaamo xilliga waqtiga sanadka bisha maalinta ?
Sharci ahaan ma banaano in la caayo zamanka maxaa yeelay ilaahey xadiis qudsi ah wuxuu ku yiri :
يقول الله تعالى: يؤذنيي ابن آدم يسب الدهر وأنا الدهر بيدي الأمر أقلب الليل والنهار. رواه البخاري ومسلم واللفظ للبخاري.
Ina aadane wuu i dhibayaa waxa uu caayayaa zamanka anigana waxaan ahay abuuraha zamanka talada gacantayda ayey ku jirtaa habeenka iyo maalinta ayaan gadgadiyaa.
Waxaa wariyay Bukhaari iyo muslim.
قال الإمام البغوي في تفسيره: "وَمَعْنَى الْحَدِيثِ: أَنَّ الْعَرَبَ كَانَ مِنْ شَأْنِهِمْ ذَمُّ الدَّهْرِ، وَسَبِّهِ عِنْدَ النَّوَازِلِ، لِأَنَّهُمْ كَانُوا يَنْسُبُونَ إِلَيْهِ مَا يُصِيبُهُمْ مِنَ الْمَصَائِبِ وَالْمَكَارِهِ، فَيَقُولُونَ: أَصَابَتْهُمْ قَوَارِعُ الدَّهْرِ، وَأَبَادَهُمُ الدَّهْرِ.كَمَا أَخْبَرَ اللَّهُ تَعَالَى عَنْهُمْ: وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ فَإِذَا أَضَافُوا إِلَى الدَّهْرِ مَا نَالَهُمْ مِنَ الشدائد سبو فاعلها، وكان مَرْجِعُ سَبِّهِمْ إِلَى اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ، إِذْ هُوَ الْفَاعِلُ فِي الْحَقِيقَةِ لِلْأُمُورِ الَّتِي يُضِيفُونَهَا إِلَى الدَّهْرِ، فَنُهُوا عَنْ سَبِّ الدَّهْرِ." انتهى
Imaami Baghawi tafsiirkiisa wuxuu ku yiri: "micnaha xadiiska: carabta arimahooda waxaa ka mid ahaa ceebeenta waqtiga iyo caaydiisa xilliyada musiibooyinka, maxaa yeelay carabtu waxay ahaayeen kuwa xiliga u nisbeeyo waxa ku dhaco ee musiibooyin iyo wax la kohda ah, waxay dhihi jireen: waxaa ku dhacday musiibooyinka waqtiga, iyo waqtiga ayaa laayay.
Sida uu ilaah ka sheegay :
وَما يُهْلِكُنا إِلَّا الدَّهْرُ
(Waxaan waqtiga ahayn nama dilo nama halaago) marka ay waqtiga u nisbeeyaan waxa gaaray oo dhib ah waxay caayeen Allihii sa sameeyay, waxay noqotay caaydooda meesha ay u noqoto Allaah cazza wajalla, goor uu Allaah yahay dhab ahaantii sameeyaha arimaha ay waqtiga u nisbaynayaan, saas darteed waa laga reebay caayda waqtiga."
Culamada qaar waxay leeyihiin :
Caayaha zamanka ama waqtiga hadii uu ictiqaadiyo rumeeyo in waqtiga ilaah wax la sameeyo kaasi waa mushrik gaal ah,
Hadii uu ictiqaadiyo kan wax samaynaayo in uu yahay Allah kaligiis hadana uu caayaayo waqtiga kii sameeyay waxa uu caayayaa Allah,
Hadiise waqtiga uu u caayo musiibada xiligiisa in ay dhacday aawgeed waxa uu caayay abuur aan mudnayn in la caayo.
Telegram 👇 kusoo biir
https://t.me/arimo1islaam/422
3 820
Hadii aad inuun rabto inaad ku xidhnaato janalada ufiican telegramka somaalida waa kuwan ee ka xulo:
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
https://t.me/HoygaShekoyinka
KOOXDA KULMIS 1⃣
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Somali motivational
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ:Kayd music
Ꙭ: Kayd books
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: Kayd books
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: ibraahin geedi
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: HOYGA SHEEKOOYINKA
Ꙭ Hoyga_Akhriska
■ Su'aalo diini ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Akaasi
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Xul iyo xikmo
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Dood cilmiyeed
Ꙭ: Sheekooyin jacayl
Ꙭ: Meegaar
Ꙭ: Faa'ido 24
➡️ Erayo jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo
Ꙭ:Baro afkaaga hodankaa
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: WAAYO ARAG
Ꙭ: Liibaanta aakhiro chanel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
● Oraahyo english to somaali
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad side
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: Faalo jacayl
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
Ꙭ:Wehelka bulshada
■FAALO JACAYL
Ꙭ: Murti kaab
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
Ꙭ: Liibaanta aakhiro channel
Ꙭ:Dood cilmiyaysan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: Waayo arag
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:Hadafkeenna 11
Ꙭ: Noloshu waa guul
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ :faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
Ꙭ:Dood cilmiyeeeka
●Su'aalo Diini ah
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
➡️ Kayd books
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
👇👇
Hadii aad rabto xareynta Dv lotteryga mareykanka Iyo Qaadista sawir shuruudhii buuxinaya 💯
Ku dhufo halkaan FarasPortrait
http://wa.me//+252618146300
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
