ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
3 823
订阅者
-524 小时
-257
-6830
帖子存档
Repost from N/a
#أهل_فلسطين 👈كثر السؤال عمّا يخوضه أهلنا في فلسطين لعقودٍ هل هو جـــهاد شرعي أم لا؟ والجواب بحرفين: 👈الحرف الأول: ذاك النضال الشريف الجماهيري من حيث الجملة جهاد شرعي، وكلّ على حسب نيّته، وثبوت الأخصّ (وصف الجهاد) يوجب ثبوت الأعمّ ضرورة (شرعية القتال). 👈الحرف الثاني: ما تخوضه بعض الفصائل التي أعلن جناحها السياسي الالتزام بالديمقراطية والمواثيق الكفرية فلا ريب أنه على الإنصاف من القتال الشرعي؛ لأنه دائر بين كافر ظالم وبين منتسب مظلوم على الأقلّ، وثبوت الأعم لا يوجب ثبوت الأخصّ طبعا....والله الموفَق. ✍أبي سلمان الصومالي

KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8

Falastiin Maxaan Kabarannay?||Sh C/Raxman Garaad.

Cabdi raxmaan bashiir oo isaga Lee la iska hor keenay Shiicada shalay waxa ay u ahaayeen iyo maqn sida uu u arko

Repost from N/a
‏عَنْ حُذَيْفَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ كَانَ يَقُولُ بَيْنَ السَّجْدَتَيْنِ : (( رَبِّ اغْفِرْ لِي، رَبِّ اغْفِرْ لِي )) 📚 سنن ابن ماجه - رقم : (897)

语音消息14:33

وصيّة أوصاني بها فضيلة الشيخ عبد الرحمن غراد أبو عمير الصومالي حفظه الله ورعاه ❤️👇👇👇👇👇

Dhalinta waxaan leeyahay #Guursada , dhiiranaanta Ragga laga rabaaye ragow fadhiya kakaca. Raggu haday iskasoo fadhiyaan dhibna aysan ku hayn walaale dumarka waqtibaa ku socda taasaana keenaysa inay kukacaan waxaad moodo suuqgays. Qiso xanuun leh:- Waxaan xasuusta gabadh rag usoo bandhigatay Guur oo xijaabnayd diina lahayd balse way diideen , gabadhii waxaa helay koox gabadho ah waxayna kubooriyeen inay xijaabka dhigto iyagoo ku qanciyay inuu yahay waxa kahortaagan mustaqbalkeeda Guur , Xijaabkii way dhigtay walina lama guursan. Abdinasir wanaagsane

DEG DEG: Ciidamada Yuhuuda ayaa xasuuq bahalnimo ah ka geystay magaalada Rafax ee Gaza kadib markii ay duqayn cir iyo dhul ah la beegsadeen teendhooyin ay deganaayeen shacab Falastiiniyiin ah. Dadka ku shahiiday duqaynta ayaa kor u dhaafaya 200 oo qofood kuwaas oo dumar iyo caruur u badan. X/Sh

C/raxman C/shakuur Oo Soomaalida Iyo Dawlada Soomaaliya Eed Iyo Canaan Kala Dul Dhacay Isaga Oo Ku Canaananaayo In Soomaalida
C/raxman C/shakuur Oo Soomaalida Iyo Dawlada Soomaaliya Eed Iyo Canaan Kala Dul Dhacay Isaga Oo Ku Canaananaayo In Soomaalida Kasbo Waysay Kalsoonida Mareekanka Keenyana Ooga Hormartay Arinkaas. (فترى الذين في قلوبهم مرض يسارعون فيهم يقولون نخشى أن تصيبنا دائرة).

👉Labo Arin Ayay Dadka Intooda Badan Janada Ku Galaan.✍ Nabiga Scw Wuxuu Yiri: "Waxa Ugu Badan Ay Dadka Janada Ku Galaan Waa taqwada Alle Iyo Akhlaaqda Wanaagsan". حسن. صحيح الترمذي

👉Anigaa Idin Dooray 👉Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan 👉Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 👉https://t.me/durarculumo 👉https://t.me/AlIrshaad22 👉https://t.me/Kanzulfawaaid 👉https://t.me/baraarug22 👉https://t.me/koos992 👉https://t.me/fawaid181 👉https://t.me/arimo1islaam 👉https://t.me/Ogaalso 👉https://t.me/SheekhCabdiraxman 👉https://t.me/sooyaal02 👉https://t.me/DaarulHidaaya1 👉https://t.me/abuukhaalid1

🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8

Waxa Ugu Wayn Ee Musiibada Aad Ku Waajihi Kartid Waa Alle Iska Dhoorida Iyo Sabarka Islaantii Ilamaha Yar Ka Geeriyooday Nabiga Scw Wuxuu Ku Yiri: "اتقي الله واصبري". Alle Ka Baq Oo Sabar.

Reer Suuriya Oo Iyagana Mac-macaan Qaybinaya Farxada Ay Ku Faraxsan Yihiin Dhimasha Gacan Ku Dhiiglihii Iiraan Madaxa U Ahaan Jiray Awgeed.

Waa Reer Gaza Oo Ku Faraxsan Ooguna Tahniyadaynaayo Reer Suuriya Dhimashada Madax-waynaha iiraan.

kadib faragalinta iiraan ee suuriya waxaan dhihi karnaa 99% iiraan waxay weyday taageeradii shucuubta muslimiinta in maanta m
kadib faragalinta iiraan ee suuriya waxaan dhihi karnaa 99% iiraan waxay weyday taageeradii shucuubta muslimiinta in maanta meelo badan looga dabaal dagaayo geerida ibraahim raisi , musiibada suuriya ka dhacday ma ahan mid caqliga gali karto gumaadka boqolaalkun iyo barakicinta malaayiin qof Waxaa la mid ah xizbulaah iyo xassan Nasrallaah oo 2006 loo arkay halyeeyo laakiin maanta cid wax ixtiraam ah u hayso aysan jirin kadib gumaadka bahalnimada ah ee ay ka gaysteen suuriya ayag iyo maleeshiyaadka kale ee iiraan raacsan xataa haddii ay kun israaiil dhowr gantaal ku ridaan wax is badalaayo malahan .

Repost from OGAALSO
المتأخرون هم أضعف خلق الله في باب الأسماء والصفات، وكذلك التعامل مع أهل البدع كالجهمية ومن سكن مسكنهم... حينما تتابع دروس المتأخرين وخاصة في باب التوحيد، والإعتقاد، وهجران أهل البدع، عليك أن تحذر من أمرهم وألا تأخذ منهم ما يقولونه من البدع التي ابتكروها، واستأنسوها حتى لا يصادموا مع الجميع، كبدعة المقارنة ونحوها. كن على دراية تامة أن من خالف أصلا من أصول أهل السنة والجماعة فهو مارق، وإن صنف التصانيف التي لتنوء منها العصبة، وجاء من العبادات كجبال تهامة وأحد. إنما العبرة من ثبت على السنة وإن عاداه القريب والبعيد. #تنهيدة

Xamar Muslim Walbo Oo Dagan Ayaa Leh Reereesiga Mala Awaalka Ah Iska Daaya.

Madaxwaynaha Iiraan Ee Geeriyooday Gacal Nooma Galo Hadaan Soomaali Muslimiin Sunniyiin Nahay Wuxuu Ahaa Arxan Laawe #Natin_y
Madaxwaynaha Iiraan Ee Geeriyooday Gacal Nooma Galo Hadaan Soomaali Muslimiin Sunniyiin Nahay Wuxuu Ahaa Arxan Laawe #Natin_yaahu Ka Daran Waxaa Gacantiisa Ku Maqan Malaayiin Muslimiin Sunniyiin Ah Waxaa Gacantiisa Ku Burburay Wadamo Badan Ay Muslimiintu Daganaayeen, Wuxuu Ahaa Habaar Qabe Alle Na Dhaafiyay. #WACYIGA Ha #KORDHO Geeridiisa Waa Tii Alle Looga Mahad Celinaayay.