3 817
订阅者
-124 小时
-227 天
-7330 天
帖子存档
3 818
Sidaas Ayuu Wariye Umad Wax U Sheego Ku Yahay Maxaa Laga Filan Karaa Marka ?
Ilaahow Umuuraha Noo toosi.
3 818
---AAN BADINO SALIGA NABIGA SCW--
🤲 اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ
🌺
3 818
Naftaan laheysan maayo
Inteysan haadin soo hag
Hawada ka ilaali
Rabbiga uhogaami
3 818
#Filmka #Arday Aniga Ma Daawanin Daawashadiisana Ilaah Dan Igama Galiyo Lkn Buuqiisa Ayaa Batay Culumada Qiimeysay Filmka Ee Ogaatay Anshax Xumada Filimka Dhqan Xumadiisa Kana Digtay Waa Ay Ku Saxan Yihiin Horaanbo Ma Jirin Flim Anshax Leh Lkn Kan Sida Ka Muuqato Wuu Far-dheereeyay Waana Ku Taageersanahay Culumada In Ay Ka Digaan Yarka Isku Sheegay #Wasiirka_Cadaalada Ee Culumada Cambaareynaayo Filmka Xun-na Taageeraayo Waxaan Leeyahay Joog Dalka Waxa Dagaalada Galiyay Ee Sababay Colaada Waa Culumada Oo Wanaaga Lagu Diiday Xumahana Faraha Laga Qaaday.
3 818
Jariimada #JARMALKA
Hooyo Cunugeeda Looga Qaadanaayo Inuu Yiri: "Qowmu-Luud Ma Daneeyo". Duni Sidee Ah Ayaan Ku Nool Nahay Marka Hooyo Dhan Wadnaheeda Loo Goynaayo Qowmu-Luud Ma Jecli Adigase Muslimoow Dareenkaada See Noqo Lahaa Hadii Cunugaada Gaal Kugu Hor Qaada Lahaa.
Waxaan Dareenka Hooyanimo La Dareemeynaa Muslimada Ilmaheeda Loo Qaatay Malcuuniin Ayaad Neceb Tihiin.
Muslimiiney Waxii Dhul Gaal Joogo Kasoo Taga Inta Idin Muuqata Waxa Shirqool Ah Ee La Idin Qorsheynaayo Ayaa Ka Weyn.
3 818
#Caqliga #Reer-Galbeedka #Fooraro.
9 Jir Iyo 15 Jir Guurkooda Waa Guur Gabar Aan Qaan Gaarin La Guursaday Waana Dambi Ciqaab Leh Qaanuunkooda.
Lkn Dhalan Rogida Dhalaanka 2 Jirka 3 Jirka Waa Horomar Cid Ka Hor Imaan Karta Aynan Jirin.
3 818
Waxa Lagu Sheego Musalsal Taariikhi Diini, Laguma Amini Karo Taariikhda, Taarkhna Lagama Qaado Karo Oo Lagama Baran Karo, Qolo Walba Oo Musalsalka Matashaa Waxey Ku Fushaan Danahooda Gaarka Ah Faafinta Aragtiyadooda Faasidka Ah Sida #Iiraaniyiinta Oo Ku Faafiyo #Shiicanimo #Ashaacirada Oo Ku Faafiso #Ashacarinimo #Calmaaniyiinta Uu Oo Ku Faafiyo #Calmaaninimo Qolo Walbo Waa Sida, Ee Taariikhdiina Ka Barta Kitaabada Culumada taariikhyahanada Wanaagsan Ay Qoreen, Ha Aaminina Musalsalaadka Oo Waxaan Diin Iyo Taariikh Aheyn Wax Jira La Idinkaga Dhigin.
3 818
👉Dimuqraadiyo waa Diin dhamaystiran oo garab socota diinta Islaamka Dumineysana Doonista Hab-maamul iyo Fulinba ee Shareecada Loo Soo Dajiyay!
#DAARUL-IRSHAAD
3 818
Repost from متبعي الأثر - ASAL RAAC
#الاقتداء_والتقليد
الاقتداء غير التقليد.الاقتداء هو اتباع قول الغير الذي يراه أعلم منه بالدليل، وأما التقليد فهو أخذ قول القائل من غير نظر إلى الدليل.
فالاقتداء هو من طريقة السلف وهو حق، فإن العلماء وسائط بعضهم مع بعض إلى معرفة ما جاء به النبي ﷺ.
العلامة محمد بن إبراهيم | فتاوى الشيخ (١٥/٢ ـ ١٦)
