4 063
订阅者
-224 小时
-337 天
-12230 天
帖子存档
4 063
Ijmaacaatka gaalaysiinta qofka aan Gaalaysiinin mushrikiinta
1️⃣ Al imaam Abul-Xusayn Al-Muladi ilaah ha u naxariistee Wuxuu yiri:
"Ahlu Qiblaha Oo Dhan Wax Khilaaf Ah Kama Qabaan: In Qofka Ka Shakiyo (Gaalnimada) Gaalka Inuu Gaal Yahay Maxaa Yeelay Kan Ku Shakiya Gaalnimada Iimaan Malaha Maxaa Yeelay Kama Yaqaano Gaalnimo Iimaan".
[📗At-tanbiih War-radu Calaa Ahlil Ahwaa'i]
2️⃣ Sheekhul Islaam Ibnu Taymiyah Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Yiri:
Gaalnimada Kuwaan Duruuzka Iyo Nusayriyada Iskuma Khilaafaan Muslimiinta Iskaba Daayee Qofka Ka Shakiya Gaalnimadooda Isagaa Ah Gaal Iyaga La Mid Ah".
[📘Al-fataawaa 35/161]
3️⃣ Shaykhul Islaam Muxamad Ina Cabdul-Wahaab Ilaah Ha U Naxariistee Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Nawaaqidu Al-islaam]:
Sadaxaadka: Qofka Aan Gaalaysiinin mushrikiinta Ama Ka Shakiya Gaalnimadooda Ama Saxiixiya Mad-habkooda Wuu Gaaloobay (Gaalnimo) La Isku Raacsan Yahay".
4️⃣ Al-Qaadi Ciyaad Al-maaliki Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [📗Ash-shifaa]:
Kan Aawgiis Waxaan Gaalaysiinaynaa Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Diin Dhigtay Wax Aan Ahayn Diinta Islaamka Oo Diimaha Ka Mid Ah Ama Ka Istaago Ama Ka Shakiya Ama Saxiixiya Mad-habkooda Haba Muujisto Iyada Ay Saas Tahay Islaam Oo Rumaysnaado Islaamka Hana Rumaysnaado Baadilnimada Mad-hab Kasta Waa Gaal (Wuxuuna Gaal Ku Yahay Ku Yahay) Muujisashada Waxa Uu Muujistay Oo Ah Kaas (islaamnimada) Wax Ka Duwan".
5️⃣ Sidoo Kale Wuxuu Ku Yiri Kitaabkiisa [Ash-shifaa]:
Kan Dhamaantiis Kii Yiri Waa Gaal (Wuxuu-na Gaal Ku Yahay) Ijmaaca (Ku Guntamay) Qofka Aan Gaalaysiinin Axad Nasaarada Iyo Yahuuda Ka Mid Ah, Iyo Mid Walba Oo Faaruqa Diinta Muslimiinta, Ama Ka Istaago Gaalaysiintooda, Ama Ka Shakiyo".
6️⃣ Sheekha Faqiiha Ah Ee Cuthmaan Ina Fuudi Al-maaliki Wuxuu Yiri:
"Ijmaaca Wuxuu Ku Guntamay Gaalaysiinta Qofka Aan Gaalaysiinin Qofka Ku Labaayo Camalka Islaamka Camal Gaalnimo Haba Ahaado Mid Ka Diin Dhigto Diinta Islaamka Sheegashadiisa".
[📘Al-jaamicul-xaawii Lifataawaa Cuthmaan Binu Fuudi]
👍 https://t.me/Asalraac 👈
4 063
Labadaan nuuc nuucee thy?
Hadaad aragto qof aan cilmi iyo xikmad dhagaysanayn, ka fogaanaayo fadhiyada culumada iyo wax-garadka una dhawaanaayo dhagaysiga wararka aduunyada iyo khuraafaadka iyo waxa ka socdo fadhiyada caamada, waxaad raacisaa caalamka xaar-walanwaalada🐞 (doorshaanka)🐞 maxaa yeelay doorshaanka wuxuu jecel yahay cunista saxarada wuxuuna u dhawaadaa urta nijaasooyinka mana arkaysid isaga oo musqulaha iyo boosaneerada ku dhax jiro ma'ahane wuxuuna ka cararaa carafta miskida iyo catarka marka lagu rido miski ama catark wuu dhintaa.
Siraajul-muluuk
Abuu bakar ad-darduushi.
Marka culimada ka soo fogaato ee banaanka iyo laamiyada iska soo fadhiisatid nin sharaf ma tihid qiimana ma mudnin oo waxaa la mid tahay doorshaan🐞.
Ahaaw mid diinta bartay ama baranaayo ama baranaayo ha noqonin mid sadaxaad.
4 063
Repost from الإرشاد
انشروا-أحبتي فِي الله-رابط القناة في المجموعات وصفحات التواصل ليصل إلى أكبر قدر من المستفيدين.👇
https://t.me/AlIrshaad1
4 063
Dumarka wanaagsan ragu aad bay u jecelyihiin waxay naftooda u huraan raga iyagaa ka jiro.
4 063
𝙌𝙖𝙖𝙙𝙤 𝙏𝙖𝙡𝙤 𝙆𝙪 𝘼𝙣𝙛𝙖𝙘𝙖𝙮𝙨𝙤.
👉 𝐎𝐠𝐨𝐰 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐮𝐦𝐚𝐜𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚; 𝐇𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐛𝐢𝐧 𝐬𝐡𝐮𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 𝐦𝐢𝐝 𝐢𝐟𝐭𝐢𝐢𝐦𝐢𝐲𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐜𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐢𝐢𝐪𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚, 𝐮𝐧𝐚 𝐢𝐟𝐭𝐢𝐢𝐦𝐢𝐲𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐢𝐢𝐪𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧𝐲𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜𝐚.
#𝐗𝐢
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: GEERAAR jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: BAAHIYAHA QAYRKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
*✿❀ •♥•♥•♥ ¸,ø¤º°`°º¤ø,¸¸,ø¤º° 𝙄𝙢𝙖𝙖𝙢𝙪 𝙎𝙝𝙖𝙖𝙛𝙞𝙘𝙞 𝙄𝙡𝙖𝙖𝙝𝙚𝙮 𝙃𝙖 𝙐 𝙉𝙖𝙭𝙖𝙧𝙞𝙞𝙨𝙩𝙚𝙚 𝙒𝙪𝙭𝙪𝙪 𝙔𝙞𝙧𝙞:
"𝙌𝙤𝙛𝙠𝙖 𝘾𝙖𝙖𝙦𝙞𝙡𝙠𝙖 𝘼𝙝 𝙀𝙚 𝘾𝙖𝙦𝙡𝙞𝙜𝙖 𝘽𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙒𝙖𝙖 𝙌𝙤𝙛𝙠𝙖 𝘿𝙝𝙞𝙞𝙛𝙤𝙤𝙣 (𝙛𝙚𝙚𝙟𝙞𝙜𝙖𝙣) 𝙚𝙚 𝙞𝙨 𝙢𝙤𝙤𝙜𝙖𝙮𝙨𝙞𝙞𝙮𝙖𝙝𝙖 𝙖𝙝".
𝙎𝙞𝙛𝙖𝙩𝙪𝙨-𝙨𝙖𝙛𝙬𝙖 (𝟏/𝟒𝟑𝟕).
👍t.me/Asalraac 👈
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
🌻Ganacsi aad u ribix badan☘
عن سلمان - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم -: «لا يغتسل رجل يوم الجمعة، ويتطهر ما استطاع من طهر، ويدهن من دهنه، أو يمس من طيب بيته، ثم يخرج فلا يفرق بين اثنين، ثم يصلي ما كتب له، ثم ينصت إذا تكلم الإمام، إلا غفر له ما بينه وبين الجمعة الأخرى» . رواه البخاري.
------------
Salmaan - Allaah ha ka raali noqdee - waxuu yiri: waxuu yiri rasuulka ilaahey amaan iyo nabadgalyada Alle korkiisa ha ahaate:- «ma dhacdo nin maalinta jimcaha ah in uu soo qabeysto uu isa soo daahiriyo inta uu is daahiri karo uu kasoo saliid marsado saliidiisa, uu soo marsado catarka gurigiisa ka dibna uu soo aado masaajidka asaga oo aan kala sikineynin labo is ag fadhiso ka dibna uu dukto inta loo qoray in uu dukto ka dibna aamuso hadii uu khadhiibka hadlo illaa haday dhacdo waxaa loo dhaafaa dambiyadiisa jumcaha uu dukanaayo ilaa jumcadeeda kale» . waxaa soo wariyay bukhaari .
------------
4 063
Waxaan maqlay shaafici oo dhahaayo :
Ibnu cajlaan wuxuu ka diiday gudoomiyaha madiina, dheereesiga macawiista maalin jumca ah, waliba dadka hortooda, gudoomiyaha wuxuu amray ibnu cajlaan in la xiro, waxaa u soo galay ibnu abii di'bi wuxu u ergeeyay ibnu cajlaan wuxuu yiri : ibnu cajlaan waa doqon wuxuu ku arkaa adoo cunaayo oo labisanaayo xaaraanta oo munkaraad badan samaynaayo mana kuu diidi jirin ma wuxuu kuu diidayaa macawiis dheeraysiga ?! Gudoomiyihee wuu sii daayay ibnu cajlaan.
📕Manaaqibu shaafici al-Bayhaqi.
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-:
وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri:
1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay
Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed.
📕كتاب الأم (٢٠٨/١)
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ
شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا
إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا
تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد
4 063
"𝗪𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗤𝗼𝗱𝘅𝗼 𝗟𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗮𝗱𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗪𝗮𝗸𝗶𝗶𝗹𝗻𝗮 𝗨𝗴𝗮 𝗮𝗵 𝗚𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗕𝘂𝗿𝗯𝘂𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮."
𝗦𝗵 𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗿𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗮𝗱
4 063
من الحريات التى تضمنها دين الديموقراطية الكفرية👇🏼
Dimuquraadiyada Qoladii qaadata waxaa qasab ku ah in ay damaanad qaato Xuriyada inta xumaandoonka ah Ee shayaadiintaa Tusaale⤵️
Xuriyadda ilxaadka
Xuriyada ilmo soo ridida
Xuriyada Ribada
Xuriya qaniisyada
Xuriyada Khamriga
Xuriyada Ma'suuniyada
Xuriyada shaydaanka caabudka
Xuriyada sixirka
Xuriyada Zinada
Xuriyada gaaloobida iyo diin ka bixida
Dimuquraadiyadu Wax walba xuriyad bay siisay waxaan ka ahayn ku xadgudubka iyo waxyeelaynta dadkeeda halka Muslimiintu Dhibanayaal uyihiin Dimuquraadiyada oo darteed loogu xasuuqay Ciraaq,suuriya Afgaanistaan,Afrikada dhexe,maali,Maynamaar iyo meelo kale.
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: GEERAAR jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: BAAHIYAHA QAYRKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Rasuulkii Ilaahay wuxuu yidhi:
Qofka ka baqa in uusan kicin habeenka dhamaadkiisa, ha tukado bilowgiisa, ka dibna ha iska jiifto.
Waxaa wariyey Muslim (Lambarka 755).
Imaam Al-Shaafici wuxuu yidhi:
Witriga ciddii ka tagto way ka liidataa kuwii ka tagay dhammaan sunooyinka maalintii iyo habeenkiiba.
(Al-umm 1/87)
4 063
Haka quusanina naxariista illaahay."🥰
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ma_ogtahay
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
Suuradaha Loo Yaqaan Mucaw-wadataynka Iyo Ikhlaas المعوذتين الإخلاص Waa Suurado Cajiib Ah
Saameen-na U Leh Xaga Caafimaad Ahaan Qofkii Daa'imo Badiyana Aqrintooda
Xayn Daab-na Ooga Ah Shaydaanka Lacnadan Qofka Aqriyo Subaxdii Iyo Galabtii,
Salaadaha Gadaashooda Qofka Aqriya-na Janada Inuu Galo Kama Xigto Inuu Dhinto Ma'ahane,
Waa Suurado Wada Towxiida Ah
Waa Suuradihii Lagu Soo Dajiyay Nabiga Oo Sixran Hadey Jiri Lahaayeen Wax Ka Fiican Suuradahaan Ilaah Nabigiisa Ayuu Ku Soo Dajin Lahaa Ha Yeeshee ALLAAH Wuxuu Ogaa Suuradahan In Ay Yihiin Kuwa Oogu Fiican Oogu Haboon Oogu Caafimaad Wanaagsan Nabigiisa Markaas Ayuu Kusoo Dajiay Si Uu Isugu Daaweeyo Suuradahaan.
Yaan La Moogaanin.
{ قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤)
[سُورَةُ الإِخۡلَاصِ]
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ (١) مِن شَرِّ مَا خَلَقَ (٢) وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ (٣) وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَـٰتِ فِی ٱلۡعُقَدِ (٤) وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ (٥)
[سورة الفلق]
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ (١) مَلِكِ ٱلنَّاسِ (٢) إِلَـٰهِ ٱلنَّاسِ (٣) مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ (٤) ٱلَّذِی یُوَسۡوِسُ فِی صُدُورِ ٱلنَّاسِ (٥) مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ (٦)
[سُورَةُ النَّاسِ]
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
