ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 401 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 401 名订阅者。

根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 401
订阅者
-724 小时
-227
-15430
帖子存档
Maalmahan waxan si joogto ah u qadanaynay cashirada Graphic Design-ka Balse Insha Allah Isbuucan waxan dhameystiri doonaa Buu
Maalmahan waxan si joogto ah u qadanaynay cashirada Graphic Design-ka Balse Insha Allah Isbuucan waxan dhameystiri doonaa Buuga Carabiga Alcarabiyah Bayna Yadeyk 3 cashir kaliya inooga dhiman isbucana dhameystiri doonaa Insha Allah

#Dhawaan_Koorso_Cusub Adobe Illustrator 2023 waxan ka bilawi doonaa mesha ugu hooseyso oo ah qaabka Software loo soo degsado
#Dhawaan_Koorso_Cusub Adobe Illustrator 2023 waxan ka bilawi doonaa mesha ugu hooseyso oo ah qaabka Software loo soo degsado looguna Shubto ilaa waxan qadan doona aan projects ku dhisno. Sida midka maanta aan qadanay oo kale https://www.youtube.com/watch?v=HIi_C1m5wY8&t=2s kamid noqo yeysan ku dhaafin fursadan

Maanta waxan si rasmi ah u dhameynay PhotoShop aan ku baranaynay Basic ilaa Advanced oo aan ku qadanay 30 PROJECT KALA Duwan
Maanta waxan si rasmi ah u dhameynay PhotoShop aan ku baranaynay Basic ilaa Advanced oo aan ku qadanay 30 PROJECT KALA Duwan 20 Cashir oo Basic ah. insha Allah dhawan Illustrator aan qadan doonaa. Full Graphic Design qaybtan ka daawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p Simple Design qaybtan ka daawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd

GRAPHIC DESIGN PART TWO Insha Allah dhawaan waxan bilaawaynaa Adobe Illustrator 2023 Waxan Dhawan dhameynay Adobe Photoshop 2
GRAPHIC DESIGN PART TWO Insha Allah dhawaan waxan bilaawaynaa Adobe Illustrator 2023 Waxan Dhawan dhameynay Adobe Photoshop 2022 cashirada dhaman qaybtan ka daawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p

photo content

#SANYAREY_DATA_SERVICE

Koorsooyiinka Diyaarka ah ee aad ka helaysid SAMEWADE ACADAMEY DHAWAAN FILO KOORSOOYIIN CUSUB I.A https://www.youtube.com/c/S
Koorsooyiinka Diyaarka ah ee aad ka helaysid SAMEWADE ACADAMEY DHAWAAN FILO KOORSOOYIIN CUSUB I.A https://www.youtube.com/c/SAMEWADEACADEMY/playlists