ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 350 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 543,并在 索马里 地区排名第 485

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 350 名订阅者。

根据 27 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -163,过去 24 小时变化为 -20,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.28%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.09% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 744 次浏览,首日通常累积 190 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 28 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 350
订阅者
-2024 小时
-487
-16330
帖子存档
مكتبة نور - أسعد امرأة في العالم.pdf8.56 MB

#44 أنت تستطيع - علا ديوب.pdf1.70 MB

Asc asxaabta qiimiga badana waxaan inoo soo heley buug Islamic ah oo carabi ku qoran hadaba marbaan soo wada daynayaa hadii aad xiisaynayso ama muhiim kuu yihiin si aad uga faaidaysto fadlan ❤️

📚 T🅾️p B🅾️🅾️KS 📚

Taariikh Dugsiga Sare Fasalka Kowaad_lavorato.pdf14.67 MB

Taariikh - Fasalka Labaad 2 - Dugsiga Sare (1).pdf1.56 MB

Kimistari Fasalka Labaad 2 Dugsiga Sare (1).pdf1.66 MB

Bayooloji - Dugsiga Sare - Fasalka Sedaxaad.pdf8.73 MB

Bayoloji Fasalka Afraad 4 Dugsiga Sare (1983) 144pag.pdf20.60 MB

Fisigis Fasalka Saddexaad 3 Dugsiyada Sare.pdf3.36 MB

🌿XERO SHAYDAAN.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 121 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.LAAHI SIYAASI.

Haye asxaabta ❤️ hala soo kala kiciyo baryahan way inaga jiiftaaye. ...... mahadsanid....

🌿XERO SHAYDAAN.PDF ———————–--------------- 🗞Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir Guuleed Ca
🌿XERO SHAYDAAN.PDF ———————–--------------- 🗞Waxay ahayd maalin aad u kulul,waa 1978ki ,Bishana waa ogost ,Daahir Guuleed Cali Wuxuu maalintaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Malik Cabdulasis, Jeddah ee dalka Sacuudi Carabiya. Daahir ,Socdaalkani wuxuu ahaa Socodkii ugu horreeyay ee uu kaga soo baxo dalka Soomaaliya.Daahir kolki ay dayaaradi siday soo caga dhigatatey garoonkaa, waxaa isaga iyo dadkii diyaaradaa ku wehliyey, loo gudbiyay dhinaca waaxda Socdaalka ee gegida diyaaradaha si loo hubiyo loona ogaado, Dalku galka iyo arrimahooda socdaal. Baaritaanka iyo weydiimihii waaxda Socdaalka keddib, Daahir wuxuu usoo baxay banaanka, wuxuuna halkaas kula kulmay Takaasi u diyaar ah qaadista dadka socotada. Iyagoo qof walba geynaya una qaadaya halka iyo goobta uu u socday . 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 121 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ C.LAAHI SIYAASI.

Jin baabuur wada iyo xogo MUHIIM ah https://youtu.be/l-vDT0x5gzI

🌿WAA MAXAY GUUSHA DHABTA?.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 48 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XAMSE MAXAMED DIIRIYE.

photo content

Asc wllaha ku xeran SameWade cidii su'aalo qabta oo ku saabsan groupka si buugagta loola dego iyo halka uu galo buuga marka lasoo download gareysto iyo su'aalo kale oo aad u bahantahay in lagaaga jwbo waxad kala xiriirtan @suldan_fiqi Ama sido kale waxad weydiin kartaa @khadar_adam

😍#Computer #Application 😍 🌐 #Online #Course🌐 Ma jeceshay inaad barto Computer-ka Program-yadiisa sida Windows 10 iyo Microsoft Office Package. Hadii ay Jawaabtu tahay "HAA" waxa ku diyaar ah Barashada Computer-ka oo Aassaasi ah iyo qaybihiisa kala duwan. 1. Introduction to Computer and Windows 10 2. Microsoft Office Word 3. Microsoft Office Excel 4. Microsoft Office Access 5. Microsoft Office PowerPoint 6. Microsoft Office Publisher 7. Microsoft Office Outlook Registration only Fee: Free Certificate: Free Whatsapp: +252-63320444 ku baro #Online meelkasta oo aad joogto. ku xidhnow #OnlinePlatform Tiigsi Technology 👇 🌐https://tiigsi.com/courses/computer-application-18 Halkan ka daawo sida aad isku diwaangalinayso. 👇 🌐https://www.youtube.com/watch?v=SOQNuspnBHk&t=96s #LargestPlatformEastAfrica #Online #Courses #OnlineEducation #Learn #AnyWhere #AnyTime

photo content

🌿WAA MAXAY GUUSHA DHABTA?.PDF ———————–--------------- 🗞Guushu Waa Helida dhamaan Waxaad Ka Doonayso Nolosha Amase Fulinta Q
🌿WAA MAXAY GUUSHA DHABTA?.PDF ———————–--------------- 🗞Guushu Waa Helida dhamaan Waxaad Ka Doonayso Nolosha Amase Fulinta Qorshihii Aad Hore U Dajisatay, Islamar Ahaantaana Guushu Waa Adoo Kaca Aroortii Adoo Dareemaya Farxad Oon Aan Dareemayn Cidhiidhi Iyo Diiqad. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 48 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ XAMSE MAXAMED DIIRIYE.