SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 417 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 608,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 417 名订阅者。
根据 19 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -157,过去 24 小时变化为 1,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.10%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.04% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 715 次浏览,首日通常累积 182 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 20 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 417
订阅者
+124 小时
-257 天
-15730 天
帖子存档
17 411
Somalida waxa ay dhiiro gilin ku shegan.
Waa barnaamij ay diyaarisay Astaan Tv
qofkii u bahan Asigo muuqal ah wuxu ka dawan karaa Yotube-kooda Ama Facebook-gooda labadaba waad ka helaysa👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿
https://www.youtube.com/watch?v=TL9-w1CRBfM
17 411
Maanta waxan qadan doonaa i.a qaabka aad si free ah aad ula soo degi lahayd sawiradan 3d render-ka ah, Kuwa Ai generatorka ah iyo Sawirada caadiga ee tayadooda sareyso intaba Muuqalka maanta aan ku qaadan doona Insha Allah.
Waxan soo gilin doona Muuqalka Youtube-kena
👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿
https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY
17 411
" Dadku ma go aamiyaan mustaqbalkooda,ee waxay go'aamiyaan caadooyinkooda,caadooyinkaa ayaa go'aamiya mustaqbalkooda".
17 411
Maqaalkaan runtii wuxuu aad umuujinayaa Cudurka dhiiragelinta Wuxuu na leeyahy" markyanu dhiiragelinta iska badino waxaynu diirada saarnaa gaadhista yoolasha oo aan hilmaamnaa Daryeelka Nafteenna caafimaad Ka jireed iyo midka maskaxeedba.waxaa lagayaabaa inaan Nafteenna AAD ugu adkaano oo aan dejino yoolal aan macquul ahaynoo aan niyad jabno markaan la kulmi weyno. Tani waxay keeni kartaa dareen guuldarro iyo kalsooni hoose."
Mid kamid ah cudurada dhiira gelinta iyadaaba abuurtaba niyad Jabka walaaca isbar bardhigga depression iwm
Asxaabul waa samayn kartaa ugeeya maqaalkaan
Nala wadaag fikirka aad kahaysato dhiiragelinta???
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
