ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 313 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 610,并在 索马里 地区排名第 488

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 313 名订阅者。

根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -196,过去 24 小时变化为 -15,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.23%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.05% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 733 次浏览,首日通常累积 182 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 313
订阅者
-1524 小时
-867
-19630
帖子存档
✍gabadhii-labada-reer-.pdf😱 ╭━═━⊰✒️📖🖋⊱━═━ 👍 channel :@somalibook ❤️Codso: @Buugaagbot ╰━═━⊰✒️📖🖋⊱━═━╯

Goor dhow insha allah
Goor dhow insha allah

Same wade books: Asxaabta qaaliga hadii aad rabto buugaag xul oo pdf ah waa diyaar waxadna isla hada ka helaysaa groupkan si aad u hesho buugaagtaas riix linkigan waa chanal ay kuwa dhameystiran yihiin buugaagta xulka ah kuwa hore iyo kuwa hada sida taariikho, sheekoyiin, dhiiro gilin iyo kuwa kaloo badan waana channalkii ugu horeyay ee nooca la sameyay kusoo biir nasiib wacan @somalibook

✉️ Asc asxaabta ku xidhan samewade meeqa la jeclaan lahay in uu gaadho kanaalka❓ Poll is anonymous! Be aware: People might be able to guess your votes by tracking the percentage/vote count and your online status.Wx intaa kabadan la jeclahay (222 votes) ┌ 10k in uu gaadho jeclahay (117 votes) ┌ Waxba lama jecli (34 votes) 187 users voted so far Click on the a), b) buttons below to see the option names.

🌟SAXAR La sheeko. PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot

🌟SAXAR La sheeko. PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot
🌟SAXAR La sheeko. PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot

🌟Qisadii raymaa . PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot

Asc asxaabta qiimiga lehe udulqaata buugan mardhow 9:00 pm

🌟Qisadii raymaa . PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot
🌟Qisadii raymaa . PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @buugaagbot

Waxaan halkan uga hanbalyaynayaa umada islaamka meelkasto oo ahay joogiyo gàraah Somali gaarahaan asxaabta ku bahoopay samewa
Waxaan halkan uga hanbalyaynayaa umada islaamka meelkasto oo ahay joogiyo gàraah Somali gaarahaan asxaabta ku bahoopay samewade group waxaan idinleeyahay cidii wanaagsan dhamaantiin meelkasoo dunidada kaga sugantiin

🌟XAQIIQDA NOLOSHA . PDF 📚 🚦Book channel: @akhriskaab 🚦Group chat: @akhrisgroup 🚦Codso buug: @Buugaagbot

Buuga xaqiiqda nolosha insha allah goor dhaw waan idinla wadagaa
Buuga xaqiiqda nolosha insha allah goor dhaw waan idinla wadagaa

photo content

990 + 6kaliya ayaa ka dhiman 1k

photo content

Waxaa ku dhawnahay 1k subscriber hada waxaa noodhiman waxaan badnayn Mahadsanid wlloyaal

Waxaa gooor dhow ila soo xiriiray qoraha buuga tilmaamaha ardayga guuleystay wuxuuna inoo sheegay in buuga tafatiraad ay kuso
Waxaa gooor dhow ila soo xiriiray qoraha buuga tilmaamaha ardayga guuleystay wuxuuna inoo sheegay in buuga tafatiraad ay kusocoto marka aydhamato oo inoo soo diri doono insha allah waxaan tix gilinaynaa xuquuqda qoraha buuga

Xikmado Dhiiri Galin Ah Qormadan gaaban waxa aynu akhristayaasha kula wadaagaysa erayo iyo xikmado dhiiri galin ah oo aynu kasoo aruurinay ilo kala duwan. Caruurta quluubtoodu waa nadiif laakiin dharkooda ayaa wasakh ah, dadka waaweyna dharkooda ayaa nadiif ah, laakiin qalbiyadoodu waa wasakh, kuwo Allah (sw) badbaadiyay mooye. Shimbir geed dul fadhida marnaba kama cabsato in laanta ay saaran tahay la jabto, sababtoo ah kalsoonideedu ma aha laanta balse waa baalasheeda. Had & jeer ku kalsoonow naftaada. Qorrax-dhaca halkan waxay Qorrax soo bax u tahay dhinac kale oo Aduunka ka mid ah. Ha quusan sababtoo ah wax u muuqda dhamaad ayaa xaqiiqdii ah bilow cusub. Muhim Maaha inaad ka xanaaqdo wax dhabarkaaga laga yiri waayo hortaada lagama odhan karo. Ha ku dadaalin inaad dhisato guri weyn oo aad ku noolaato, laakiin ku dadaal inaad dhisato guri aad ku noolaato oo xasiloon oo ay ka dhex iftiimayso akhlaaq wanaagsan iyo Allah ka cabsi noqoto kan dadka ugu quruxda badan, laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan. Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faa’iideyso fursad kasta. Tartanka u dhaxeeya Libaax & Deero, marar badan waxaa guuleystay Deerada sababtoo ah Libaaxa wuxuu u ordayay oo keliya cunto, Deeraduna waxay u ordeysay Nolol. Xusuuso: Ujeedo (hadaf) ayaa aad uga muhiimsan Baahida. Ha noqon qof cunto keliya u orda Ha isku mashquulin hana ka fekirin gefkii shalayto, waayo berri waa fursad kale oo aad ku sixi kartid intii shalay qabyada kaa ahayd. Qorisdii @qadaradam