ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 399 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 597,并在 索马里 地区排名第 488

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 399 名订阅者。

根据 23 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 1,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.23%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.13% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 736 次浏览,首日通常累积 196 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 24 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 399
订阅者
+124 小时
-237
-15430
帖子存档
SAMEDOON Samedoon https://t.me/Horumari

🦋🦋 KOOXDA KULMIS🦋🦋 ● ━━━━━━━━━━━━● 🦋Iskaashi ba Meel lagu gaara🦋 ● ━━━━━━━━━━━━ ● ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @aqoonkaalmedia ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @arimo1islaam ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @al_daaci_calal_afdal_123 ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @buugmaqal ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join . @dhambaal ━━━━━༺༻━━━━━ ━━━━━༺༻━━━━━ 🔳 Join @dhiirigeliye156 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @kaydbooks ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Dareenkadunida ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @kheyrwade1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @furaha_nolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Faafinta_khayrka ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Gaarsiidiinta ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @halxiraale ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Koofi_memes ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @niyadeena ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @murti_som ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @MaLasocota ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @murtida_nolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @oraahyo ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @oraahyo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @orahside ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @qaraaxo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Qaadoiftiinka ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @qoraal09 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @RajadaNolosha ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @suaalo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @somalienglishcollege ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @samewade ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @soomaal ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sahankanolosha1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Siyaasada_dunida ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @sahanofficial ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Somali_trade_idea ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sheeko_Channel ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Siiradii_Nabiga_scw ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Sualo_iyo_jawaabo ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @suaalodiini_ah ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @THEKURAN ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @taarikhda ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @weydiimo1 ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @Weheliso ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadodhiirigalino ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xadiiska ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadosomali ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @xikmadbadan ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @XAQIIQOTUBETV ━━━━━༺༻━━━━ ━━━━━༺༻━━━━ 🔳 Join @lovestories5301 ━━━༺༻━━━━━━ ● ━━━━━━━━━━━━ ● Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis ● ━━━━━━━━━━━━ ● Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,la xidhiidh: @nabiilsulaymaan. _____ ☞SPONSORED BY 🩸 @oraahyo 🩸 @xikmadbadan ● ━━━━━━━━━━━━ ●

《....وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ
《....وَعَسَىٰ أَن تَكْرَهُوا شَيْئًا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰ أَن تُحِبُّوا شَيْئًا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ 》 Fasiraadda: " Waxaa la arkaa arrin aad nacaysaan inuu wanaag idiin yahay, waxaa la arkaa arrin aad jeceshihiin inuu shar idiin yahay, Ilaaheey Swt waa ogyhaay adinke se ma ogidiin ". Waa mid ka mida qaacidooyinka qur'aanka aan kala dhex baxaynno markaan sifiican ugu fiirsanno.

📚 dantaada garo 🥇 📮Kooxda kulmis📮 📌 oraahyo 📌 su'aalo diini ah 📌 dhiirigeliye 📌 qoraal sawir ah 📮 su'aalo 📮 dhambaal iyo xogo 📮 xigmad iyo dhiirigelin 📍 baro xadiiska nebiga 📍 xikmado 📍 baro luuqadda engliishka 🧲 samewade 🧲 iftiinshe 🧲 weheliso 🌍 aqoonkaal 🌍 quraanka iyo science 🌍 koofi meme 📮 ila qosol 📮 buug maqal ah 📮 xogta iyo waxa cusub 📎 wararka iyo siyaasadda caalamka 📎 gaarsiinta diinta 📎 kheyr wade. 🩸 qoraal qaadasho mudan 🩸 arimaha islaamka 💡 xaqiiqo tube 💡 qaado iftiinka 💡 suaalo diini ah 🎤 sahan official 🎤 niyadeena 🎤 buug walba oo aad ubaahantahay 🥇 furaha nolosha 🥇 murti somali 🥇 dhambaal jacayl 🏆 xikmado badan 🏆 dareenka dunida 🏆 Halxiraale 🕋 Mala socotaa 🕋 Murtida nolosha 🕋 OraahsideRajada noloshaSomali trade ideaTaariikhda caalamkasahanka noloshaNoqo mufakkir. 🧲╔═══════════════╗🧲 Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis 🧲╚═══════════════╝🧲 Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan 🇰 🇺  🇱 🇲 🇮 🇸 

🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖🎖 📕 Gacmo wada jir bey wax ku gooyaan. 📕 ❀━┅•▣┅━❀🌹🍃❀━┅•▣┅━❀ ✯ ━━━🖇━━━ ✧ ━━━━☘━━ ✯ ➥┣◈⌁🩸@aqoonkaalmedia ➥┣◈⌁🩸@al_daaci_calal_afdal_123 ➥┣◈⌁🩸@arimo1islaam ➥┣◈⌁🩸@Dareenkadunida ➥┣◈⌁🩸@buugmaqal ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🩸@dhambaal ➥┣◈⌁🩸@dhigane9 ➥┣◈⌁🩸@dhiirigeliye156 ➥┣◈⌁🩸@furaha_nolosha ✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ✯ ➥┣◈⌁⛳️@FarfaalleAcademy ➥┣◈⌁⛳️@Gaarsiidiinta ➥┣◈⌁⛳️@halxiraale ➥┣◈⌁⛳️@Hogaan_bulsho ➥┣◈⌁⛳️@Koofi_memes ➥┣◈⌁⛳️@MaLasocota ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁📌@murti_som ➥┣◈⌁📌@niyadeena ➥┣◈⌁📌@oraahyo1 ➥┣◈⌁📌@oraahyo ➥┣◈⌁📌 @orahside ➥┣◈⌁📌 @qaraaxo1 ➥┣◈⌁📌@qoraal09 ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🚦@Qaadoiftiinka ➥┣◈⌁🚦@somalienglishcollege ➥┣◈⌁🚦@samewade ➥┣◈⌁🚦@soomaal ➥┣◈⌁🚦@Siyaasada_dunida ➥┣◈⌁🚦@suaalodiini_ah ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁💡@Samafalegroup ➥┣◈⌁💡@sahanofficial ➥┣◈⌁💡@suaalo1 ➥┣◈⌁💡@Somali_trade_idea ➥┣◈⌁💡@THEKURAN ➥ ┣◈⌁💡@taarikhda ➥ ┣◈⌁💡@weydiimo1 ✯ ━━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ ➥┣◈⌁🩸@Weheliso ➥┣◈⌁🩸 @xikmadodhiirigalino ➥┣◈⌁🩸 @xikmadbadan ➥┣◈⌁🩸@XAQIIQOTUBETV ➥┣◈⌁🩸@xadiiska ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ꜱᴘᴏɴꜱᴇʀᴇᴅ ʙʏ: 🩸@xikmadbadan 🩸@oraahyo ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ ✯ ━━🖇━━ ✧ ━━☘━━ 💐 Faahfaahinta linkyadan ka akhriso: @kooxda_kulmis ─── ❖ ── ── ❖ ───💐🌷🌷 Si aad kannaalkaaga linkyadan ugu darto la xidhiidh:@nabiilsulaymaan

♫︎ Waqtigaaga ka faa'ideyso ☢︎︎ ❤️Kooxda kulmis❤️ 🗣 oraahyo 😄 Samafale 🖼 qoraal sawir ahsu'aalo ❤️ dhambaal iyo xogo 📮 xigmad iyo dhiirigelin 📝 baro xadiiska nebiga 🎖 xikmado 📚 baro luuqadda engliishka ➡️ samewade 💟 iftiinshe 🛑 weheliso 🕹 aqoonkaal 📺 quraanka iyo sciencekoofi meme 😂 ila qosol 📚 buug maqal ah 🌇 hogaan bulsho 🎤 wararka iyo siyaasadda caalamka 📶 gaarsiinta diinta 📒 farfaalle academy 📝 qoraal qaadasho mudan 🗣 aqoon iswaydaarsi 📌 arimaha islaamka 📊 xaqiiqo tube ❤️ qaado iftiinka 🖼 suaalo diini ah 🎇 sahan official 😒 niyadeena 📚 buug walba oo aad u baahato 🔧 furaha nolosha 📝 murti somali 🚸 xikmado somali ah 💰 xikmado badan ⍟╔═══════════════╗⍟ Linkiyadan iyo xogaha Kooxda kulmis kala soco: @kooxda_kulmis ⍟╚═══════════════╝⍟ Si aad kannaalkaaga Kooxda ugu darto la xidhiidh: @nabiilsulaymaan 🇰 🇺  🇱 🇲 🇮 🇸 

DARYEEL NAAFO....!! Dhiganahan sameynta iyo dareen dubaaqeedka xanbaarsan , ee abdada iyo rajada ifaysa u ah kumanaan ka ardan laxaadka , waxa ku galladan jiiraal iyo habsocod umad u hadala , jallaafooyinka noloshu cidna ma haleeyaan balse turunturadu badan iyo kolba iin ku gaadhaa, wacaal wuxuu ka celinaya war maqalkiisu daray ahayn , tuhunkana wuxuu ka saaraya in qof xubin i'i xarakaadka daayo. Dhiganahan waxa qorey Khadar abraar ,oo ku sugan degalka iyo deegaanka Boorama , wuxuu soo bandhigay afaafka bisha hada jeesatey, mar wuxuu uahaa dhiirigelin inuu awoodiisa diiriyo marna wuxuu u hadlay bulshada uu ka midka yahay iyo dadka la dhiban ma odhan karnee la eelan tabida baahiyaha awoodeed , maskaxeed , caafimaadiyo jidheed ee gaarkaa . Dhiganahan wuxuu xog kasidaa daryeelka ay u baahan yihiin bulshadaasi, taasoo waajib ku ah qofkasta oo dhamaystiran iyo mid madaxaba , dalabkooduna wuxuu tuurta u saaran yahay dadkay la noolyihiin, sida magaca ka dheeganayso waa baaq . Dhigahan wuxuu kusoo aadan yahay Magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer 10/9/2021 ,waxay noqon doontaa gobolka labaad ee ititibinta faalada iyo dareenka buugani u hoydo , inta dareenkan qabtaana habeenka si nabdoon tabintooda u dhegeysato . Abraar wuxuu baaq u dhirayaa reer Burco inay dareenkiisa la ibo-furaan ,habeenkana kala soo qayb galaan. Soo jeedin: Hamda warsan siciid .

@samewade Qaddarta Alle-h.pdf1.21 MB

Qadarta Alle
Qadarta Alle

photo content

Kun Habeen Iyo Habeen (KobciAqoontaada)-1-1-2.pdf4.08 MB

Sheekadii kun habeen iyo habeen waa sheeko in badan soomaalida iyo dadka caalamka looga wada shekeeyo in kastoo la isku qilaa
Sheekadii kun habeen iyo habeen waa sheeko in badan soomaalida iyo dadka caalamka looga wada shekeeyo in kastoo la isku qilaafsan yahay inay tahay dhacdo xaqiiqi ama mid mala awaal insha allah galabta aan idin soo dhiga mahad sanidiin dhamaantiin

📈 🖇📌KOOXDA KULMIS📌🖇📊 ✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓✓ ✯ ━━━🖇━━━ ✧ ━━━━☘━━ ✯ ☘Join us ➠: @dhigane9 📌Join us ➠: @nuuriye198 ☘Join us ➠: @weydiimo1 📌Join us ➠: @samewade ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @soomaal 📌Join us ➠: @dhambaal ☘Join us ➠: @suaalo1 📌Join us ➠: @somalibook ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @xikmadosomali 📌Join us ➠: @qaraaxo1 ☘Join us ➠: @THEKURAN 📌Join us ➠: @buugmaqal ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @murti_som 📌Join us ➠: @qaadoiftiinka ☘Join us ➠: @arimo1islaam 📌Join us ➠: @XAQIIQOTUBETV ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us➠ : https://t.me/oraahyo 📌Join us ➠: @somalienglishcollege ☘Join us ➠: @kobciaqoontaada2 📌Join us ➠: @madashaaqoonta ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠:@aqoonkaalmedia 📌Join us ➠: @Koofi_memes ☘Join us ➠: @Samafalegroup 📌Join us ➠: @FarfaalleAcademy ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @Aqoonisweydaarsi1 📌Join us ➠: @Sualo_iyo_jawaabo ☘Join us ➠: @Faafinta_khayrka 📌Join us ➠: @Siyaasada_dunida ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @xadiiska 📌Join us ➠: @kulan01 ☘Join us ➠: @oraahyo1 📌Join us ➠: @furaha_nolosha ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ ☘Join us ➠: @Siiradii_Nabiga_scw 📌Join us ➠: @qoraal09 ☘Join us ➠: @Gaarsiidiinta 📌Join us ➠: @ifiyaha_nolosha3 ✯ ━━━━━━ ✧ ━🌺━━ ✯ 📌Join us ➠:@Weheliso ☘Join us ➠:@shabdinasir ____🚥🚦🚦______________________🚦🚦 ///////////////////////////////////// Si aad kooxda xog badan uga ogaato,kanaalkaagana ugu darto booqo:https://t.me/joinchat/4YCPEAyi1IZlYWJk _///////////////////////////////////________⛳️

Si aad kannaalada ugu biirto;fadlan magaca aad ragto taabo sida "xikmado soomaali ah"kadibna join dheh. Si aad kooxda ugu bii
Si aad kannaalada ugu biirto;fadlan magaca aad ragto taabo sida "xikmado soomaali ah"kadibna join dheh. Si aad kooxda ugu biirto @nabiilsulaymaan la xidhiidh.

Si joogta ah ayaan u maqlaa maktabad hebla ayaa laga ‎furay deegaankaas. Taasina waxa ay cadaynaysaa in la ‎ogaaday faa’iidada maktabaha guud ee wax lagu akhristo. ‎Haddaba qaar waa lacag yar in aad bixisaa, qaarba waa ‎bilaash. Haddaba tag meelahaas aad ka helayso buugta ‎tirada badan.‎ Haddii ay jiraan maktabado buugta laga amaahdo oo bisha ‎lagac lagaa qaadayo, haka dib dhicin maantaba in aad ‎iska soo diwaan galiso.‎ ‎18. SOO BOOQO MAKTABADAHA BUUGTA IIBIYA, XITAA HADDII AADAN ‎WAX KA SOO GADANAYN.‎ Kaliya tag buugta eeg eeg, hor dhacyada iyo tusmooyinka ‎akhri haddii laguu ogol yahay, hadalka jaldiga danbe ‎lagu qoro si wanaagsan u akhri. Waxaaba dhici karta in ‎aad hesho buug aad lacagtuu yahay si kal iyo laab ah ‎ugu quurto.‎ ‎19. KA YEEL AKHRISKA WAX AAD RABTO OO HAKA YEELAY WAX ‎KHASAB KUGU AH.‎ Waxaa jira dad akhris haddii ay bilaabaan aad moodo in ‎uu yahay sharci ay dowlad dajisay ama diintu wax ay na ‎fartay oo waajib ah.‎ ‎20. KA YEL GURIGAAGA MEEL KUGU RIIXAYSA IN AAD WAX AKHRIDO.‎ Waxaadna sidaa uga dhigi kartaa in aan buug badan ‎keento gurigaaga ama qolkaaga, oo aad meesha aragaagu ‎qabanayoba aad buug dhigto, ama aad sameyso armaajo ‎buug.‎ Yoonis Baarri II

SIDEE AKHRISKA U JECLAAN KARTAA? ‎1.‎ XADDID BUUGTA AAD RABTO IN AAD AKHRIDO.‎ Buugtu waa noocyo badan yihiin: Sheekooyin oo u ‎qaybsama khayaali iyo dhab. Buugta cilmiga ah, sida; ‎kuwa ganacsiga iyo siyaasada. Buugta dhiirrigelinta. ‎Iyo buugta cilmi gaar ah ku baraysa.‎ ‎2. ‎XULO BUUG TAYO LEH.‎ Buug walba oo aad aragto ha iska akhrin! Buugta qaarna ‎kuuma wanaagsana in aad akhrido, oo ama xogta ku jirta ‎ayaa sun maankaaga badalaysa ah, amaba waa la iska ‎xarxariiqay.‎ ‎3. MAXAY TAHAY SABABTA AAD RABTO IN AAD WAX U AKHRIDO.‎ Wax walba oo aad qabanayso waa in ay jirtaa sabab ka ‎danbeysa qabashada shaygaa, tusaale; waxaa jira dad wax ‎akhriya si hab qoraalkoodu u wanaagsanaado.‎ ‎4. BUUGTA KU MADADAALISA AKHRI.‎ Buugtu waa kuwo toos wax kuu bara, iyo kuwo si ‎madadaalo ah wax kuugu sheega. Haddaba haddii aad ku ‎cusubtahay wax akhriska ama aad xaalad cakiran ku sugan ‎tahay, kuwa ku madadaalinaya akhri. ‎5.‎ ISKU XIR AKHRISKA IYO ARRIMAHA KALE EE AAD DANEYSO.‎ Xiriir ha yeeshaan waxa aad qabato ama aad daneyso iyo buugta qaar, ‎waliba ha ahaadaan inta badan ee aad akhrido.‎ ‎6.‎ ISKA DHIG BUUGTA AAN KU CAJABIN.‎ Buugga marka aad xoogaa wado haddii aad dhibsato – ama ‎iin ku didinaysa ha lahaado amaba arrin kale – khasab ‎ma aha in aad sii wadaa. Dhig oo mid kale oo aad ku ‎qanacdo raadi.‎ ‎7.‎ AKHRISKU WAA ARRIN SHAKHSIYA.‎ Buugta aad danayso in aad akhrido waa wax adiga kuu ‎gaar ah, haddaba buugta aad jeceshay – haba ahaadaan wax ‎ummadda kugu hareeraysan ay neceb yihiine – akhri.‎ ‎8.‎ SAMEYSO JAWI KUU GAAR AH MARKA AAD BUUG AKHRINAYSO.‎ Akhrisku ama waa mid aad dareemahaaga oo dhan siinayso, ‎ama waa mid aad waqtiga isku dhaafinayso oo madadaalo ‎uun ah. Haddaba xaalada hore, jawi kuu gaar ah samayso, ‎matalan; marka aad wax akhrinayso, dadka ka dhex bax oo ‎meel bilaa buuq ah tag, shaah ama bun amaba wax aad ‎cabto diyaarso, taleefanka iska xir. iwm…‎ ‎9.‎ JOOGTEE WAX AKHRISKA.‎ Yaysan kaa noqon xiise iyo dhowr ayaamood, balse ‎joogtee maalin kasta ama maalin dhaaf, adigaa xaalkaaga ‎yaqaane.‎ ‎10. GOOR IYO WAQTI CAYIMAN QABSO.‎ Maalintii xilli gaar ah oo aad inta meel fariisato aad ‎wax akhrinayso qabso, masalan; subaxii, duhurkii amaba ‎marka aad sii seexanayso. Waqtigana qabso 1saac, 2saac amaba 30daqiiqo.‎ 11.‎ WAQTIGA FIRAAQADA AH UGU FAA’IIDAYSO WAX AKHRIS.‎ Mar kasta oo aad baxayso buug sii qaado, ma ogid xili ‎aad waqti firaaqo ah heli doontee.‎ ‎12. SARIIRTAADA MAR WALBA HA DHINAC YAALO, BUUG DOONAYA IN ‎AAD AKHRIDO.‎ Haddii aan si kale u dhigo, “Yaysan siriirtaada ‎dhinaceedu bilaa buug noqon.” Marka aad mid dhamaysaba ‎waa in aad mid cusub markaba soo dhigtaa.‎ ‎13. SAMEYSO LIIS BUUGTA AAD RABI LAHAYD IN AAD AKHRIDO.‎ Baraha bulshada waxaa maalin kasta la so dhigaa buug ‎cusub, waxaa jira bandhigyo iyo carwooyin, haddaba liis ‎u gaar ah buugta aad rajaynayso ama aad rabi lahayd ‎akhrintooda ku diiwaan gasho. Sidoo kale buugta aad ‎meel ku aragto sawir ka qaado, si aad liiska ugu ‎darsato hadhow.‎ ‎14. DABA QAL XOGTA QORAYAASHA AAD KA HESHAY HAB QORAALKA ‎BUUGTOODA.‎ Buug baad akhrida, waad ka heshay heer aad tiri, “Buug ‎la mida waligay ma akhrin\arkin.” Dee qoraagii buugaas ‎lahaa haka harin, daba qal oo buugtiisi kale raadi, ‎waxa uu soo wadana ka war hay.‎ ‎15. KU BIIR BARAHA IYO KOOXAHA AY QOROYAASHU KU MIDOOBEEN.‎ Waliba si xad ka bax ah ayay ugu soo badanayaan ‎gayigeena dhawaanahan! Boggag arrimaha akhriska xooga ‎saara iyo naadiyayaal ay ku midoobeen qorayaasha iyo ‎akhristayaashu.‎ ‎16. MARKA AAD MASHQUULSAN TAHAY DHAGAYSO BUUGTA MAQALKA AH.‎ Waxba kama dhacaan buugta la akhriyo, waqti yar bay ‎kugu qaadanaysaa dhammaynta buug, waana ka qiimo jaban ‎yihiin buugta waraaqda ah. Haddaba haddii aad tahay ‎ruux aan shaqaba ka dhammaan, marmarsiiyo aad buug ku ‎dhagaysan waydo ma jiro.‎ ‎17. TAG MAKTABADAHA GUUD EE WAX LAGU AKHRISTO EE KU YAAL ‎DEEGAANKAAGA.‎