SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 283 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 622,并在 索马里 地区排名第 490 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 283 名订阅者。
根据 08 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -196,过去 24 小时变化为 0,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 3.79%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.05% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 655 次浏览,首日通常累积 181 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 09 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 283
订阅者
无数据24 小时
-347 天
-19630 天
帖子存档
17 283
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
ma doonaysaa wax barsho online ah oo hab casri ah ku baxaysa
Waxaa labixin doonaa
kaabista ardayda dugsiyada sare
ICT lagugu dhigi doono habcadri ah
Hadaba ha moogaan hana seegin
CONTACT
Telegram channel: tiigsi online
Website:tiigsi technology
Mng: khadar
17 283
Smc asxaabta ku xidhan groupska @samewadegroup iyo @som_read
Hadiii ku haysato cilad halka telegram ka iyo groupska oo lagaa cawiyo fadlan nagalasoo xidhiid helpme
17 283
Buuga hadyad jaceyl buuga loogu raadinta badan yahay guud ahaan bulsha weynta soomaaliyeed masoo dhignaa buugan pdfkiisa
Haa ❤️
maya 👎
hadii 100 qof haa u codeyso waan soo dhigaynaa wiliba si shuruud la'aan ah
17 283
Smc asxaabta ku xidhan groupska @samewadegroup iyo @som_read
Hadiii ku haysato cilad halka telegram ka iyo groupska oo lagaa cawiyo fadlan nagalasoo xidhiid helpme
17 283
📚chemistry form four som/land .pdf
Haye asxaabta waa kaa buug ka faaidaysi
Wanaagsan sidoo kale waxaan soo wadnaa bugaag badan oo ah buugta student ka ah
■ sida manhajka som/land secondary school
■ sida exam paper
■ sida exam key books
By @somalibook and @buugaagbot robot
17 283
📚 chemistry form four .pdf
Matahay arday maraay dugsiga sare ama arday dhameeye oo xiiseeya chemistry ga
Hadab soo qarxiya like love
Ani waa iga helaysaan hadii intaa samaysaan
17 283
Sheekadaan waxaa qoray qoraaga caanka ah ee Faarax Maxamed Jaamac “Cawl” isagoo xus uga dhigay sheekadaan 37dii ardey iyo 4tii macalin ee sida arxan darrada ah ay ugu xasuuqeen magaalada Boorama diyaaradihii Xabashidu iyo kuwii kale ee ay nolosha ku naafeeyeen 30kii Janaayo 1984tii
Qaybtii 5aad ee taxaneheena taabo
INSTANT VIEW
👇
bit.ly/2Vpvodu
17 283
🤔 Fakar oo hodan noqo (think and grow rich).pdf
Waakan buugi ee hala soo kala kiciyo Love ka iyo like ta ❤👍
@buugaagbot
17 283
Haye asxaabta 1 saac kadib buuga wuu soo dhacay ee hala soo qarxiyo love iyo like waan idin soo fasxaynaa.
17 283
🤔Fakar oo hodan naqo.pdf
Haye buugan maa lahayaa mise waan soo fasaxaa asxaabey
Like iyo love iyo commentga
Ha laygu tuso goor dhow buu soo dhacayaa
@buugaagbot
17 283
🏆You can win (waad guulaysan kartaa).pdf
Waakan buugi ee hala soo kala kiciyo
Love ka iyo like ta ❤👍
17 283
Buugii you can win wuu soodhacay hada ee hala soo qarxiyo love iyo like da coverkiisa...
17 283
🔴You can win waad guuleysan kartaa .pdf
Haye asxaabta hala soo qarxiyo ❤loveka iyo 👍 like
Wuu soo socdaa......17 283
ASC ASXAABTA MATAHAY QOF RABA IN UU SAARTO SAWIRO QURXOON MOBILE KIISA📱
Hadaba sawiro badan oo qurux iyo tayaba leh ka dagso 👇
17 283
OGEYSIIS MUHIIM AH
bahda same wade waxaa daabacan oo hada diyaar ah buugii aad u xiisaha badnaa ay dadka intiisa badan ay wada sugayeen kaas oo loogu magac daray RAFAAD CAASHAQ IYO RAAXO GUUR buugaan oo daabacan waxaad ka heli kartaan guud ahaan magaaloyiinka waaweyn ee delka si gaar ah waxaad uga heli kartaan
Muqdisho waxaa laga heli karaa : Yalax print 0615241028.
Hudhud book shop : 0616000550.
Hargaysa iyo Guud ahaan somaliland : 0633788762.
Putland gaar ahaan garowe : dhigaal book shop oo ku taala jidka sodanka ka soo.horjeedka j. Boosaaso ama wac : 0907996542.
Gaalkacyo : 0907202875.
