ch
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

前往频道在 Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

显示更多

📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览

频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 350 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 543,并在 索马里 地区排名第 485

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 350 名订阅者。

根据 27 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -163,过去 24 小时变化为 -20,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.28%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.09% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 744 次浏览,首日通常累积 190 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

凭借高频更新(最新数据采集于 28 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。

17 350
订阅者
-2024 小时
-487
-16330
帖子存档
05 Dry Eye.pdf7.07 MB

04 Orbit.pdf37.21 MB

03 Lacrimal Drainage System.pdf10.18 MB

02 Eyelids.pdf80.25 MB

01 Examination Techniques.pdf23.77 MB

#Rollupbannerdesign Waa mid kamida cashirada aan ku baran doono coursada Graphic Design-ka, Kaliya hal maalin ayaa ka hartay
#Rollupbannerdesign Waa mid kamida cashirada aan ku baran doono coursada Graphic Design-ka, Kaliya hal maalin ayaa ka hartay Isdiiwan gilinta coursada waxay bilawaneysaa maalinta berito ah insha allah 10/3/2020 Noqo graphic designer si aad isku diiwan giliso la xiriir @suldan_fiqi ama @samewadedesign

Book Cover Designing Kaliya waa design ee ma ahan buug sax ah ku baro sida buugaagta loo desing gareeyo Coursada Graphic Desi
Book Cover Designing Kaliya waa design ee ma ahan buug sax ah ku baro sida buugaagta loo desing gareeyo Coursada Graphic Design-ka ee bilawan doonta 10/3/2020 yeysan ku dhaafin fursadan Waa mid kamida cashirada aan ku baran doono coursada Graphic Design-ka, Kaliya 2 maalin ayaa ka hartay Isdiiwan gilinta coursada Noqo graphic designer si aad isku diiwan giliso la xiriir https://wa.me/252618358777 ama https://t.me/Suldan_fiqi ama https://t.me/samewadedesign

ذات يوم رواية ل ديفيد نيكولاس .pdf2.59 MB

photo content

مفارقات السعادة ل لوك فيري.pdf3.08 MB

photo content

🌿-ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE .PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 136 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 2MB . ✍ QORAA ➠ ABDI FATAAX MAXAMUD DUCAALE

🌿-ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE .PDF —————--------------- 👁Qoys ayaa waxaa u dhashay wiil aad iyo aad u qurux badnaa markaas a
🌿-ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE .PDF —————--------------- 👁Qoys ayaa waxaa u dhashay wiil aad iyo aad u qurux badnaa markaas ayay waxay u bixiyeen Caadi, tarbiyad iska caadi ah ayay ku tarbiyeeyeen, markuu lix sano gaaray ayaa waxaa la geeyay iskuul iskacaadi ah oo ay dhigaan macallimiin iska caadi ah laguna dhigo manhaj iska caadi ah, markuu dhameeyay iskuulkii hoose wuxuu u gudbay iskuulka dhexe isagoo ku baasay darajooyin iska caadi ah, markuu dhameeyay iskuulkii dhexe wuxuu u gudbay dugsiga sare isagoo kusoo baasay darajooyin iska caadi ah............ 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN ASXAABEY HADII LOO BAAHAN YAHAY❤️ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 136 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 2MB . ✍ QORAA ➠ ABDI FATAAX MAXAMUD DUCAALE

Hadii aad u baahan tahay group aad maskaxda ku degsato oo aad dhegaha ugu raaxayso qur'aanka kariim asigoo cod macaan lagugu aqrinaayo ku biir groupkan mahad sanidiin https://t.me/quranRecitationonly

Same wade Graphic Design ___________________________ Mudo kooban ku noqo Graphic Desinger 5 maalin kaliya ayaa ka hartay diiw
Same wade Graphic Design ___________________________ Mudo kooban ku noqo Graphic Desinger 5 maalin kaliya ayaa ka hartay diiwan gilinta sido kalena duruusta waxay si rasmi ay u bilawanayaan 10/3/2020 wixii Faahfaahin ah kala xiriir @samewadedesign

🌿NAJAX.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 124 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAA ➠ .............

🌿NAJAX.PDF ———————–--------------- 🗞 Buugani waxaa uu ka hadlayaa qiso jacayl oo dhab ah taaso kaa ilmaysiin doonta markaa
🌿NAJAX.PDF ———————–--------------- 🗞 Buugani waxaa uu ka hadlayaa qiso jacayl oo dhab ah taaso kaa ilmaysiin doonta markaa aad akhrido buugan. 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 124 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1MB . ✍ QORAA ➠ .............

Asc Wrm wbr Ogeysiis Muhiim ah Dhamaan bahda jecel barashada graphic design-ka qaybtiisa Photoshopka in goor dhow 10/2/2020 I
Asc Wrm wbr Ogeysiis Muhiim ah Dhamaan bahda jecel barashada graphic design-ka qaybtiisa Photoshopka in goor dhow 10/2/2020 In samewade graphic design ay bilaawi doonto course lagu baran doono Graphic design Kaas oo socon doono mudo labo bil ah waxaana lagu dhigan doonaa qiimo aad u hooseeya muhiimada waa in la helo dad leh xirfada graphic desing-ka waxad ku baran doontaa Flayers Brochures ID cards Business cards Invitation cards Stan-boads Indore boads Baners intaas iyo in ka badan waxaadna ku qadan doonta 50+ casharo Graphic design waxayna ka mida tahay xirfadaha ugu fudud ee aad baran karto adoo gurigaga joogo aadna ku shaqaysan karto adoo gurigaaga jooga waa muhiim inaad xirfad la haato Wixii faafaahin ah kala xiriir 0618358777 ama @suldan_fiqi

HA ILAAWIN INAAD post ga ❤saarto, maxaa yeelay waxay nagu dhiirigalinaysaa in aan qaybaha xiga si dhakhso ah u soo dhigno, balse haduu reaction ku yaraado waxay nagu tahay niyad jab. Maxaa yeelay anagu ma nihin sida kuwa YouTube ee lacagta ka hela muuqaal kasta, ama sida kuwa websiteka ee lacagta ka hela post kasta 😕. Waxaan si bilaash ah idinku soo gudbinaa wax walba oo faaido leh, hamigeenuna maaha lacag, anagoo og halkan inaan lacag laga helayn ayaan goosanay inaan kanaal ka furno kadib aan idin la wadaagno buuug faaido leh. Marka ma wax noo qalantaa in post kasta ay arkaan in ka badan kun qof (balse reaction uusan dhaafin ❤️25 ) 😞 Markasto oon aragno sidaas oo kale waxaan ka qaadnaa niyadjab waxayna nala noqotaa waxa aan soo gudbinayno inaan la danayneyn, oon wakhtiga kaliya iska khasaarinayno marka fadlan habdhaqankaas wax ka badala oo falcelintiinu ha muuqato. MAHADSANIDIIN WALAALAYAAL.

🌿AXDIGII JACEYLKA.PDF 🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟 🔎JOIN US ➠: @suncodeacademy 🔎JOIN US ➠: @som_wall 🔎JOIN US ➠: @xikmadosomali 🔎JOIN US ➠: @somalibook 🔎JOIN US ➠: @samewade 🔎JOIN US ➠: @soomaal 🔎JOIN US ➠: @tiigsi 🔎JOIN US ➠: @Aflaan 💡JOIN US ➠: @Buugaagbot 🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟 📌HALA SOO KALA KICIYO BUUGAN WAA LA SOO QAADAYAAYE.❤ 〽️SAMEWADE BOOKS 〽️ ---------------------------- 🧷 QAABKA ➠ PDF . 📖 BOGGA ➠ 39 BG . 🎯 CABIRKA ➠ 1 MB . ✍ QORAA ➠ FAYSAL MOHAMED ABDIRAHMAN.