Xadiiska Maanta
前往频道在 Telegram
ساهم في نشر الحديث طاعةً للنبيِّ ﷺ: نضَّرَ اللهُ امرأً سَمِعَ مقالتي فوَعَاها وحَفِظَها وبَلَّغَها. التواصل: https://t.me/Axmeddawlad
显示更多3 613
订阅者
-124 小时
+17 天
+20530 天
数据加载中...
吸引订阅者
九月 '26
九月 '26
+7
在0个频道中
八月 '26
+263
在1个频道中
Get PRO
七月 '26
+102
在0个频道中
Get PRO
六月 '26
+118
在1个频道中
Get PRO
五月 '26
+91
在2个频道中
Get PRO
四月 '26
+45
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+25
在5个频道中
Get PRO
二月 '26
+75
在1个频道中
Get PRO
一月 '26
+48
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+57
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+35
在1个频道中
Get PRO
十月 '25
+46
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+35
在3个频道中
Get PRO
八月 '25
+26
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+63
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+64
在3个频道中
Get PRO
五月 '25
+76
在5个频道中
Get PRO
四月 '25
+36
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+129
在4个频道中
Get PRO
二月 '25
+294
在9个频道中
Get PRO
一月 '25
+112
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+137
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+448
在6个频道中
Get PRO
十月 '24
+141
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+139
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+290
在1个频道中
Get PRO
七月 '24
+73
在2个频道中
Get PRO
六月 '24
+26
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+30
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+55
在5个频道中
Get PRO
三月 '24
+121
在6个频道中
Get PRO
二月 '24
+75
在3个频道中
Get PRO
一月 '24
+43
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+36
在1个频道中
Get PRO
十一月 '23
+31
在1个频道中
Get PRO
十月 '23
+24
在0个频道中
Get PRO
九月 '23
+44
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+51
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+104
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+107
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+63
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+98
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+69
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+48
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+102
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+82
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+54
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+75
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+70
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+71
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+102
在0个频道中
Get PRO
六月 '22
+151
在0个频道中
Get PRO
五月 '22
+72
在0个频道中
Get PRO
四月 '22
+50
在0个频道中
Get PRO
三月 '22
+86
在0个频道中
Get PRO
二月 '22
+37
在0个频道中
Get PRO
一月 '22
+35
在0个频道中
Get PRO
十二月 '21
+85
在0个频道中
Get PRO
十一月 '21
+39
在0个频道中
Get PRO
十月 '21
+29
在0个频道中
Get PRO
九月 '21
+37
在0个频道中
Get PRO
八月 '21
+70
在0个频道中
Get PRO
七月 '21
+80
在0个频道中
Get PRO
六月 '21
+70
在0个频道中
Get PRO
五月 '21
+66
在0个频道中
Get PRO
四月 '21
+43
在0个频道中
Get PRO
三月 '21
+321
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 05 九月 | 0 | |||
| 04 九月 | +1 | |||
| 03 九月 | +3 | |||
| 02 九月 | +2 | |||
| 01 九月 | +1 |
频道帖子
| 2 | Rasuulku {ﷺ} waxa uu yidhi: “Anaa u damaanad qaaday guri jannada dacalladeeda ku sugan ciddii muranka iyo asaraarka ka tagtay haba ahaado mid isagu gar leh oo xaq ku sugane. Guri jannada dhexdeeda ku sugan ayaan u damaanad qaaday ruuxa ka tagay beenta haba ahaado mid kaftamayee. Guri jannada xaggeeda sare ku sugan ayaan u damaanad qaaday ruuxa dhaqankiisu wanaagsanaado.”
Xadiiskani waxa uu inoo tilmaamayaa saddex arrimood:- Arrinka 1aad Ruuxa iska daaya muranka iyo asaraarka ee Ilaahay dartii uga taga isagu mid xaq ku suganba ha ahaadee in loo damaanad qaaday guri jannada dacalladeeda ku sugan.
Arrinka 2aad waxa kale oo xadiisku tilmaamayaa in Nebigu SCW u damaanad qaaday guri jannada dhexdeeda ku sugan cidda beenta iska daysa ee aan la imanin xattaa haddii ay kaftamayso.
Arrinka 3aad ee Xadiisku sheegayaa waxa ay tahay in Nebigu SCW u damaanad qaaday guri jannada xaggeeda sare ku sugan ciddii akhlaaqdiisu ay wanaagsanaato.
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂 Maanta.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 182 |
| 3 | اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. | 350 |
| 4 | ‘Rabbigayoow, agtaada naga sii naxariis, arrinkayagana sida san nooga yeel.’ | 352 |
| 5 | Nebigu {ﷺ} waxa uu yidhi: “Qofka Qur’aanka akhriya isaga oo xifdisan oo xariif ku ah, waxa uu la jiraa malaa’igta sharafta leh, midka akhrinaya ee la rafanaya, uuna ku adag yahayna waxa uu leeyahay labo ajar.” –Muslim
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 417 |
| 6 | Maantaa ugu dambysa ama berri 📅
Ha laga faa'idaysto Barnaamijka oo la is diiwaangeliyo, hana la sii faafiyo oo walaalaha kale khayrka ha la wada gaadhsiiyo Insha Allaah.
📌𝗤𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝗮 (برنامج قراء).
https://t.me/XadiiskaMaanta/3484
🔗𝐋𝐢𝐧𝐤-𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨:
https://qorra-org.com/ConditionsRegistration
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaadhsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 593 |
| 7 | اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. | 565 |
| 8 | عطّرْ لسَانَك بالصّلاةِ على الذي
أحيَا الليالي بالصَّلاةِ وقامَا
وسَرَى إلى الأقصَى الشريفِ بليلةٍ
ثمّ التقى بالمرسَلينَ إِمامَا
إن الكريمَ إذا ذَكرتَ مُحَمَّداً
يَكفي الهُمُومَ ويَغفِرُ الآثامَا | 558 |
| 9 | Diiwaangelintii Barnaamijka Qorraa muddo kooban ayaa ka hadhsan intii uu xidhmi lahaa! 09-Rabiicul Awal-1448 oo ku beegan 22-August-2026 ayaa ugu dambaysa diiwaangelinta Insha Allaah.
Ha laga faa'idaysto Barnaamijka oo la is diiwaangeliyo, hana la sii faafiyo oo walaalaha kale khayrka ha la wada gaadhsiiyo Insha Allaah.
📌𝗤𝗮𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗹𝗮 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝗮 (برنامج قراء).
https://t.me/XadiiskaMaanta/3484
🔗𝐋𝐢𝐧𝐤-𝐠𝐚 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐨:
https://qorra-org.com/ConditionsRegistration
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaadhsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 687 |
| 10 | Rasuulku SCW waxa uu yidhi: Ka warrama haddii midkiin gurigiisa hortiisa uu maro webi uu maalintii shan jeer ku qubeysto, wax uskag ahi ma ku hadhayaan? Waxa ay ku jawaabeen waxba kuma hadhayaan. Nebigu SCW waxa uu yidhi: shanta salaadoodna waa sidaa oo kale oo Alle gefafka ayaa uu ku dhaafaa.
Nebigu SCW waxa uu ahaa dadka ka ugu waxbarida wanaagsan, uguna hadalka cad ee ugu aftahansan. Hababkii wanaagsanaa ee uu dadka wax ku bari jiray waxa kamid ahaa; in uu cilmiga u soo dhaweeyo isaga oo adeegsanaya tusaalooyin la taaban karo, si ay ugu noqdaan kuwo si fiican loo fahmi karo oo cad.
Xadiiskan Nebigu SCW waxa uu tusaale u soo qaadanayaa sida ay salaaduhu dambiyada u tirtiraan ee ay u maydhaan. Waxa uu salaadaha shanta ah ku tusaalaynayaa webi hormara mid innaga mid ah gurigiisa hortiisa, oo uu maalintii shan jeer ku maydhanayo. Sida uskaga iyo wasakhda jidhkiisa ay uga maydhayaan ee aanay waxba ugu hadhayn si lamid ah ayaa ay salaadaha shanta ahina qofka maalintii uga tirtirayaan oo uga maydhayaan dambiyada.
Dambiyada ay tirtirayaan salaadaha shanta ahi waa dambiyada yar yar sida uu tilmaamayo xadiiska kale oo Nebiga SCW ka sugan, Nebigu SCW waxa uu yidhi: «Salaadaha shanta ah, Jimce ka Jimce, iyo Ramadaan ka Ramadaan waa kuwo lagu dhaafo [dambiyada yar yar ee qofka ka dhaca,] haddii uu ka fogaado dembiyada waaweyn». –Muslim
Culimadu waxa ay tilmaameen dambiyada ay tirtirayaan salaaduhu in ay yihiin dambiyada yar yar haddii aan la joogtayn! Oo haddii dambiyada yar yar la joogteeyo waxa ay kamid noqdaan dambiyada waawayn, dambiyada waawayna waxa ay u baahanyihiin tawbad dhab ah oo shuruuddeeda dhammaystiratay.
☜الدال على الخير كفاعله
ـــــــــــــــــــــــــــــ
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 618 |
| 11 | Rasuulku SCW waxa uu yidhi: Ka warrama haddii midkiin gurigiisa hortiisa uu maro webi uu maalintii shan jeer ku qubeysto, wax uskag ahi ma ku hadhayaan? Waxa ay ku jawaabeen waxba kuma hadhayaan. Nebigu SCW waxa uu yidhi: shanta salaadoodna waa sidaa oo kale oo Alle gefafka ayaa uu ku dhaafaa. | 497 |
| 12 | 没有文字... | 1 |
| 13 | Miim - Wanaajinta Waxbaridda
“Macallinkeen Allow Kaal”
FG: Waa qabyo. | 593 |
| 14 | Nebiga SCW oo ah macallinkeenna koowaad waxa uu ahaa tusaalaha naxariista, tudhaalka, fududaynta, u dhimrinta ardayga, la dedaalidda bartaha, iyo ka dheeraanta hiifidda iyo haaraanka.²
Waxaa dhacday in maalin iyada oo masjidkii la joogo uu nin badow ahi masjidkii meel ka mid ah ku kaajay! Saxaabadii baa ku booday, laakiin, waxaa ka joojiyay Nebiga SCW oo yidhi: daaya oo biyo dusha kaga shuba. Intaa kuma uusan dhaafin e, Nebigu SCW farriin iyo darsi ayaa uu raaciyay, waxa uuna yidhi: ujeedkiinna iyo waxa la idin ka rabaa ma aha in aad wax adkaysaan ee waxaa la idiin soo diray in aad wax fududaysaan.
Ninkan badowga ahi ma aqoon in aan masjidka lagu dhex kaaji karin. In wax la baro ayaa lagu saxayaa ee xilli la canaanto ma joogo. Xaaladdiisu waa ay ka duwan tahay xaaladda dadka kale ee garanaya in waxani ay qalad yihiin. Sidaas awgeed, Nebigu SCW waa uu u yeedhay waxa uuna ku yidhi: Masaajidda kuma wanaagsana in lagu kaajo ama qudhun kale lagu sameeyo, ee waxaa loogu talagalay xuska Alle, salaadda, iyo akhrinta Qur’aanka.
Dhacdo kale oo uu wariyay saxaabigii Mucaawiyah ibnul Xakam RC aynu eegno. Waxa uu yidhi: aniga oo la tukanaya Rasuulkii Alle SCW ayaa nin hindhisay. Markaas ayaa aan idhi: Yarxamukallaah. Dadkii baa indhaha igu gubay. Waxa aan idhi: Hooyaday goblantaye maxaad iga eegaysaan! Markaas ayaa ay bawdyahooda dhirbaaxeen anna markii aan arkay in ay i aamusiinayaan ayaa aan shib idhi. Nebigu SCW markii uu salaaddii dhammeeyay ayaa uu igu yidhi: hadalka dadku salaaddan kuma habboona ee waa tasbiix, takbiir, iyo akhrinta Qur’aanka.
Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu yidhi: hortii iyo dabadii ma aanan arkin macallin ka waxbarid wanaagsan, wallaahi ima kahan, ima garaacin, imana caayin.
ـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
2. الرسول المعلم b.21.
MIIM-2024-QABYO. | 608 |
| 15 | Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu yidhi: hortii iyo dabadii ma aanan arkin macallin ka waxbarid wanaagsan, wallaahi ima kahan, ima garaacin, imana caayin. | 453 |
| 16 | Mucaawiyah oo sidii Nebigu SCW ula dhaqmay ka faalloonayaa waxa uu yidhi: hortii iyo dabadii ma aanan arkin macallin ka waxbarid wanaagsan, wallaahi ima kahan, ima garaacin, imana caayin. | 1 |
| 17 | Nebiga SCW oo ah macallinkeenna koowaad waxa uu ahaa tusaalaha naxariista, tudhaalka, fududaynta, u dhimrinta ardayga, la dedaalidda bartaha, iyo ka dheeraanta hiifidda iyo haaraanka. | 1 |
| 18 | يجزيكَ عَشراً عَن صَلاتِك مَرّةً
و تَنالُ عِزّاً في الحياةِ مُقِيما. | 553 |
| 19 | Nebigu {ﷺ} waxa uu yidhi: “ILAAHAY ayaan ku dhaartaye in Alle hal qof dartaa ku soo hanuuniyo ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas”. –Bukhaari iyo Muslim.
Xadiisku waxa uu tilmaamayaa ruuxu in uu sabab u noqdo hunuunka cid kale in ay wax wayn tahay oo fadli badan ku suganyahay
Carabtu geela cas cas ayaa ay aad u jeclaayeen, sidaas darteed ayaa geelii ay jeclaayeen loogu tusaaleeyay si fahanka loogu soo dhaweeyo.
Xadiiska waxa laga qaadanayaa boorin la innagu boorrinayo in dadka khayrka loogu yeedho laguna dedaalo hanuunintooda.
Ruuxa sababtaada ku hanuuna, Ilaahay dartiina aad uga jeeday wixii khayr ah ee uu sameeyo in lamid ah ayaa adigana laguu qorayaa. Markaa wax aanad camalkaaga ku gaadhi karin ayaad dadka wax sheegooda ku gaadhi kartaa, haddii aad Ilaahay dartii wax ugu sheegayso.
Qofka dadka wanaagga tusinayaana waxa uu la ajar yahay midka wanaaggaa sameeya, sida uu sheegay Nebigu SCW.
📌𝑺𝒊𝒊 𝑭𝒂𝒂𝒇𝒊 𝑿𝒂𝒅𝒊𝒊𝒔𝒌𝒂; iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
https://t.me/XadiiskaMaanta | 634 |
| 20 | Muuqaalkan daawo si aad u fahanto qaabka la isu diiwaangelinayo Barnaamijka Qorraa kadibna isdiiwaangeli.
Wixii aad fahmi waydaan waan idin ka caawin karaa Insha Allaah.⬇️
https://t.me/Axmeddawlad | 657 |
