Taajir Academy
前往频道在 Telegram
Linkiga Brokerka Aan Isticmaalno wakanaa ee adna ka furo . https://clients.fxprimus.com/en/register?ref=40959309
显示更多9 616
订阅者
-1024 小时
-357 天
-18630 天
数据加载中...
吸引订阅者
六月 '26
六月 '26
+2
在0个频道中
五月 '26
+16
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+8
在0个频道中
Get PRO
三月 '260
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+4
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+1
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+1
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+5
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+2
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+4
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+10
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+1
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+8
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+10
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+8
在0个频道中
Get PRO
二月 '25
+88
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+33
在1个频道中
Get PRO
十二月 '24
+45
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+63
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+84
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+242
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+537
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+425
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+171
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+299
在1个频道中
Get PRO
四月 '24
+406
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+396
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+785
在1个频道中
Get PRO
一月 '24
+614
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+487
在0个频道中
Get PRO
十一月 '23
+261
在0个频道中
Get PRO
十月 '23
+434
在0个频道中
Get PRO
九月 '23
+298
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+100
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+199
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+331
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+242
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+331
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+390
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+126
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+470
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+1 068
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+1 369
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+100
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+23
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+17
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+48
在0个频道中
Get PRO
六月 '22
+10
在0个频道中
Get PRO
五月 '22
+187
在0个频道中
Get PRO
四月 '22
+91
在0个频道中
Get PRO
三月 '22
+4
在0个频道中
Get PRO
二月 '22
+593
在0个频道中
Get PRO
一月 '22
+1 061
在0个频道中
Get PRO
十二月 '21
+27 191
在0个频道中
Get PRO
十一月 '21
+352
在0个频道中
Get PRO
十月 '21
+231
在0个频道中
Get PRO
九月 '21
+16
在0个频道中
Get PRO
八月 '21
+15 453
在0个频道中
Get PRO
七月 '21
+7 654
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 13 六月 | 0 | |||
| 12 六月 | 0 | |||
| 11 六月 | 0 | |||
| 10 六月 | 0 | |||
| 09 六月 | 0 | |||
| 08 六月 | 0 | |||
| 07 六月 | 0 | |||
| 06 六月 | 0 | |||
| 05 六月 | 0 | |||
| 04 六月 | 0 | |||
| 03 六月 | +1 | |||
| 02 六月 | 0 | |||
| 01 六月 | +1 |
频道帖子
Jeeb-weyne ayaa iska iibiyay Bitcoin la Qiima ah $32,820,000 oo dollarka Maraykanka ah .
Bitcoin -ta uu sell gareeyay maanta waxa uu iibsaday bil ka hor . Trade kaas waxa uu ka faa’iday lacag dhan $2,000,000 oo dollar.
Waa u Fadhidaa Gacanta Ustadkan.
| 2 | Nin halkan ah oo wata wallet tirsigiisu ka bilaabanayo 0x44a1 ayaa sideed bilood ka hor iibsaday 2,500 coin oo Etherium ah lana qiima ah ($9.42M) oo USDT ah .
Maanta ayuu iska iibiyay dhamaan Coins kii Eth ee uu hayay , waxaana uu khasaaray 4.07 milyan lacag u dhiganta.
Hadii aad adi ahaan lahayd ma hayn lahayd Eth mise khasaaraha madaxa baad u dhigan lahayd ? | 0 |
| 3 | Nin halkan ah oo lagu magacaabo Machi ayaa trade-yo uu galay ka sameeyay 44.84 Milyan oo faa’ido ah .
Lkn dhibka jira waxaa waaye Naftiisa ayuu xakamayn waayay , waxaana markan uu qaatay Trade -yo indha la'aan ah .
hadda akoonkiisa waxaa ku haray $30,268 oo kaliya , waxaana stoploss ka looga dhacay 335 jeer .
Wali arintan oo kale ama mid u dhow makugu dhacday? Lacag fiican inta samaysay, hadana malagaa celiyay wixii aad faa’idday oo dhan . | 0 |
| 4 | Macalin halkan ah oo Farta ka xidhan waxa uu sell ugu jiraa Dahabka iyo Silver . Makuu sheegaa inta uu faa’ido ahaan ka marayo labadaas Trade .
Waxa uu xariifkan faa’ido ahaan u qabtay $8.45 milyan oo dollarka Maraykanka , walina ma uusan xirin Labada Boos.
Wali faa’ido maka samaysay Dahabka ? | 0 |
| 5 | Jeeb-weyne looga shakisan-yahay in uu yahay Erik Voorhees ayaa maanta iibsaday 2,012 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 4.29 milyan oo USDT ah .
Labadii Asbuuc ee la so Dhaafay Jeeb-weynahan waxa uu 120,252 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $260 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Etherium Jeeb-weynayaal badan baa iibsaday asbuuc-yadan. | 0 |
| 6 | Lacag ka badan $5,000,000,000 ayey khasaari doonaan Dadka ku jira Suuqa Crypto , Hadii Bitcoin ay gaarto 75,000.
Dadka khasaari doona waa kuwa sell -ka ugu jira Suuqa .
Adi maka mid tahay ? | 0 |
| 7 | Eth | 0 |
| 8 | BTC | 0 |
| 9 | Libaax halkan ah oo wallet kiisa uu ka bilaabanayo 0x0833 ayaa furay boos cusub oo Buy ah . Waxa uu iibsaday 125,000 coin oo Link ah lana Qiima ah $1.14 milyan dollarka maraykanka ah .
Horey Trade yo kala duwan oo uu galay oo ah coin ka Link waxa uu ka sameeyay 169K oo dollar .
Markaan Maxaad is-leedahay wuu la kulmi doonaa ? | 0 |
| 10 | Ka dib muddo Bil ah Tom lee ayaa staking ku sameeyay 94,670 coin oo Etherium ah lana Qiima ah 204 milyan oo dollarka maraykanka ah.
Tirada Guud ee Tom Lee uu ilaa iyo hadda staking ku sameeyay waaa 3,135,185 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $6.75 bilyan oo dollarka Maraykanka ah .
Ma jiraa coin aad marna aad staking ku sameysay si aad commission u hesho ? | 0 |
| 11 | 没有文字... | 0 |
| 12 | Shirkadda 21 Capital ayaa 392.19 coin oo Bitcoin ah lana Qiima ah 27.67 milyan ku so dirsaday akoonkooda Bitfinex, ka dib muddo laba bil ah oo bilaa dhaq-dhaqaaq ah . | 0 |
| 13 | Block rock ayaa akoonka ay ku leeyihiin coinbase deposit garaystay 47,728 coin oo Etherium ah lana Qiima ah $102.13 milyan iyo 544 coin oo Bitcoin ah lana Qiima ah $38.3 milyan oo dollarka Maraykanka ah .
Waxaa laga cabsi qabaa in ay sell gareeyaan. Adiga maxey kula tahay ? | 0 |
| 14 | Trader wata wallet tirsigeedu ka bilaabanayo 0xF35A ayaa furay boos la qiima ah 4.105 milyan dollar . Waxa uu Buy gareeyay Oil-ka ama shidaalka waliba 5X leverage.
Hadii Oil -ka uu hoos u dhaco isla markaana uu gaaro $87.87 waa ku daayay odaygaas.
Trade -kan Maku saxan-yahay baad u malayn ? | 0 |
| 15 | Maanta | 0 |
| 16 | Dadkii maalgashaday Silver - ka maanta xaalkooda ma fiicna . 9% hoos u dhac ah ayuu sii marayaa .
Marna ma isku dayday Silver ? | 0 |
| 17 | Owen Gunden oo ah waa weynka horey-na isaga iibiyay 11,000 oo coin oo Bitcoin ah markana la qiima ahayd $1.12 bilyan ayaa maanta mar kale iska iibiyay 650 coin oo Bitcoin ah . Qiima ahaan waa $46.3 milyan oo dollarka ah .
Bitcoin ma saamayn karaa baad is-leedahay Trade -kan ? | 0 |
| 18 | Trader halkan ah 33 Coin Buu Buy ugu jiraa. Waxaan dhihi karnaa inta Badan Coins kii wuu wada iibsaday Marka laga reebo coin ka Trump oo uu sell ugu jiro .
Maxaad u rajaynsaa ? | 0 |
| 19 | Bitcoin | 0 |
| 20 | Lacag ka badan $71,000,000,000 ayey khasaareen dadka ku jira Suuqa Crypto dhowrkii saac ee la so dhaafay .
Maku jirtaa team ka portfolio-dooda ay hoos u dhacday ? | 0 |
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
