ch
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

前往频道在 Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

显示更多
未指定国家未指定类别
261
订阅者
+224 小时
+197
+1930
帖子存档
Press Release: The U.S. Reveals Its True Hatred Towards the Somali People

Muslimiinta Yeman oo Wajahaya Xaalado Adag oo Dhanka Nolosha ah.[WARBIXIN]

Maamulka Yahuudda ayaa dil iyo qafaal ka geystay xaafado katirsan magaalada go'doonsan ee Qazza, Geesta kale: Dowladda Pakistaan ayaa Dad Rayid ah Ku Xasuuqday Duqeyn ay Ka Geystay Dalka Afghaanistaan.Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Ruushka iyo Ukraine ayaa is weydaarsaday weeraro dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Ruushka iyo Ukraine ayaa is weydaarsaday weeraro dhaliyay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dowladda Pakistaan ayaa Dad Rayid ah Ku Xasuuqday Duqeyn ay Ka Geystay Dalka Afghaanistaan.
Dowladda Pakistaan ayaa Dad Rayid ah Ku Xasuuqday Duqeyn ay Ka Geystay Dalka Afghaanistaan.

Maamulka Yahuudda ayaa dil iyo qafaal ka geystay xaafado katirsan magaalada go'doonsan ee Qazza.
Maamulka Yahuudda ayaa dil iyo qafaal ka geystay xaafado katirsan magaalada go'doonsan ee Qazza.

Sheekh Cabdiraxmaan Firin ayaa Kuunyobarrow ku soo Gebagebeeyay Kitaabka Jaamicu-Saqiir Kadib 11 Bilood oo duruus ah.

Hay'adda Al-ixsaan ayaa kun qoys raashin ugu qeybisay wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose.

Dowro ku saabsan fadliga cilmiga kana soo qeybgaleen culimo iyo marti sharaf ayaa loo qabtay qaar kamid ah haweenka ku dhaqan dagamada saakow.

Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 23-12-1447 oo waafaqsan 10-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.

Aqoonsiga Yahuuda ee Somaliland oo Albaabada U Furaya Khatar Amni oo Gobolka Ah.

Maamulka la baxay Puntland ayaa Xabsiga u Taxabay Askar Dhawaan Gadood Kasameeyay Gudaha Magaalada Garoowe.

Midowga Yurub ayaa Isku Dayaya Inuu Saameyn Amni Iyo Mid Maamul Ku Yeesho Badda Geeska Afrika.

Soomaalida ku Nool Dalka Kanada ayaa Dhigay Banaanbax ay Uga Soo Horjeedaan Duulaanka Wajiyada Badan ee uu Turkiga Kusoo Qaaday Soomaaliya.

Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 24-12-1447 oo waafaqsan 10-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Daawo: Khasaaraha ka dhashay ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo diyaaradaha Turkiga oo duqayn ka geystey deegaanka Xawaadley Shabeellada-dhexe.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 237.mp310.78 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[237] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan.

Xaflad lagu soo xirayay mid kamid ah kutubta kasocotay masaajida Kuunyo Barrow ayaa lagu qabtay hoolka xafladaha ee magaaladaas.