ch
Feedback
قناة د فتحي محمد محمود

قناة د فتحي محمد محمود

前往频道在 Telegram

قناة دعوية لنشر العلم والثقافة العامة

显示更多
未指定国家未指定类别
816
订阅者
-124 小时
-17 天
+1030 天
帖子存档
صفوة الزبد الدرس (7)63.41 MB

Waa Darsigii 7aad Ee kitaabka مئة حديث... لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔ Masjidu jaamicul_Fatxi.

+1
صفوة الزبد الدرس(6).m4a52.43 MB

Waa Darsigii 6aad Ee kitaabka مئة حديث... لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔ Masjidu jaamicul_Fatxi...

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH. Aad Baan u Salaamayaa, Dhamaan Walaalaha Qaaliga ku jira Madashan Salaan ka Dib Waxaan idiinku bushaar
📢 OGAYSIIS MUHIIM AH. Aad Baan u Salaamayaa, Dhamaan Walaalaha Qaaliga ku jira Madashan Salaan ka Dib Waxaan idiinku bushaaraynayaa inuu jiro Barnaamij Ama Tobobar Qaaliya kaas oo Ciwaankiisu yahay [ *تطوير الذات وبناء الشخصية، HORUMARINTA NAFTA IYO DHISSIDA QOFKA*] 👳‍♂️ Sheekha: Dr. Fathi Maxamed Maxamuud 📍 Goobta: jaamacada Frantz_Fanon, Agagaarka Saldhiga Dhexe 🗓️ Qabsoomida Khamiista soo socota ⏰ Waqtiga: khamiista 4:00 ____ 5:30 pm. Bacdal Cazar. 📆 21/ Rabiicul_Awal/1448H Ku beegan 3/9/2026. Qofkaa ka Faa iidaysnaa whats Appka Numberka 063_4831153

صفوة الزبد الدرس(5).m4a63.36 MB

مقدمة الأحرومية (2).m4a22.61 MB

صفوة الزبد الدرس4.m4a59.54 MB

الدرس الثالث للزبد.aac42.69 MB

Waa Darsigii 5aad Ee kitaabka مئة حديث.. لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔۔ Masjidu jaamicul Fatxi.....

Waa Darsigii 4aad Ee kitaabka مئة حديث... لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔۔ Masjidu jaamicul_Fatxi.....

Waa Darsigii 3aad Ee kitaabka مئة حديث. لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔۔۔ Masjidu jaamicul_Fatxi...

متن_الآجرومية_الدرس_الأول_د_فتحي_محمد.mp334.07 MB

صفوة_الزبد_على_مذهب_الإمام_الشافعي_مع_الدكتور_فتحي_محمد.mp348.60 MB

درس الأول ألفية الزبد. (1).m4a61.35 MB

Waa Darsigii 2aad Ee kitaabka مئة حديث.. لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔۔۔ Masjidu jaamicul_Fatxi....

Waa Darsigii 1aad Ee kitaab مئة حديث. لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔ Masjidu jaamicul_Fatxi....

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo dadka doonaya barashada cilmiga in uu bilaabanayo kutaabki
📢 OGAYSIIS MUHIIM AH Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo dadka doonaya barashada cilmiga in uu bilaabanayo kutaabkii [Saddexaad] ee barnaamijka Zād al-Muslim al-Saqiir, oo lagu baranayo kitaabka مئة حديث (100 Xadiis). 👳‍♂️ Sheekha: Dr. Fathi Maxamed Maxamuud 📍 Goobta: Masjidka Al-Fatḥi, agagaarka garoonka kubadda cagta 🗓️ Bilowga: Usbuuca soo socda ⏰ Waqtiga: Axad, Isniin & Talaado, kadib Salaadda Maqrib.

Alhamdulilaah....Alhamdulilaah.. Waxaa inoo dhamaaday kitaabkeenii 2aad Ee Sil_Silada Caqiida Ee *QAWAACIDUL ARBAC* Dawrda Allaha Barakeeyee Sheekh Dr Fatxi Maxamed, uu Ka Waday masaajidka Fatxi. Sheekha Allaha Barakeeyo Incha Wiiga Soo Socda Waxaa inoo Bilaabmi Doona kitaabkii 3aad Kaas Oo Noqon Doona [ مئة حديث للحفظ] Oo Ah Dawro Loogu tala Galay inay Da,yartu Mutuunta iyo kutubta Yar_Yar ku Xifdiyaan, Dadka Waawyna Way Ka Faa,iidaysan karaan.....

Waa Darsigii 5aad Ee kitaabka QAWAACIDUL_ARBAC. لفضيلة الشيخ الدكتور: فتحي محمد محمود أبا_زكريا حفظھ اللھ ورعاھ۔۔ Masjidu jaamicul_Fatxi.