AI CRYPTO SOLUTIONS 📊📈📉
الذهاب إلى القناة على Telegram
1 094
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+357 أيام
+6130 أيام
أرشيف المشاركات
Part 2
HOW TO BUY AND SELL
IN ROBINHOOD WALLET
vedio Mel garsiya part 3 .......
UPDATE SARIFKA LACAGAHA CRYPTO USDT,USDC,USDG
RATE 0.5%
Manimum 100
Maximum 10k
Waqtiga la heli karo fursadan waa waqti kooban ka faideysi wacan
How to buy and sell
Robinhood chine 📊😳🙈
Part 1
hadii part 2 aan soo sameynayo wax aan ka arko part 1
Xamasada loo qabo
casharadan oo kale🤓
💙💚 AI CRYPTO EXCHANGE 💱
🚀 Robinhood Chain Is Here!
AI Crypto Exchange waxay si rasmi ah u taageertaa lacagaha ku dhisan Robinhood Chain.
Hadda waxaad si fudud nooga dalban kartaa ama noogu soo diri kartaa:
💵 USDG (Global Dollar)
⟠ ETH (Robinhood Chain)
✅ Fast Transfers
✅ Secure Transactions
✅ Trusted Service
✅ 24/7 Support
Ku beddel ama ku wareeji lacagahaaga Robinhood Chain si degdeg ah, ammaan ah, iyo qiimo jaban adigoo adeegsanaya AI Crypto Exchange.
AI Crypto Exchange – Your Trusted Gateway to Robinhood Chain.
📞 +252 615 894200 | +252 613 894200
📩 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo adeeg crypto oo professional ah.
📞 615894200
📞 613894200
#AICryptoExchange #Crypto #USDT #Bitcoin #Blockchain #Ethereum #DigitalFinance
AI Crypto Solutions
AI Crypto Exchange
💚💙
https://www.facebook.com/share/p/1BVAXYgVth/
update
sarifka lacagaha crypto
Usdt -USDC
manimum 100$
maximum 4k
Rtae 0.5%
Discount 🫵
Dunida Cryptocurrency-ga waxay si xawli ah ugu socotaa xog iyo falanqayn joogto ah. Si trader ama invester'ska si uu u gaaro go'aanno sax ah, wuxuu u baahan yahay xog degdeg ah iyo qalab falanqayn oo casri ah.
CoinAnk waa mid ka mid ah aaladaha ugu faa'iidada badan ee maanta ay isticmaalaan kumannaan traders iyo investors ah.
Waa Maxay CoinAnk?
CoinAnk waa platform bixiya xogaha suuqa crypto-ga waqtiga-dhabta ah (real-time), isagoo isku dara AI, market analytics, whale tracking iyo crypto intelligence. Waxa uu ka caawiyaa isticmaalayaasha inay fahmaan dhaqdhaqaaqa lacagaha crypto-ga ka hor inta aanay suuqa si weyn u saameyn.
Faa'iidooyinka CoinAnk ee Ardayda Crypto-ga
1. Barashada Open Interest (OI)
CoinAnk wuxuu kuu oggolaanayaa inaad aragto Open Interest-ka suuqa, taas oo kaa caawinaysa inaad fahamto halka lacagaha waaweyn ay ku socdaan.
2. Whale Tracking
Waxaad la socon kartaa dhaqdhaqaaqa whales-ka (maalgashadayaasha waaweyn), si aad u ogaato meelaha lacagaha badan ay u socdaan.
3. Liquidation Heatmaps
Heatmaps-ku waxay muujinayaan meelaha traders badan laga liquidate-gareyn karo, taas oo muhiim u ah traders-ka futures-ka.
4. Funding Rate Analysis
Waxay kaa caawisaa inaad fahamto dareenka suuqa iyo jihada ay traders-ku u badan yihiin.
5. AI Analysis
CoinAnk wuxuu adeegsadaa AI si uu uga caawiyo isticmaalayaasha falanqaynta xogaha adag ee crypto-ga.
6. Crypto News
Waxaad heli kartaa wararka ugu dambeeya ee saameyn kara Bitcoin, Ethereum, AI Projects, Memecoins iyo suuqyada kale.
Tools-ka Muhiimka ah ee CoinAnk
✅ Open Interest Dashboard
✅ Liquidation Map
✅ Whale Tracking
✅ Funding Rate Monitor
✅ Exchange Flow Analysis
✅ AI Market Assistant
✅ Market Sentiment Analysis
✅ Real-Time Alerts
✅ Crypto News Feed
Waxaa kale ay leyihiin Muddo 7 maalmood ah, waxaad heli kartaa fursad aad ku tijaabiso qaar ka mid ah qalabka iyo adeegyada premium-ka ah ee CoinAnk ay leyihiin si aad u ogaato in ay ku anfici karaan safarkaaga crypto.
Gunaanad
Haddii aad tahay arday crypto ah, trader ama investor, CoinAnk waa qalab muhiim ah oo kaa caawin kara inaad fahamto suuqa crypto-ga si qoto dheer. Isku darka AI, market analytics iyo whale tracking wuxuu CoinAnk ka dhigayaa mid ka mid ah aaladaha ugu faa'iidada badan ee crypto traders-ka casriga ah.
https://coinank.com/en/invite/register?referral=10435
👆🏻
Kani waa link saxda ee CoinAnk kaliya guji ka dibna ku xer emailkaga marku ku furmo ka dib la soo deg Appka CoinAnk ku isticmal talefonkaga
binance waa platform ka heli kartid coins'yada wawey wana Exchange ugu wen ee lagula badasho lacagaha waxa ka malgashan karta crypto,stock hada ku cusub
waxa ka heleysa Trade spot, Feature iwm
sido kale waxa uu leyahay Earn Reward stake iwm ah.
Raac link saxda ah binance Adiga helaya qiimo dhimis👇🏻
https://www.binance.com/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00RAKVS459
bybit waa platform ka heli kartid coins'yada wawey iyo yaryarba wana Exchange 5aad ugu weyn addunka
waxaa lagula badasha lacagaha waxa ku malgashan karta crypto,stocks,forex
oil 🛢️ dhaman suqyada calamka
waxa ka heleysa Trade spot, Feature iwm
sido kale waxa uu leyahay Earn Reward stake iwm ah.
Raac link saxda ah bybit Adiga helaya qiimo dhimis👇🏻
https://www.bybit.com/invite?ref=PDNG25
MEXC Waa Exchange ween ka soo ka heli kartid coins iyo Tokens aad u badan xita kuwa AI project
waxa kaleysa Trade waliba sido kale suqyao kala duban waa Exchange kaliya coins marka u hore so gara inta uu kuwa kale gaarin
waa link Saxda e Maxc
Adiga helaya qiimo dhimis
👇🏻
https://www.mexc.co/acquisition/custom-sign-up?shareCode=mexc-33oYM&utm_campaign=tg-bot&groupCode=-1003648665141&sharePoster=https://public.mocortech.com/banner/F202606210656240155LJuIBqkXGYS6E.png
OKX waa platform ka heli kartid coins'yada wawey iyo yaryarba wana Exchange 4aad ugu weyn addunka
waxaa lagula badasha lacagaha waxa ka heli karta ama ka malgashan karta crypto,stocks,forex
oil 🛢️ sido waxa kale waxa uu leyahay qeyb Dex ah oo ka heli karta project AI base ku dhisan kuwa bnb ,sol iwm ah
xitaa waxa ka saldalin karta ciyaraha
world cup adiga ka helaya lacag
dhaman suqyada calamka
waxa ka heleysa Trade spot, Feature iwm
sido kale waxa uu leyahay Earn Reward stake iwm ah.
Raac link saxda ah OKX Adiga helaya qiimo dhimis👇🏻
https://okx.com/join/91219343
Exchange yadan dhamantoda waxay ku shaqeynayan somaliya waxana ku sameysan karta passport or ID NIRA hadii rabtid in la falgashid suqyada stock sido kale limit in u sameysatid coinskada exchange qar waa kugula talinlaha in isticmashid xitaa waliga haku ekan 1 exchange waa risk oo 2 ila 3 wax ka badan la isticmala mararka qar coinka ayaa la bixiya exchange qar si fudud midka kale u warejin karta xita waxa kan ka helin aya kan ka ka heli karta mahadsanidiin
https://app.virtuals.io/referral?code=DCiVM9
Mar waliba si fudud link saxda virtual halkan ayaa ka heli karta
copy link 🔗 samee ka dibna aad phantom wallet qebta hose search ku past garee si toos ah aya u galaysa page saxda virtual hadi wallle ku xernen markiba ku xeran karta
GOOD MORNIN
update
sarifka lacagaha crypto
Usdt -USDC
manimum 100$
maximum 5k
Rtae 0.7%
10 minutes
