مركز التسنيم | القناة العامة
الذهاب إلى القناة على Telegram
3 213
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام
جاري تحميل البيانات...
جذب المشتركين
أكتوبر '26أكتوبر '26
أكتوبر '26
+2 980
في 0 قنوات
سبتمبر '260
في 1 قنوات
Get PRO
أغسطس '260
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '260
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '260
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '260
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '260
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '260
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '260
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '260
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '250
في 1 قنوات
Get PRO
سبتمبر '250
في 3 قنوات
Get PRO
أغسطس '250
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '250
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '250
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '250
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '250
في 1 قنوات
Get PRO
مارس '250
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '250
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '250
في 8 قنوات
Get PRO
ديسمبر '24
+235
في 0 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 13 أكتوبر | 0 | |||
| 12 أكتوبر | 0 |
منشورات القناة
🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ
📚 Maalinta 13aad ee barashada Carabiga
Casharka maanta: الْمُعَلِّمُMaal
in kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga.🤍 N
ala soco ٣٠-ka maalmood!🌱📱
WhatsApp: https://wa.link/by8tdl
| 2 | Waxaa Bilaabmay khatinkii kitaabka تصريح النّحو
Oo Ay khatimayaan Xalqadda
درر النحو
Hala raaco halkaan⬇️
https://t.me/tasnimcentr | 201 |
| 3 | 📢 CASUUMAAD GAAR AH
🌷 XALQADDA DURARU NAXWI
Waxaa sharaf noo ah inaan idinku casuunno Kulanka Xiritaanka Buugga “Caddaynta Naxwaha.”
📚 Buugga oo dhan ayaa lagu soo gabagabaynayaa kulan gaar ah oo cilmiyeed.
🗓 Maalinta: Talaado, 13/10/2026
📅 Taariikhda Hijriga: 2/5/1448
⏰ Saacadda: 4:10 galabnimo
📍 Qolka Is-dhexgalka iyo Ka-qaybgalka:
https://t.me/tasnimcentr
✨ Kaalay oo nala wadaag gunaanadka safarkan cilmiyeed ee qiimaha badan. | 519 |
| 4 | 🌷🏆 تهانينا للحلقات المتميزة! 🏆🌷
🎉🎉 ألف ألف مبارك للحلقات المتميزة في المراجعة الشهرية! 🎉🎉
💐 حلقة مشكاة العربية 💐 حلقة الإمام الكسائي 💐 حلقة النحو المبين 💐 حلقة التمكين 💐 حلقة روضة النحو 💐 حلقة نور النحو
بارك الله فيكم جميعًا، وزادكم علمًا وفضلًا، وجعل هذا التميز بداية لمزيد من النجاح والتقدم، ونفع بكم وبجهودكم، ووفقكم لما يحب ويرضى. 🌸🤍 | 392 |
| 5 | Jumco Mubaarak 🤍🌿
“Dhammaantiin waxaad tihiin masuul, dhammaantiinna waa la idin waydiin doonaa masuuliyaddiinna.”
Jimce wanaagsan — Alle ha inaga dhigo kuwo masuuliyaddooda si wanaagsan u guta. 🤲🏽
📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl | 587 |
| 6 | 🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ
Maalinta 11aad ee barashada Carabiga
📚 Casharka maanta: الْمَطْعَمُ
Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍
Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱
📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl | 604 |
| 7 | 🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ
Maalinta 11aad ee barashada Carabiga
📚 Casharka maanta: الْمَطْعَمُ
Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍
Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱
📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl | 563 |
| 8 | ﴿ وَعَلَى اللَّهِ فَتَوَكَّلُوا إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ ﴾
“Alle Dushiisana Talo Saarta,
Hadaa Tihiin Kuwo Rumeysan.
📖 Suuratul-Maa’idah: 23
Marka ay arrimuhu adkaadaan qalbigaaga ku xiro Allah.
Tawakkulku waa inaad dadaasho kadibna arrinkaaga Alle u dhiibto.
What'sApp link: https://wa.link/by8tdl
📝 Diiwaangelinta : 👇
https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68
Number WhatsApp :⬇️
+252613060813 | 560 |
| 9 | 🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ
Maalinta 9aad ee barashada Carabiga
📚 Casharka maanta: المَتْجَر
Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍
Nala soco ٣٠-ka maalmood! 🌱
📱 WhatsApp: https://wa.link/by8tdl | 843 |
| 10 | Xafladdii Soo dhaweynta Ardada Cusub ayaa hadda socota.
Nala soo Dhaweeya Ardada cusub:⬇️
https://t.me/tasnimcentr | 729 |
| 11 | Waxaa inoo furmay Xafladdii Soo dhaweynta Ardada Cusub Ee Markazka
Qolka xafladdu ka socoto:⬇️
https://t.me/tasnimcentr
Soo gala. | 682 |
| 12 | Martida Sharafta leh
Waxaan idiin soo bandhigaynaa martida sharafta leh ee nagala soo qaybgeli doonta xafladda soo dhaweynta ardayda cusub ee Xarunta Tasiinim.
Qolka xafladdu ka dhaceyso:
https://t.me/tasnimcentr.
Caawa
Saacadda: 9:00pm 🇸🇴
🤍 Waan ku faraxsanahay ka soo qaybgalka iyo garab istaagga ay noo muujinayaan. | 777 |
| 13 | 🎥 مقطع من المحاضرة
جانبٌ من أجواء المحاضرة [الاستمرار في طريق العلم]، ومقتطفات من الفوائد والكلمات النافعة التي قُدِّمت للحاضرين.
نسأل الله أن ينفع بها، وأن يبارك في العلم وأهله.
La xiriir :
+252613060813 | 740 |
| 14 | 🌷 CASUUMAAD 🌷
Xafiiska Hawlaha iyo Is-dhexgalka Ardayda ee Markaz Tasniim wuxuu si diirran idiinku casuumayaa xafladda soo dhaweynta ardayda cusub. 🎉
🤝 Kaalay oo nagala qaybgal kulankan qiimaha leh, kuna soo dhawoow bahda Xarunta Tasniim.
📅 Taariikh: 1448-04-22
Waafaqsan: 2026-10-03
⏰ Waqti: 9:00pm 🇸🇴
💻 Goob: Qolka tafaaculka iyo tamkiinka:
https://t.me/markaz_tasniim
Ku soo dhowaada dhammaantiin! 🌷
XOG DHEERAAD AH:
+252613060813 | 861 |
| 15 | محاضرة الاستمرار في طريق العلم.ogg | 1 002 |
| 16 | 🌟 ٣٠ يَوْمًا لِتَعَلُّمِ الْعَرَبِيَّةِ
maalinta 8aad ee barashada carabiga
📚 Casharka maanta: المَوَاصِلَات
Maalin kasta hal cashar oo fudud, si tartiib-tartiib ahna aan ugu baranno luqadda Carabiga. 🤍
Nala soco 30 ka maalmood! 🌱
What'sApp link: https://wa.link/by8tdl
📝 Diiwaangelinta : 👇
https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68
Number WhatsApp :⬇️
+252613060813 | 1 029 |
| 17 | Shukran sheikhad maymuna. | 948 |
| 18 | OKTOOBAR 2026 — IS-DIIWAAN-GELINTU WAY FURANTAY!
🎯 Ma rabtaa inaad Af-Carabiga si kalsooni leh ugu hadasho ama aad si qoto dheer u barato Naxwaha iyo Qawaacidda Af-Carabiga?
✨ Haddaba Waxaan kuu haynaa laba barnaamij oo kuu diyaarsan:
🗣️ ku-Hadalka Af-Carabiga
👤 Ku habboon qofka doonaya inuu barto ama horumariyo ku-hadalka Af-Carabiga.
📚 Naxwaha & Qawaacidda Af-Carabiga
👤 Ku habboon qofka doonaya inuu fahmo naxwaha, sameeyo icraab, kuna dabaqo Quraanka, sunnada, hadalka Carabta.
✅ Heer Bilow & Dhexdhexaad
🌐 Online
💵 $20 bishii
🎯 Kuraas kooban
🔥 Ha seegin fursaddan — is-diiwaangeli maanta!
📝 Diiwaangelinta: 👇
https://forms.gle/N7dxab2XZNmQiHe68
Number WhatsApp :⬇️
+252613060813 | 1 179 |
| 19 | Nala Soo dhaweeya sheikhadda
✨ | 965 |
| 20 | Codka ka warrama? | 1 029 |
