EISSA Abdalla
الذهاب إلى القناة على Telegram
Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor
إظهار المزيد7 035
المشتركون
-1624 ساعات
-657 أيام
-26530 أيام
أرشيف المشاركات
7 035
https://www.facebook.com/share/r/1M1wgL4snC/
Postigaan hada ayaan so dhigee like-ta ku shamuuma
Hala iga dhiso xarfanee✊
7 035
https://vt.tiktok.com/ZS9utoBWq/
Like-ta waaxagiina asxabey muqaalka like saara bal repost utaabta
7 035
https://vt.tiktok.com/ZS9utoBWq/
Like-ta waaxagiina asxabey muqaalka like saara bal repost utaabta
7 035
Hadaa tahay video editor aadan ka maqatanahy groupkana wax badana Aya ku dhafay
Waxaa ka helaysaa
• music background 200+
• video raw ah 120+
• plugins iyo preset diyaarsan
• Qaybta tutorial ah
• Qayb qimaynta muqalada
• Qayb wadashaykaysi
• Qayb cilad hadii ay kuqabsato aad so dhigi karto
• graphic design resources ( coming soon )
Hada kuso biir oo lasoco updates ka
https://t.me/Eissapro
Hada kuso biir
7 035
Nagu tageer hal-abuurkeen
Oo nagala qayb qaado Tartanka xubinta aan ka nahay ee
RAMADAN DIGITAL TALENT
muqaalkaas meel dheer garsiya like-ta hak ilawin repostina utaabo mahadsanidiin
https://vt.tiktok.com/ZSue48FaG/
7 035
Channelka wuso labtay gootdhaw iyo muqaalo cusub iyo mowadiic cush bilabanaayo inshallah
7 035
Linkigaan kudhufo waa Facebook page keena cusub
Postigaan like hala saaro
https://www.facebook.com/share/1CkwmCDBmd/
7 035
Waxbaa soo socda asxaabta waxaan diyarinayaa muqaal ana ugu Tala galay YouTube ka in aan so dhigo
Muqaalkaan wuxuu anfacaayo qof kasta oo xirfad leh ama Rabo inuu barto
COOMING SOOOOON
7 035
Jimca wanagsan dhamaan asxaabta halkaan ku jirto
Waxaan rajaynaa inaad cafimaad qabtaan odayga baryahan Wala waayay inshallah waso laaban donaa
Iso waydii su,aalo aad jeclaan lahaydeen in aan kaso jawaabo
7 035
UGU DAMBAYN WAXAAN FREE KADHIGAY COURSE VIDEO EDITING
MUQAALKAAN LIKE GAREEYA WAA JAANIS WAYN
https://www.facebook.com/share/r/1KLCQytSWZ/
7 035
SADAALI CIYAARTA UDHAXAYSO
BARCELONA VS PSG
oo ku Gulayso
COURSE VIDEO EDITING
linkiga hoose kudhufo sharudaha buuxin soo qor saadashaada
https://www.facebook.com/share/p/1NzG2H4eBa/
https://www.facebook.com/share/p/1NzG2H4eBa/
7 035
MARKAA😂
Macmiilka aan udiro
Shaqada aan uqabtay
Typing.....
ONLY Video editors
Iyo graphic designer dareemi karo
https://www.facebook.com/share/p/1D6mk5LtxJ/
Comentiga kadhiibo maxa dareemtaa markaa aragato arinkaan
Postigaana like garee mahadsanid
7 035
https://www.facebook.com/share/1EnmP3E7Dx/
Postigaan halaga qadeeyo saxiibayaal kudhufo like dhax kusii waa idin salamaya saxiibayaal
Wana idin maqanahay notion goordhaw inshallah
7 035
Notion ma isticmashaa?
Adi ahan comentiga nogula wadaag
Muqaal maka so sameeyaa
#notion #eissaabdalla
