cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Kalkaal channel

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

إظهار المزيد
فنلندا1 042لم يتم تحديد اللغةالتعليم23 003
مشاركات الإعلانات
6 004
المشتركون
-1124 ساعات
-547 أيام
-20830 أيام
توزيع وقت النشر

جاري تحميل البيانات...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تحليل النشر
المشاركاتالمشاهدات
الأسهم
ديناميات المشاهدات
01
Kuso biir Youtube keena soona daawo shaqsiyada cajiibkaahayd ee siyaad bare oo aan soogalinay https://youtu.be/rOHBe52C2gA
1070Loading...
02
Siyaad bare wadani buu ahaa shili kamaqadan somalia gurina kamadhisan maalin gurigiisa aan ugu tagnay waxaan layaabnay ..........soodaawo arimo cajiiba oo kaaqarsoona #subscribe dheh youtube keena https://youtu.be/rOHBe52C2gA
2270Loading...
03
https://t.me/aqon123/90
10Loading...
04
Ma akhriyi doonti dhiirigalinta ,dhabta ,xaqiiqda iyo kudhaca kujira sheekadaan waxay taabanaysaa uurkujirta caqabadaha kuhortaagan "Remember what we don't understand is that, Afterwards coffee gets old" sheekadu waa english kusaabsan noloshaada haah noloshaada hadaad doonto aad soo aqri waakan linkigu hana kasoo tagin adoon kubiirin kanaalkaas wax wayn bay soowadaan as they say us. https://t.me/aqon123
2310Loading...
05
https://t.me/aqon123 English hadaad rabto inaad gawsaha kajabiso kaqayb gal kanaalkaan oo kubiir courses bay bixiyaan markii course dhamaato waxaa kaloo jira casharo muhiima oonlasoo galiyo boga .kubiir hada
2010Loading...
06
https://youtu.be/PnCQzQANk1E
2090Loading...
07
Ha Qoslin Haddii ad Aqriso! Hadda ka hor ayaa waxaa la sameeyay Magaalo cusub, si qurux badan ayaa loo dhisay, waxaase la isku khilaafay magacii loo bixin lahaa, laakiin markii dambe waxaa lagu heshiiyay inuu arrinteeda ka fariisto golaha magaalada, nin kastana uu warqad ku qoro magac, kaddibna la isku qaso warqadaha oo middii ay gacantu soo qabato wixii ka soo baxa laga dhigo magaca magaalada. Odayaasha deegaanka waxaa ku jiray oday Ciyaal Xaafo ah oo xanaaqsanaa, wuxuu warqaddiisii ku qoray erayga “calooshayda”. Markii waraaqaha la qasay oo lagu nasiibsaday tiisii ayaa la soo qabtay, sidaas baana magaaladii loogu bixiyay “Magaalada Calooshayda!”. Sanado badan kaddib ayaa magaalada waxaa soo booqday nin ganacsade weyn ah, suuqa ayuu yimid, wuxuu galay bacadle si uu shaar uga iibsado, ninkii bacadlaha joogay ayuu ku yiri “way badan tahay lacagta shaarka ee wax iga dhin”. Ninkii wuxuu ugu jawaabay: War haddii aad ku soo wareegto Calooshayda oo dhan, ma heleysid meeshaan meel ka raqiisan. Ninkii ganacsadaha ahaa si xanaaq leh ayuu uga soo baxay bacadlihii, isagoo is leh ‘ninku wuu kugu jeesjeesay’ Taksiilihii uu la socday ayuu waydiiyay, meesha uu ku yaallo bacadlaha ugu raqiisan magaalada, markaas buu taksiilihii yiri isagoo u tilmaamaya: Halkaas ayuu ku yaallaa, geeska ugu dambeeya ee Calooshayda. Ninkii ganacsadaha ahaa wuu xanaaqay, wuxuu tegay saldhigga booliska si uu uga dacwoodo arrintii uu ka carooday ee ninka bacadlaha iyo taksiilaha, markaas buu yiri “aniga nin ganacsade weyn ah baan ahay, halkee baan joogaa marka sidaas la ii galayo?”. Markaas buu askarigii yiri: Waxaad joogtaa xarunta booliska ee center-ka Calooshayda. Ganacsadihii aad ayuu u xanaaqay, kaddibna wuxuu go’aansaday inuu u dacwoodo duqa magaalada, markii uu soo galay xafiiskiisii ayuu yiri: aniga waxaan ahay ganacsade weyn, marti ayaan idin ahay … markii uu intaas marsiinaayo ayuu duqii magaalada la soo booday: Ahlan Wasahlan ganacsade, ku soo dhowow Calooshayda!! Ganacsadihii dhiiggii ayaa kacay, wuu sii xanaaqay, wuxuu go’aansaday inuu dacwadiisa ula tago boqoradda magaalada. Saacado kaddib waa loo oggolaaday inuu boqoradda la kulmo. Ganacsadihii wuxuu yiri: Macquul miyaa sidaan, ninka bacadlaha jooga, askariga iyo duqa magaaladaba inay igu jeesjeesaan, macquul miyaa sidaan Sharafey, boqorradda magaaladey in sidaas la ii galo anigoo marti idiin ah. Boqoraddii baa ugu jawaabtay maa caleesh … maa caleesh! Aan ku waydiiyo adiga markii kuugu horreysay ee aad Calooshayda soo gasho waaye miyaa!! Ganacsadihii naxdin, yaab amakaag, fajac, dhakafaar jooga ayaa Ku Dhacay. 😍 Fadlan kuso biir hadii aad qososhay youtube keena waakan linkigu https://youtu.be/PnCQzQANk1E
2300Loading...
08
#MASHA ALLAAH waa naafo araga iyo gacantaba la' hadana imtixaanka shadaadigaa ayuu ufadhiyaa daawo qaabka cajiibkaa ee shaqadu usoco guulayso waadba guulaysane .fadlan #subscribe saar markaad daawato youtube ka https://youtu.be/PnCQzQANk1E
2830Loading...
09

10
Ninka ku mashquula dhisidda jirkiisa, ee aan waqti galin in uu jeebkiisa dhiso, waxa uu ilaalo u noqon doonaa mid jeebkiisa dhisay. African proverb
3360Loading...
11
1-Exbet iyo dhalinyaradii somaliyeed oo dhiig ilmaynaya madhawa sheekadu https://youtu.be/4-FQIBulVag
4110Loading...
12
Ardaygaan somali oo dhan buu kayaabshay😂dadku way isku khilaafeen ra'yigiisa adigu maku raacsantahay soodaawo oo #subscribe soosaar youtube keena https://youtu.be/kzQy58sBdLg
4100Loading...
13

14
https://youtu.be/GfzVnIeS6no https://youtu.be/GfzVnIeS6no Dhiigaa sida biyaha loocabayaa qowmkaan iyo somalida yaa cawaansan waayo somalidu qabyaalad bay isku laysaa qofka waxaa kaqaalisan kabtiisa soodaawo oo #subscribe soosaar fadlan youtube keena
4200Loading...
15

16
#subxaanalaah dadkaan 1771 bay soomarayaan dad dhiiga sida biyaha ucabaya kuna qubaysan waa cajiin soodaawo oo ha iloobin inaad #subscribe dhahdo youtube keena https://youtu.be/GfzVnIeS6no
10Loading...
17
Ninkii gabadh daawo is marisa oo is caddeysa guursadda waxaa suggaya inuu shaqadii guriga shaqaale lacag kusiiyo kharashna kadhamaado, siddoo kale inuu biil labaad oo maqaar iska saar ah bixiyo.
4380Loading...
18
Galmo xaarana ayagoo samaynaya ayay isku dhageen https://youtu.be/QA_OXyxSECs?si=EY2ReD5eCf1qPA0T
4700Loading...
19
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0XBzyT7naVTtvVxUFAVeYGPXiGXeeSwUWdhnNwKMwS445yQpnQDbJYP2ErqNjhyYvl/?app=fbl 😭😭aaway madaxdii dalku meeday naxariistii
2480Loading...
20
https://youtu.be/9OAVYNZFCFw
6500Loading...
21
#Musasalka ilmadii qarsoonayd qorshaha lagu khaarijin siyaad fadlan kusoo biir youtube keena https://youtu.be/9OAVYNZFCFw
6540Loading...
22
https://youtu.be/9OAVYNZFCFw
10Loading...
23
waakan  linkigu https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
5920Loading...
24
Asxaabta nagu xiran qaarbaan aqoon xeerka iska kaashiga wali maysan saarin #subscribe youtube keena kuwii saaray waa asxaab aan wanaag uhayno intiina kale ukaca oo caawa cirka galiya adigu hanoqon kan laga tago nasoo raac zxb warbixino muuqaalaan samayn doonaa hadii #subscribe ku kor ukaco waakan linkigu https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
5570Loading...
25
https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
10Loading...
26
Asxaabta nagu xiran qaarbaan aqoon xeerka iska kaashiga wali maysan saarin #subscribe youtube keena kuwii saaray waa asxaab aan wanaag uhayno intiina kale ukaca oo caawa cirka galiya adigu hanoqon kan laga tago nasoo raac zxb warbixino muuqaalaan samayn doonaa hadii #subscribe ku kor ukaco waakan linkigu https://youtu.be/0Q_mfkZKoc0
10Loading...
27
Ayadoo la iscayrsanayo baa laga yaabaa in nala soogalo yaa noo maqan waa la isxiniiya taaban doonaa hadii saan arinku kusii socdo
4970Loading...
28
Dagaal culus baa laga yaabaa inuu markale qarxo kaasoo kadaran kii Ukraine faraha la isa saari doonaa maraykan malag baa wata
4720Loading...
29
Media files
10Loading...
30
Media files
10Loading...
31
Markii ugu horaysay dunida oo lagu talo jiro in madaxa qof laga fujiyay lagu dhejiyo jirka qofkale! Waxaa la sameeyay oo la deegsanayaa qalab tiknologyad cusub oo ah AI robot ka qaliinka. BrainBridge, oo ah shirkad samaysa qalabka caafimaadka laga leeyahay Maraykanka, ayaa sheegtay in ay wadaan nidaamka tallaalka madaxa ee ugu horreeya adduunka. Kaas oo dhawaan la bilaabayo. Qaabka ay u shaqaynayso ayaa ah in madaxa qof jirkiisa laga samray sida qof laga helay stage 4 kansara la fujinayo isla markaana lagu dhejiyo jir caafimaad qaba. Jirka caafimaadka qaba ayaa noqonkara jirka qof Barainki ama maskaxdu dhamaatay 🧠 sida dadka qaba xanuunada maskaxda Waxay sheegeen in marka qaliinkan lagu guulaysto qofka Madaxa iska leh ay xasuustiiso u joogayso sidiisii oo aanay waxba iska badalayn maadaama la sheegay in maskadu jirinkarto ilaa in kabadan 700 sano. Makulatahay in lagu guulaysandoono?
4880Loading...
32
Waxa qoray xildhiban kulan Madaxweyne Xasan Sheekh, oo markale ka hiiliyey gabar Soomaliyed oo uu madaxweynaheda yahay. Xildhibaan. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo u tartamaysay gudoomiyaha ururka Madowga Afrika, #AU Madaxweyne Xasan Sheekh Foosiya uga ma hiilin gabar kale oo Soomaaliyed balse wuxuu uga hiiliyey qof ajaanib ah oo u dhashay waddan kale, qofkaas oo wadankiisu iyo madaxweynihisibu ay dhisayaan. Bishii Aktoobar ee sannadkii 2023, ayey ahayd markii Madaxweyne Xasan Sheekh, ka hiiliyey gabar Soomaaliyeed oo uu madaxweynaheeda yahay taasoo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka. Inantaasi waxay ahayd Xildhibaan Marwa Cabdi Bashiir, waxaana madaxweynaheenu ka raacay Haweenay shisheeye oo wadankeedii iyo madaxweynaheeduba dhisanayeen. Xildhibaan Marwa waxaa maalintaa laga qoray hadalkii xanuunka badnaa ee ahaa “Aniga Madaxweynahaygi iyo gudoomiyahaygi ayaa dhabarka iga jebiyey” Adduunyada lama arag Madaxweyne qaran oo dadkii uu madaxweynaha u ahaa uga hiilinaya wadamo shisheeye! #Somalia
3740Loading...
33
Walaac xoog leh ayey leedahay sida aqoonyahan iyo dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo aan la kulmo kaga niyadjabsan yihiin dhaqan siyaasadeedka ka sii deraya ee horwaynta siyaasada. Niyadjabka waxaa sabab u ah arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin fursado shaqo la’aan ah oo ay ka simanyihiin kuwooda aqoonta leh iyo kuwa aan aqoonta sare lahayn. Intaa waxaa dheer, sicirbarar xad ka bax ah, musuqmaasuqa baahsan, fursadihii shaqada, qandaraasyada iyo adeegga la talinta oo lagu bixinayo eex iyo garab ee aan loo eegaynin aqoon iyo mutaysi. Waxybaaha niyadjabka sii xoojinaya waxaa ka mid ah in shacabkii dushiisa lagu kala iibsado siyaasaddii, iyadoo si cad oo bareer ah taageerada Dastuurka cusub ee dalka loo sameeyey looga iibsaday madaxdii dawlad goboleedyada in ay doorasho la’aan xukun iska joogaan. Tani waxay dhaawacday sharciyaddii awalba nuxuuska ahayd ee madaxda dalka, iyadoo Golalaha Wadashiga Qaran ka dhigaysa “Naadiga Madaxweynayasha aan la dooran”
4150Loading...
34
Fiiro gaar ah; Waxaa jira kala duwanaasho booqashooyinka ay hoggaamiyayaasha ku tagaan dalalka, midda u sarreysa waa booqasho rasmi ah oo Madaxweyne uu ku tago dal, inta badan waxay dhacdo xil heyn kasta hal mar inuu Madaxweyne dal ku tago booqasho rasmi, waana tan hadda loo sheegayo Ruto, inuu yahay madaxweynihii u horreyay ee Afrika oo 16 sanno kaddib si rasmi ah loogu qaabilo Aqalka Cad, iyadoo laga yaabo inad sannado ka hor aragtay Madaxweyne Afrika ah oo Aqalka Cad joogay, waxaan loo sheegin taasi ma ahayn booqasho rasmi ah oo leh maamuska u sarreeya.
3970Loading...
35
🚨🚨 Saacado ka hor, Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ku qaabbilay Aqalka Cad Madaxweynaha Kenya , William Ruto oo booqasho rasmi ah ku tagay Mareykanka, taaso soo afjartay 16 sanno oo Madaxweyne Afrikan ah uusan ku tagin Aqalka Cad booqasho rasmi ah. Horey, Aqalka Cad ayaa u sheegay ujeeddada Ruto, loogu fidiyay martiqaadka booqashada rasmi ah in diiradda lagu saarayo saddex qodob; in lasoo afjatro muddo 16 sanno ah oo hoggaamiye Afrikaan ah aan si rasmi ah loogu casuumin Aqalka Cad, mabaadii’da dimoqraadiyadda iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay, iyo tan ugu muhiimsan oo ah go’aankii dhowaan Kenya ku gaartay inay kun askari u dirto dalka Haiti.
4220Loading...
36
Media files
10Loading...
37
Filimka taxanaha Money Heist xalqadiisa 6aad oo lasoo deyn doono goordhow. Malaayiin qofood ayaa filimkaan la socotay oo dhameystay dhammaan Shantii xalqadood. Haatan Season 6 ayaa lasoo deyn doonaa
4610Loading...
38
Media files
10Loading...
Photo unavailableShow in Telegram
Kuso biir Youtube keena soona daawo shaqsiyada cajiibkaahayd ee siyaad bare oo aan soogalinay https://youtu.be/rOHBe52C2gA
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
Siyaad bare wadani buu ahaa shili kamaqadan somalia gurina kamadhisan maalin gurigiisa aan ugu tagnay waxaan layaabnay ..........soodaawo arimo cajiiba oo kaaqarsoona #subscribe dheh youtube keena https://youtu.be/rOHBe52C2gA
إظهار الكل...
إظهار الكل...
Ma akhriyi doonti dhiirigalinta ,dhabta ,xaqiiqda iyo kudhaca kujira sheekadaan waxay taabanaysaa uurkujirta caqabadaha kuhortaagan "Remember what we don't understand is that, Afterwards coffee gets old" sheekadu waa english kusaabsan noloshaada haah noloshaada hadaad doonto aad soo aqri waakan linkigu hana kasoo tagin adoon kubiirin kanaalkaas wax wayn bay soowadaan as they say us. https://t.me/aqon123
إظهار الكل...
https://t.me/aqon123 English hadaad rabto inaad gawsaha kajabiso kaqayb gal kanaalkaan oo kubiir courses bay bixiyaan markii course dhamaato waxaa kaloo jira casharo muhiima oonlasoo galiyo boga .kubiir hada
إظهار الكل...
Photo unavailableShow in Telegram
إظهار الكل...
Ha Qoslin Haddii ad Aqriso! Hadda ka hor ayaa waxaa la sameeyay Magaalo cusub, si qurux badan ayaa loo dhisay, waxaase la isku khilaafay magacii loo bixin lahaa, laakiin markii dambe waxaa lagu heshiiyay inuu arrinteeda ka fariisto golaha magaalada, nin kastana uu warqad ku qoro magac, kaddibna la isku qaso warqadaha oo middii ay gacantu soo qabato wixii ka soo baxa laga dhigo magaca magaalada. Odayaasha deegaanka waxaa ku jiray oday Ciyaal Xaafo ah oo xanaaqsanaa, wuxuu warqaddiisii ku qoray erayga “calooshayda”. Markii waraaqaha la qasay oo lagu nasiibsaday tiisii ayaa la soo qabtay, sidaas baana magaaladii loogu bixiyay “Magaalada Calooshayda!”. Sanado badan kaddib ayaa magaalada waxaa soo booqday nin ganacsade weyn ah, suuqa ayuu yimid, wuxuu galay bacadle si uu shaar uga iibsado, ninkii bacadlaha joogay ayuu ku yiri “way badan tahay lacagta shaarka ee wax iga dhin”. Ninkii wuxuu ugu jawaabay: War haddii aad ku soo wareegto Calooshayda oo dhan, ma heleysid meeshaan meel ka raqiisan. Ninkii ganacsadaha ahaa si xanaaq leh ayuu uga soo baxay bacadlihii, isagoo is leh ‘ninku wuu kugu jeesjeesay’ Taksiilihii uu la socday ayuu waydiiyay, meesha uu ku yaallo bacadlaha ugu raqiisan magaalada, markaas buu taksiilihii yiri isagoo u tilmaamaya: Halkaas ayuu ku yaallaa, geeska ugu dambeeya ee Calooshayda. Ninkii ganacsadaha ahaa wuu xanaaqay, wuxuu tegay saldhigga booliska si uu uga dacwoodo arrintii uu ka carooday ee ninka bacadlaha iyo taksiilaha, markaas buu yiri “aniga nin ganacsade weyn ah baan ahay, halkee baan joogaa marka sidaas la ii galayo?”. Markaas buu askarigii yiri: Waxaad joogtaa xarunta booliska ee center-ka Calooshayda. Ganacsadihii aad ayuu u xanaaqay, kaddibna wuxuu go’aansaday inuu u dacwoodo duqa magaalada, markii uu soo galay xafiiskiisii ayuu yiri: aniga waxaan ahay ganacsade weyn, marti ayaan idin ahay … markii uu intaas marsiinaayo ayuu duqii magaalada la soo booday: Ahlan Wasahlan ganacsade, ku soo dhowow Calooshayda!! Ganacsadihii dhiiggii ayaa kacay, wuu sii xanaaqay, wuxuu go’aansaday inuu dacwadiisa ula tago boqoradda magaalada. Saacado kaddib waa loo oggolaaday inuu boqoradda la kulmo. Ganacsadihii wuxuu yiri: Macquul miyaa sidaan, ninka bacadlaha jooga, askariga iyo duqa magaaladaba inay igu jeesjeesaan, macquul miyaa sidaan Sharafey, boqorradda magaaladey in sidaas la ii galo anigoo marti idiin ah. Boqoraddii baa ugu jawaabtay maa caleesh … maa caleesh! Aan ku waydiiyo adiga markii kuugu horreysay ee aad Calooshayda soo gasho waaye miyaa!! Ganacsadihii naxdin, yaab amakaag, fajac, dhakafaar jooga ayaa Ku Dhacay. 😍 Fadlan kuso biir hadii aad qososhay youtube keena waakan linkigu https://youtu.be/PnCQzQANk1E
إظهار الكل...
👍 2
#MASHA ALLAAH waa naafo araga iyo gacantaba la' hadana imtixaanka shadaadigaa ayuu ufadhiyaa daawo qaabka cajiibkaa ee shaqadu usoco guulayso waadba guulaysane .fadlan #subscribe saar markaad daawato youtube ka https://youtu.be/PnCQzQANk1E
إظهار الكل...
👍 2
#MASHA ALLAAH waa naafo araga iyo gacantaba la' hadana imtixaanka shadaadigaa ayuu ufadhiyaa daawo qaabka cajiibkaa ee shaqadu usoco guulayso waadba guulaysane .fadlan #subscribe saar markaad daawato youtube ka https://youtu.be/PnCQzQANk1E
إظهار الكل...
#wiil Aragga iyo gacantaba naafo ka ah oo galaya Imtixaanka shahadig puntland guulayso #subscribe

3