cookie

ู†ุญู† ู†ุณุชุฎุฏู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท ู„ุชุญุณูŠู† ุชุฌุฑุจุฉ ุงู„ุชุตูุญ ุงู„ุฎุงุตุฉ ุจูƒ. ุจุงู„ู†ู‚ุฑ ุนู„ู‰ "ู‚ุจูˆู„ ุงู„ูƒู„"ุŒ ุฃู†ุช ุชูˆุงูู‚ ุนู„ู‰ ุงุณุชุฎุฏุงู… ู…ู„ูุงุช ุชุนุฑูŠู ุงู„ุงุฑุชุจุงุท.

avatar

MALMIIHI MURUGADA๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

" Wax walba Dhamaad bey yeeshen ilaa murugada laabtayda dhex ahaatay mooye ".๐Ÿฅบ - H.H.H.๐Ÿ”ฅ

ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ู…ุฒูŠุฏ
ู…ุดุงุฑูƒุงุช ุงู„ุฅุนู„ุงู†ุงุช
1 140
ุงู„ู…ุดุชุฑูƒูˆู†
+224 ุณุงุนุงุช
+467 ุฃูŠุงู…
+14930 ุฃูŠุงู…

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

ู…ุนุฏู„ ู†ู…ูˆ ุงู„ู…ุดุชุฑูƒ

ุฌุงุฑูŠ ุชุญู…ูŠู„ ุงู„ุจูŠุงู†ุงุช...

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram., Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜ Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :- 1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay. 2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba. 3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda. 4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto. 5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta. 6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga. 7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo. 8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah. 9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba. 10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ @Zaxiibka_nolosha โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€ โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
โค 3
Photo unavailableShow in Telegram
"Haddaan Luqunta beri taagi jiray Liicday adhaxdiiye'! Salaan carrabey.
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ’ฏ 2โค 1
Photo unavailableShow in Telegram
"Bugtadiyo xanuunka Hadaan baaray waa Ciil." -Hadraawi [AUN]
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ˜ญ 3๐Ÿ˜ข 1
Photo unavailableShow in Telegram
"keliya wixii aan rabay in aan ilaawo ayaa xasuustayda Ku hadhay"๐Ÿ˜
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ’” 3๐Ÿ˜ข 1
Photo unavailableShow in Telegram
"waxaan ka baqayaa inaan maalin uun tooso anigoo afartan jir ah oo aan ogaado inaan noloshayda ku Lumiyay doorasho khaldan oo aan sameeyay anigoo Labaatan jir ah. marwo:๐Ÿ’”
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ˜ข 2๐Ÿ˜ญ 1
*NINBAA NAAG GUURSADEY HABEENKA UGU HOREEYA EE AQAL GALKA AYUU GURIGA GALEY WUXUU ARKEY 3 KOOFIYA OO MIISKA SAARAN MARKAAS AYUU YIRI KOOFIYADAHAAN SEECAMAL* *XAASKIISA WAXEY TIRI NIMAN HORE USOO GUURSADEY BAA KALA LAHAA KOOFIYADAHAAN MID WUXUU KUDHINTEY SHIL GAARI MIDNA WAA LA IGA DILEY MIDNA XANUUN AYUU UDHINTEY* *NINKII AROOSKA AHAA INTUU YAABEY AYUU YIRI KOOFIYDEYNA KU DARSO NINKI KU WEYDIYO WAXAAD DHAHDAA WAXAA ISKALEH NINKEYGA AFARAAD EE LAFIHIISA LACARAREY* ๐Ÿ˜…
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿคฃ 3๐Ÿ‘ 1
*HADII JACEYLKU YAHAY EREYO LAQORO MAR HORUU DHAMAAN LAHAA LAAKIIN JACEYLKU WAA HADIYAD KA TIMID RUUXDA๐Ÿ’ž* Habeen San๐Ÿค ๐Ÿ๐Ÿ
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ’ฏ 2โค 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡ @jaceylqore @Enjoy_boy1 @noloshuwaaguul @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin Admin - @Zaxiibka_nolosha
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿ‘ 1
๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐—ป๐—ผ๐˜„ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ โค๏ธ
*HADA KA HOR BAA JUXE LAYIRI ADAA COD MACAAN LEHEE SALAADA NA TUJI* *MARKAAS AYUU AQBALEY WUUNA TUJIYEY* *KADIB DADKII BAA SOO CAMIREY* *MARKAAS AYAA LAYIRI ALLA JUXE COD MACAANIDAA* **INTUU SOO BOODEY AYUU YIRI WELI MA AANAN WEYSO QAADAN HADAAN WEYSO QAADAN LAHAA WAA LAYAABI LAHAA* ๐Ÿ˜…
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿคฃ 3
*NIN REER MUDUG AH OO LAWADIISA WAALID DHINTEEN* *BAA* *WUXUU* *YIRI* *ILAAHOW HOYADEY UNAXRIISO WAA DUMAREE* *MARKAASAA LAYIRI ABAAHAAGA MAXAAD UGU DUCEYN WEYSEY* *WUXUU KU JAWAABEY AABEHEYGA NIN ADAG BAAN KU OGAA HADUU GADAASHEYDA JILCIN๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…* ASTQFURULLAH ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜‚ Raga ADAG SALAAMA๐Ÿ™†โ€โ™€๐Ÿ˜‚
ุฅุธู‡ุงุฑ ุงู„ูƒู„...
๐Ÿคฃ 2๐Ÿ˜ 1
ุงุฎุชุฑ ุฎุทุฉ ู…ุฎุชู„ูุฉ

ุชุณู…ุญ ุฎุทุชูƒ ุงู„ุญุงู„ูŠุฉ ุจุชุญู„ูŠู„ุงุช ู„ู…ุง ู„ุง ูŠุฒูŠุฏ ุนู† 5 ู‚ู†ูˆุงุช. ู„ู„ุญุตูˆู„ ุนู„ู‰ ุงู„ู…ุฒูŠุฏุŒ ูŠูุฑุฌู‰ ุงุฎุชูŠุงุฑ ุฎุทุฉ ู…ุฎุชู„ูุฉ.