ar
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

الذهاب إلى القناة على Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

إظهار المزيد
421
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-67 أيام
-830 أيام
أرشيف المشاركات
Ben Gvir wuxuu yiri: “Sida dad badan oo kale, waxaan dareemayaa naxdin weyn ka dib weerarka rasaasta, waxaana u duceynayaa Ch
Ben Gvir wuxuu yiri: “Sida dad badan oo kale, waxaan dareemayaa naxdin weyn ka dib weerarka rasaasta, waxaana u duceynayaa Charlie Kirk.” •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Natenyaahu oo isna bartiisa X-ta [twitter ] ku qoray "Haloo duceeyo charlie kirk" •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة
Natenyaahu oo isna bartiisa X-ta [twitter ] ku qoray "Haloo duceeyo charlie kirk" •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Trump wuxuu ku qoray Truth Social: “Waa in dhammaanteen aan u duceyno Charlie Kirk, oo la toogtay. Waa Nin wayn yacni qiimo b
Trump wuxuu ku qoray Truth Social: “Waa in dhammaanteen aan u duceyno Charlie Kirk, oo la toogtay. Waa Nin wayn yacni qiimo badan laga bilaabo Alif ilaa Ya. ILLAAHAY ha u naxariisto!” Waxaa la xaqiijiyay in Charlie Kirk lagu toogtay jaamacadda Utah Valley University intii uu khudbad ka jeedinayay halkaas. Madaxweyne Trump iyo siyaasiyiin kale ayaa si degdeg ah uga falceliyay, iyagoo codsaday in loo duceeyo Kirk. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

qiwCUSdl_to.m4a33.42 MB

Doonyihii Gaargaarka ee kasoo kala tagey dhinacyada yurub waa habeenkii labaad ee ay la kulmayaan weerar. Dhacdo walbo oo la
Doonyihii Gaargaarka ee kasoo kala tagey dhinacyada yurub waa habeenkii labaad ee ay la kulmayaan weerar. Dhacdo walbo oo la rabo inaan raadkeeda la arag habeen ba la fuliya , xitadii qof lasoo qabanayo habeen baa loogu dhacaa guriga markaasaa la dhaha lama garanayo cida guriga kala baxday hebel. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Haday sykes iyo picot ay joogi lahaayeen maanta Natanyaahu fooduu ka dhunkan lahaa . Waayo xuduudihii uu dhulka islaamka kala dhigay iyo quwadihii uu kala jabiyay ayay reer galbeed iyo yuhuud ku caana maalayaan. Caalamul Islaam wuxuu u afduuban yahay labo nin oo aanan dhulka dul saarnayn. Ilaa aan kaxorowno aragtida labadaas nin ma helayno xoriyad . •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

الشيخ اسماعيل الوحواح رحمه الله. https://t.me/rixlah

"Waxa dhacay ma aqaan sidaan ugu sharaxo saxaabadii markaan Jannadii kula kulano." 🥹 Ceebtii ayaa carab ashtako ka ah. •─•─•
"Waxa dhacay ma aqaan sidaan ugu sharaxo saxaabadii markaan Jannadii kula kulano." 🥹 Ceebtii ayaa carab ashtako ka ah. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Subaxnimadii Qadar waxay cambaareysay duulaanka Israa’iil ee magaalooyinka Suuriya iyo ku xadgudubka madax-bannaanida dalkaas
Subaxnimadii Qadar waxay cambaareysay duulaanka Israa’iil ee magaalooyinka Suuriya iyo ku xadgudubka madax-bannaanida dalkaas, galabtiina Suuriya ayaa cambaareysay duulaanka Israa’iil ee caasimadda Qadar ee Doha iyo ku xadgudubka madax-bannaanideeda. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

نحن قوم ابتعثنا الله لنخرج العباد من عبادة العباد إلى عبادة الله رب العباد

Ilaa iyo goorma idin lahayn War madaxda Caalamka islaamka madax la ah shucuubta islaamka mamatalaan waana wax dhintay oo Gaalada u ah adeege midka ugu liita. Madaxdii carbeed ee yuhuudu iyo reer galbeed ka adoomada u ah ayaa sii adoonsata Dani , ciro , Xassan guurguurte iyo madaxda kale african ka ah. Abiy ahmed oo carab sii adoonsata ina cagjar wax usii meeriya halka ruto uu isna ahmed madoobe umeeriyo. War waala dhintay 😁 Xassan baaba dad sii adoonsada 🥹 •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Wax walba oo dooxa kadhacay waxaa dhabarka u ritay Yuhuudi Netanyahu . https://t.me/rixllah

Kanaalka 12-aad ee Cibraani ah ayaa sheegay: Diyaarado sirdoon oo Maraykan iyo Ingiriis ah ayaa dul maray cirka Qatar ka hor
Kanaalka 12-aad ee Cibraani ah ayaa sheegay: Diyaarado sirdoon oo Maraykan iyo Ingiriis ah ayaa dul maray cirka Qatar ka hor inta aan la fulin weerarka lagu qaaday hoggaanka Xamaas. ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa sheegtay: Baaritaannadu waxay ku socdaan heerka ugu sarreeya, waxaana si degdeg ah loo shaacin doonaa faahfaahin dheeraad ah marka ay diyaar noqdaan. ‎ •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Waa maanta kaliya. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah
Waa maanta kaliya. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah