ar
Feedback
غَـــ«Rixlah»ــزَّة

غَـــ«Rixlah»ــزَّة

الذهاب إلى القناة على Telegram

Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid. 𓆝 𓆝 𓆟 𓆞 𓆝 𓆟

إظهار المزيد
421
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-67 أيام
-830 أيام
أرشيف المشاركات

🎙 | Taariikhdii Sayid Qudb 📽 | Qaybtii 9aad. ⏰ | 1:10:21 👤 | SH. Xassaan Xuseen Abu salmaan 🗃✨ @rixllah

Makhayam shadi'i - Qaza . Waa xalay. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.m
Makhayam shadi'i - Qaza . Waa xalay. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Gantaal maraykan laga leeyahay oo kudhacaya guri kuyaala Qaza . Gantaalka waxaa la dhahaa MK- 84 , wuxuu kamid yahay bamboohi
Gantaal maraykan laga leeyahay oo kudhacaya guri kuyaala Qaza . Gantaalka waxaa la dhahaa MK- 84 , wuxuu kamid yahay bamboohinka khatarta ah ee maraykanku sanceeyo markii u horaysayna waxaa loo isticmaalay dagaalkii #Vietnam . Taas mic naheedu waxaa weeye in maraykan dagaal si toos ah ugu jiro kaliya siyaad afka ah ayna ka ahayne uu gabtaaladiisa ku garaacayo guryaha Qaza. Dagaalka cad ee maraykan wuxuu banaanka soo dhigayaa gaalnimada qawsaarada maraykanka iyo yuhuuda u caynsan ee Gobolka bariga Africa ku matalaya si guudna caalamka islaamka. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Waa qofkii u horeeyey oo aan arko!! Kadib shalay duqayn lagu dilay Nabadoon ayaan waxaan is waydiiyay !! Sabab maxaa sababay
Waa qofkii u horeeyey oo aan arko!! Kadib shalay duqayn lagu dilay Nabadoon ayaan waxaan is waydiiyay !! Sabab maxaa sababay in nabadoon diyaarad loosoo kiciyo gabtaalo qiimahooda uusan yarayn loogu garaacay ? Is fahan waaga siyaasadeed ee soomaali madaxdeeda dhex yaala miyaa gaadhay heer qof 4 gantaal lagu dhufto !! Macquul maahan. Soomaalidu sida Gaaladii ay wax utabisaa !! Uma tabin sida in nin nabadoon muslim ah oo soomaali ah la dilay . Ma arag cid is waydiinaysa sabab ayaa 4 gantaal nabadoon loogu dhuftay . #AnnGarrison oo ah qof dumar oo warye ah ayaa X-ta [twitter] ka kusoo qortay "Ma garanayo waxa sababay waxaan " Maxay tahay sababta tiro gantaalaa loogu dhuftay oday gadhku u xinaysan yahay oo deegaankiisa jooga nabadoona ah, joogana mandiqad aamin ah oo aan horay looga diwaan galin kooxo firfircoon.?? •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Ilaa iyo shalay weerar baa qolka kusocday , ilaa aan masaxay fariimo halkan ku jiray . Waxaa chanelka soo weeraray tiro AI [artificialintelligence] ah. Dabcan waad yaaban tahay !! Waa sababta usoo qoray qoraalkaas rogan maadaama algorithm bot lagu borograamiyay uusan fahmi karin. Waxaan soo qoray.
"Qolka culays baa saaran , Waxaa suurtagal ah inaad waydaan"
Oo dabo dabo u qoran. Tijaabo ayaan sameeyey waana ku guulaystay alxamdulillaah, allah baa mahad iskaleh igu ilhaamiyay.

naraas aab syaluc akloQ naadyaw daani ha lagatruus aaxaW https://t.me/rixllah

Caamoy kaa kuu culimo ah !! Dadka ciday arkaanba sijaayada daba dhigta ee kudaba tukada horta salaan gaara utaagay 🫡. Salaadaasaa silicday .

Aljaziira Carabiya :- "Aqoonyahan Israa’iili ah ayaa ku hanjabay inuu Turkiga duqeeynayo sidii uu u duqeeyey Qatar, halka lataliyaha Erdoğan na uu u jawaabay isagoo ku tilmaamay Eyy" •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Xukuumada trump waxay maraykanka ka mamnuucday inay soo galaan cid walba oo u dabaal dagta ama ku digata dilka Charlie Kirk.
Xukuumada trump waxay maraykanka ka mamnuucday inay soo galaan cid walba oo u dabaal dagta ama ku digata dilka Charlie Kirk. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

' أَفَأَمِنُوا مَكْرَ اَللَّـه!

Muuqaal laga dhexduubay dayaaradii gashay daarihii mataanaha 9/11. https://t.me/rixlah

Maanta oo kale waxaa dhacay weeraradii waa waynaa ee 11 September. Weerarkaas waxaa kudhimatay 2977 qof halka 6000+ ay kudhaawacan tay . Maanta caalamka dabaal dag aan lala gaban baa kajira , carabtii xitaa way baraarugtay. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

ذُق مرارة الفقد التي نتجرّعها بفعل قنابلك.
ذُق مرارة الفقد التي نتجرّعها بفعل قنابلك.

“Waa lagu digtaa ruux hadduu, kuu darnaan jiraye. Bal dayaay Kirk wakaa, sii dabayshadaye” 🥰🥰🥰 اللهم لك الحمد . Waa maalinkale oo murugo kureebtay Saliibkii Guduudnaa . •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Wuu bakhtiyay Charlie Kirk. Qoraaladii uu qoray fajaca lahaa waxaa kamid ahaa "Qoryuhu Nafaf bay badbaadiyeen" Rasaasii baa leeftay isagii oo dishay. •─•─•─•─•─•─•─•─•─• ●"الناس كُلها في معركة إلا أنت" ○غَـــ«Rixlah»ــزَّة ●|| https://t.me/rixllah

Wax kulano qabta hala waaayo 🥰