cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dhacdooyinka Dunida

Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo warbixinno muhiim ah

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
3 579
المشتركون
+824 ساعات
-257 أيام
+2 94030 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Caawa waa habeenkii ugu dambeeyay ee sannadka 1445 Hijriyada, Haddaba kusoo dhawaada Barnaamij gaar ah oo aan idiin kugu soo gudbineyno kuna lafagureyno dhacdooyinkii sannadkii tagay ee Soomaaliya iyo Falastiin, waxaana barnaamijka ka qeyb galaya qaar kamid ah wariyayaasha Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan.
إظهار الكل...
Barnaamij_Gaar_ah_sannadkii_tagay_ee_Soomaaliya,_&_Falastiin_1445.mp390.67 MB
8
Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan.
إظهار الكل...
Barnaamijka Aqoon iyo Ogaal 05 07 2024 s.mp327.98 MB
6🔥 1
Maanta waa Jimco,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29-12-1445 oo ku beegan 05-07-2024,Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haaashim Cabdi Naasir
إظهار الكل...
War Duhur 05 07 2024.mp326.89 MB
👍 6 1
Wargalin Muhiim ah: Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dib usoo celisay barta ay ku leedahay WhatsApp-ka, iyadoo aan qarinnay lambarrada dadka ku jira bartaas, oo waxaa muuqanaya oo kaliya adminnada, haddaba linkigaan hoose kaga biir: 👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/HISjZ0j5aj2IIAPa3xsT0Q
إظهار الكل...
Dhuuxa Media

WhatsApp Group Invite

7👍 1
Barnaamijka Diirada Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo lagu soo qaatay Mid kamid ah xaaladaha Xiisaha leh ee Todobaadkaasi Taagan aadna looga hadal heyn badan yahay Soomaaliya. Xiliyada Qaar waxaannu soo qaadanaa Mowduuc Muhiim ah oo Arrimaha Bulshada ah faa'idana uleh umadeena. Maanta waxaa lagu soo qaatay sida Lagu hormarin karo xoolaha aynnu dhaqanno marka laga hadlayo dhanka wax soo saarka Caanaha iyo Hilibka. Waxaa Marti ku ahaa Dr Cabaas oo bartay Cilmiga Xoolaha waxaana soo jeediyay Haashim Cabdinaasir
إظهار الكل...
Diiradda-Jimcaha-05-07-2024-2.mp342.12 MB
5🥰 1
Maanta waa Jimco,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29-12-1445 oo ku beegan 05-07-2024, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
إظهار الكل...
Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 05 07 2024.MP334.20 MB
9👍 1
Maanta waa Jimco,Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29-12-1445 oo ku beegan 05-07-2024,Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haaashim Cabdi Naasir
إظهار الكل...
War Subax 05 07 2024.mp311.36 MB
9
Wargalin Muhiim ah: Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa dib usoo celisay barta ay ku leedahay WhatsApp-ka, iyadoo aan qarinnay lambarrada dadka ku jira bartaas, oo waxaa muuqanaya oo kaliya adminnada, haddaba linkigaan hoose kaga biir: 👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/HISjZ0j5aj2IIAPa3xsT0Q
إظهار الكل...
Dhuuxa Media

WhatsApp Group Invite

👍 7
03:36
Video unavailable
Dhageyso: Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyay ee daafaha caalamka.
إظهار الكل...
Wararka Caalamka.mp46.59 MB
3
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 29-12-1445 oo waafaqsan 04-07-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya MDaahir.
إظهار الكل...
Dhuuxa Wareysiyada 04 07 2024.mp335.20 MB
4
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.