CADOW TEACH
الذهاب إلى القناة على Telegram
HALKAAN WAXAAD KA HA ELEYSAA WAX WALBA OO EDITING IYO GRAPHIC DESIGN KUSAABSAN FADLAN NAGU SOO BIIR MAHADSANID
إظهار المزيد3 288
المشتركون
-424 ساعات
-87 أيام
-3930 أيام
أرشيف المشاركات
3 288
Saaxibayaal muuqaalkan like 👍 tiisa 100 gaarsiiya kasoo gar baxa muqaal kaloo xiiso leh ayaan idin soo wadaaye
3 288
Idinkay idin tala faciina hurdada waa ka kacay cashirka koowaad jaa la qaatay in.a haddaan nool nahay 45 maalin kadib waxaan soo saari doona arday xirfad leh idinkana waad arki doontaan marqaatiyaal
3 288
Ugu dambeyn waxaa soo xitantay diiwaangalinta dufcadii labaad ee graphic design caawana cashirkii koowaad ee safarka xirfada graphic design ka ayaa u bilaabmeysa Mar waliba waxaa guuleysta kuwa guusha raadiya dadka qaar jaanisyada dhaafayo ma dareemayan waxay ka shalaay doonaan markay 2025 ay arkaan ardaydaan marka aan wax qabad kooda aan soo dhigo waa idin salaamay daawada yaasha aan bartooda ka dhaqaaqeyn
3 288
Waxaan qiimo dhimis weyn ku sameyay course ka graphic design in laga gaarayo 6:00 in a cidii rabto inay ka faa,ideysto WhatsApp number kaan igala soo xariir 61 7376335
3 288
Diiwaangalinta wey socotaa 7 qof basaa dhiman war yaan lagaa buuxin muddada sanadkaan ka dhiman xirfad baro walibo adigoo mobilkaaga ku baranayo sidokalana kaliya diiwaangalin iska bixineyso wax bil ah lagaama rabo waa free number ka what's appka waa kan 0617376335
3 288
War xirfad barta markaan idin dhahaayo waa sidaan jaanisyo kale ayaa soo baxi karo jiifka halaga kaco xirfado hala barto 0617376335
3 288
Hadaad computer aad heysato aadna xirfada video editing ka taqaano jaaniskaan shaqo ka faa,ideyso
3 288
https://youtu.be/q5rRqouzkbw?si=kEAybFZH0LLXG_0O wiilkaana subscribe ku caawiya saaxibayaal
3 288
Muuqaalkaan 1:00 youtube ka indhaha ku heeya hana la dhameysto fursado ku dhexjiraane guuleysta jaala yaal
3 288
Hurdaayow diiwaangalinta wey socotaa aradayda aan qaadaneyno wey kooban yihiin yaan lagaa buuxin wey xirmeysaa 24 saac soo socoto
3 288
Si aad u bilawdo waxaad qaadan kartaa naqshado horay ujiray oo aad isku dayi karto inaad dib u abuurto ama naqshad cusub kasoo saari karto, tani waa hab fiican oo kuu suurtagalin kara inaad kor uqaado xirfadaada Naqshadaynta heer fiicana ka gaarto
4. Muuji Kartida Aqoontada Naqshadeynta.
Inaad sameeysato Portfolio xooggan ayaa muhiim u ah naqshadeeye kasta. Portfolio-gaaga waxaa ku jiri kara oo aad ku darsan kartaa mashruucyo aad koorsoyinkii aad soo dhameysay kusoo sameeysay, iyo sidoo kale mashruucyo shaqsi ama shaqo aad la qabatay macaamiil ama asxaab ku dhaw intaad ku jirtay barashada xirfadaan.
Waxaad xooga saartaa tayada marka loo eego dhanka tirada mashaariicda, Portfolio-gaaga waa waxa ugu horreysa ee macaamiishu ay ka fiirin doonaan xirfadaada, markaa dooro oo kusoo bandhig Portfolio-gaaga shaqo muujinaysa heerkaaga sarre ee xirfadahaaga naqshadaynta
Gunaanad Waa inaad qaada dhowrkaan tallaabo oo muhiim ka ah si aad u barato xirfadda naqshadeynta: baro mabaadi'da naqshadeynta, Qaado koorsoyin naqshadeynta, ku celceli isticmaalka Softwares-ka naqshadeynta, ku shaqo gal oo dhaqangali waxad baratay oo dhis Portfolio-gaaga naqshadeynta (Graphic Design). Waxaan rajaynaa maqaalkaan inu ku noqdo mid faham fiican oo kooban kasiiya sidaas ubaran laheeyd oo u noqon laheeyd Naqshadeeye (Graphic Designer) uguna shaqeeysan laheey, lawadaag Asxaabtaada oo share udheh. Mahadsanid
Freelance Graphic Design Learn Skills Xirfad Baro
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
