cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Warfaafiye Kurtun

Eng Kurtun Xasan Waa Qoraa Soomaaliyeed oo madax banaan,kama tirsani urur iyo dowlad midna qalinkiisa ayuu ugu hiiliyaa diinka,dadka iyo dalka

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
2 664
المشتركون
-624 ساعات
-437 أيام
-17630 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Photo unavailable
Laftagareen iyo Axmed Madoobe waxay isku dayayaan in ay Xabashida soomaalida uga dhigaan kuwa wax wanaagsan qabanaya!. Itoobiya waa cadowga koowaad si walba oo aad weji wanaagsan ay ugu raadinayaan mujrimiinta amxaarada
إظهار الكل...
👍 8🔥 3 1😁 1
Photo unavailable
Maamulka Tifaftirka Wargeyska New York Times ayaa Biden ugu baaqay in uu isaga haro tartanka doorashada madaxtinimada ee dhici doona November 2024. Dooddii habeen hore dhaxmaray Biden iyo Trump ayaa quusisay taageerayaasha xisbiga Dimuquraadiga ah
إظهار الكل...
👍 1
Photo unavailable
Majalladda The Time waxay Garbadkeeda maanta ka dhigatay Joe Biden oo sii dhacaya waxay leedahay doorashooyinka soo socda ninkaan waa dhacayaa
إظهار الكل...
👍 2
wasiirku wuxuu is dhahayay Ra'yul caamka dhan kale ujeedi oo iska dhig nin amxaarada diidan balse gef weyn ayuu galay,hees waa uun hees amxaar,soomaali ama af sawaaxili ha ahaatee balse ninkan wuxuu qiray in ay Qur'aankii Rabbi diideen
إظهار الكل...
10👍 1
00:35
Video unavailable
Wasiir Fiqi wuxuu yiri "waaxaan diidnay Qur;aankii Al Shabaab noo sheegayeen ee ma hees Amxaaro ayaan qaadan karnaa"! قد بدت البغضاء من أفواههم وما تخفي صدورهم أكبر Axmed Macallin Fiqi waa wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Villa Somalia, isagoo tacliiqinayay fanaaniinta Muuse Biixi oo 26 June Hargeysa kasoo qaaday heeska ay ku fogeynayaan siyaasadaha Garowe iyo Muqdisho amxaaradana ku amaanayaan ayuu ku hadaaqay kalimaad kufri ah isagoo si cad u yiri waxaan diidnay qur'aankii Al Shabaabku noo sheegayeen.
إظهار الكل...
axmed macallin.mp42.11 MB
😁 8👍 2🥱 2
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Uma malaynayo in lajoogo waqtigii ay AS wadahadal lafuri lahaayeen cadowgooda sida midowga Afrika, Itoobiya iyo Kenya, aslana suurtagal maahan in ay laxaajoodaan xukuumadda kajirta Villa Somalia oo ah mid dhan walba ka liidata xataa caqliga saliimka ah ma ogolaanayo. Shabaabku sidii hore hadde ayay ka xoog badanyihiin,ciidan ahaan,siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan waxaan isleeyahay waxay isku diyaarinayaan kurus baarka, bal aan eegno sida ay wax noqdaan 18-ka bilood ee nagusoo aaddan Insha'Allaah
إظهار الكل...
24
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Madaxda xujoobay cabaadkooda ayaa yeeraya falanqeeyayaasha dhan waxay rajaxayaan in haddii ciidanka ATMIS baxaan oo sanad kale shisheeye lagu camcamiyo soomaaliya ay burburayso dowladda Xasan Gurguurte. waa duul maciin biday kuwa ugu sharta badan khalqiga rabbi شر البرية, adduun shallaay iyo qoomamo ayay lanoolyihiin aakhirana xisaab adag ayaa sugeysa
إظهار الكل...
9👍 4
Nabiga SCW wuxuu naga reebay in aan gaalada ladegno "Waxaan ka bari ahay qof kasta oo muslim ah ee dega dhabarka mushrikiinta", Suubanuhu intaas wuu kasii xeeldheereeyay in gaalada lala dego wuxuuna yiri dabkiinu yuusan is arkin.
إظهار الكل...
13
عَنْ قَيْسٍ بن أبي حازم عَنْ جَرِيرِ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ رضي الله عنه قَالَ : " بَعَثَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ سَرِيَّةً إِلَى خَثْعَمٍ ، فَاعْتَصَمَ نَاسٌ مِنْهُمْ بِالسُّجُودِ ، فَأَسْرَعَ فِيهِمْ الْقَتْلَ ، قَالَ فَبَلَغَ ذَلِكَ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ، فَأَمَرَ لَهُمْ بِنِصْفِ الْعَقْلِ وَقَالَ : ( أَنَا بَرِيءٌ مِنْ كُلِّ مُسْلِمٍ يُقِيمُ بَيْنَ أَظْهُرِ الْمُشْرِكِينَ ) ، قَالُوا : يَا رَسُولَ اللَّهِ ! لِمَ ؟ قَالَ : (لَا تَرَاءَى نَارَاهُمَا ) .
إظهار الكل...
11
Kumanaan qof soomaali ah oo sanadkaan iska dhiibay dalka Jarmalka ayaa jinsiyad sugayaal ah su'aashu waxay tahay diinkooda iyo dadnimadooda maku iibsan doonaan in ay qaataan amarkaas si ay uhelaan baasaboor? Rabbi ha sugo dadkaas balse waxaa iimuuqda khatar weyn oo ay wajahayaan kumanaan muslimiin ah oo tahriibaya wadamada gaalada qaaradda Yurub
إظهار الكل...
8
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.