cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Ahmed Siciid

Somali Investigative journalist

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
3 057
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
+6487 أيام
+1 06130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Qaar kamid ah Dagaaladii ugu Cuslaa uguna  khasaaraha badnaa ee Ciidamada Shisheeye Ee Dalkeena kusoo duuley lala beegsadey.                        ⬇️ 🔥Dagaalki Itoobiya (Jameeco) 🔥Dagaalkii xabashida (Waajid) 🔥Dagaalkii Itoobiy (Booco) 🔥Dagaalki Itoobiy(iidowjalato)                        ⬇️ 🔥Xasuuqii Buruundi (Balcad) 🔥Xasuuqii Buruundi (Leego)                        ⬇️ 🔥Weerarkii Kenya (Kulbiyow) 🔥Weerarkii Kenya (Ceel cade) 🔥Weerarkii Kenya (Westgate) 🔥Weerarkii  (mashaaricda)                        ⬇️  🔥Weerarkii Uganda (bulomarer) 🔥Weerarkii Uganda (Janaale) Linkiga hoose kasoo daawo. ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️ https://t.me/+jRDXG7P4a3hjNmY0
إظهار الكل...
🔥JIILKA 🔥CUSUB🔥

Dhalinyarada jiilka Cusub waa dhalin Soomaaliyeed, Urur iyo dowlad midna kama Tirsana, waxay aruuriyaan oo keydiyaan dhacdooyinka iyo Muuqaalada dagaaladii dhacay, si taariikhda aan u ogaano halka aan kanimid iyo waxa aan Soomarney.

19 2👍 1🔥 1😁 1
Mintidiinta As ayaa xalay dagaalo culus oo habeen dheelmad ah kumirey Saldhigyada ciidamada dowlada,ee Ceelbarde,Waajid,iyo Sabiid,oo ka kala tirsàn gobolada bakool iyo sh/hoose
إظهار الكل...
🔥 11 3👍 2🖕 1
01:17
Video unavailable
Askari dowlada katirsan ayaa sheegey in Taliye koxeedkiisa uu kushiish bartey, afar baalootana kudhuftey. Nin weyn oo lagu shiish baranayo kawarama!!!!!!
إظهار الكل...
2.20 MB
😁 36🤣 7👍 4😭 4🔥 1🖕 1
Photo unavailable
Rasmi ahaan dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo todobaad gudihiis ah ku xirayso Qunsuliyadaha Itoobiya ee Hargeysa iyo Garowe Sidoo kale waxaa lacayriyay safiirkii Addis Ababab ufadhiyay magaalada Muqdisho ✍️ Kulmiye kulbiyow
إظهار الكل...
😁 18👍 7 4👏 2🥰 1🤮 1🙏 1🖕 1
WAR DEG DEG AH: AS ayaa maanta qarax la beegsaday gaari ay la socdeen Saraakiil Turki ah kuwaasi oo marayey duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxaani oo ka dhacay halka loo yaqaano tabeelaha “Sheekh Ibraahim” ee duleedka Muqdisho ayaa lagu dilay 2 sarkaal oo Turki ah, halka sidoo kale ay la dhinteen 5 askari Ciidanka dawlada oo ilaalo u ahayd saraakiisha Turkida. Waxaa sidoo kale qaraxaasi ku dhaawacmay 2 sarkaal oo kale oo Turki ah kuwaasi oo dhaawacoodu uu garaab yahay, waxaana burburay gaariga ay saraakiishaasi la socdeen ee qaraxa lala eegtay.
إظهار الكل...
31🔥 4🤬 4👍 2👏 1😁 1👌 1💯 1🖕 1
Ma runbaa in Mahad Salaad loo wado kursiga maamulka Galmudug?. Mahad Salaad oo xilka taliyaha NISA loo magacaabay 26 May 2022 ayaa laga qaaday maanta oo ay taariikhu tahay 4 April 2024. Xilka qaadista lagu sameeya taliye Mahad Salaad waxaa sabab u ah weerarkii billaawgii Ramadaan ka dhacay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mahad waxaa bilihii lasoo dhaafay udhaxeeyay khilaafaadyo isbarkaday oo ka dhashay arrimaha siyaasadda iyo ammaanka, ganacsato iyo xildhibaanno katirsan beesha Hawiye oo dowladda siiya canshuur adag ayaa Xasan Sheekh u sheegay in aysan sii socan karin wadashaqeynta dowladda ka dhaxaysa haddii aan Mahad laga hor leexin. ilo xog ogaal ah waxay sheegayaan in Mahad Salaad laga xayuubiyay kamid ahaanshiyaha xisbiga talada haya, Damuljadiid ayaa go'aansaday in aan mardambe ninkan loo dhiibin xil sare sababa laxiriira damaciisa xad-dhaafka ah. Mahad ayaa sanadkii iyo barkii uu xilka hayay wuxuu lacago malaayiin dollar ah siiyay ciyaal baraha bulshada ku ammaana oo xataa ka sarraysiiyay madaxweynaha iyo R/wasaaraha. waxaa loo badinayaa in Mahad Salaad uusan Damuljadiid ku meteli doonin doorashada Galmudug waxayna ubadantahay in uu noqdo siyaasi dibadda ka jooga maamulka Xasan Sheekh ee waqtigiisu ka harsanyahay 2 sano. Mahad wuxuu baxay isagoo dusha ku sita eedaymo buuro ah islamarkaana ka dhax cambaaraysan dad kuwii ugu dhowaa
إظهار الكل...
😁 24👍 2🔥 1🥰 1😡 1
Ninkii Qalbidhagax udhiibay Itoobiya ayaa laga dhigay taliyaha ugu sarreeya sirdoonka Soomaaliya!
إظهار الكل...
😱 20😁 11👍 3🤬 2😢 1🖕 1
War cusub: Dowladda Federaalka oo Ceyrisay safiirkii Itoobiya ee Muqdisho ✍️ Kurtun hassan
إظهار الكل...
😁 37 2🤬 2🖕 1
Photo unavailable
Golaha Wasiirada dowlada Soomaliya ayaa Sanbaloolshe u magacaabay taliyaha Hay’adda sirdoonka dowlada Soomaliya ee (NISA).
إظهار الكل...
🥰 20😁 13👎 3❤‍🔥 1 1
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Weerar Cagmarin ah oo lagu diley 30-kamid ah Askarta dowlada (Burkinafso) ayaa kadhacay tuulo lagu magacaabo Toori oo katirsan Gobolka Fatagunma,weerarkaan laayaanka ah waxaa fuliyey mintidiinta Nusratul ISlaaam.
إظهار الكل...
31🔥 3🤬 3👍 2🖕 1
اختر خطة مختلفة

تسمح خطتك الحالية بتحليلات لما لا يزيد عن 5 قنوات. للحصول على المزيد، يُرجى اختيار خطة مختلفة.