cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

🌎Wararka Caalamka🌎

Channelkan waxaad ka helaysaan Wararka caalamka iyo Muuqaallada Imaarada Islaamiga Afghanistan

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 855
المشتركون
-1224 ساعات
-27 أيام
-19330 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

03:47
Video unavailable
والذي لا إله إلا هو أن المستقبل للإسلام، والعاقبة للمتقين .. #مجزرة_رفح
إظهار الكل...
11
Xoogaga muqaawamada Falasdiin ayaa sawaariikh ku garaacay magaalada Talaabiib ee caasimadda u ah Yahuudda
إظهار الكل...
15
00:40
Video unavailable
Daanyeer dad cun ah ayaa ku sigtay in uu qaado canuggan yar
إظهار الكل...
12👍 2
00:24
Video unavailable
لا حول ولا قوة إلا بالله Ciidanka Yahuudda ayaa Teendhooyinka ku gubay barakacayaasha magaalada Rafac,shuhadadu waa todobaatameeyo
إظهار الكل...
😢 20
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Madaxweynaha Eritrea ayaa taageero umuujiyay dowladda Suudaan kadib kulan uu magaalada Asmara kula yeeshay Maalik Caqaar oo kamid ah guddiga talada haya ee Suudaan
إظهار الكل...
💯 13👍 3
Photo unavailable
Maleeshiyaadka Janjawiidka (RSF) ayaa xasuuq daran ka geystay wadanka Suudaan
إظهار الكل...
😢 17💯 2
Photo unavailable
Sirdoonka Yuhuuda ee loo yaqaano Mossad ayaa la kulmay fadeexo aad u culus kadib markii ay faafiyeen sawir ay ku sheegeeyn inuu yahay hogaamiye sare oo ka tirsan Dagaalyahanada Falastiin kaas oo ay ku dileen Gaza laguna magacaabo Maxamad Shabaana. Fadeexada ayaa soo baxday kadib markii la ogaaday in sawirka ay faafiyeen uusan ahayn hogaamiye Falastiin ah balse uu yahay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka wadanka Masar. Xildhibaanka Masaarida ah ayaa sheegay inuu maxkamad la tegi doono Yuhuuda. Dagaalada falastiin ✍️
إظهار الكل...
😁 25👍 5💯 1
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Wadanka Tajakistan waxaa is haya asturnaanta dumarka iyo caariyaadka dumarka,dhowrsanaanta dumarka iyo faaxishada dumarka. Haweenka muslimaadka ah waxay bilaabeen in ay soo afjaraan sanadadii jahliga shuuciga waxay go'aansadeen in ay qaataan Xijaabka sharciga ah ee Rabbi ku waajib yeelay basle dowladda dabadhilifka ah ayaa arrinkaas diidan sidaas daraadeed waxaa la iclaamiyay iskusoo baxyo waaweyn dhammaadka bishaan
إظهار الكل...
16👍 2🥰 1💯 1
  • Photo unavailable
  • Photo unavailable
Wadanka Tajakistan waxaa is haya asturnaanta dumarka iyo caariyaadka dumarka,dhowrsanaanta dumarka iyo faaxishada dumarka. Haweenka muslimaadka ah waxay bilaabeen in ay soo afjaraan sanadadii jahliga shuuciga waxay go'aansadeen in ay qaataan Xijaabka sharciga ah ee Rabbi ku waajib yeelay basle dowladda dabadhilifka ah ayaa arrinkaas diidan sidaas daraadeed waxaa la iclaamiyay iskusoo baxyo waaweyn dhammaadka bishaan
إظهار الكل...
Photo unavailable
Sileshi Bekele oo ahaa safiirkii Itoobiya ufadhiyay Q.Midoobay ayaa iscasilaad ku dhawaaqay
إظهار الكل...
6👍 3😁 2❤‍🔥 1💯 1