ar
Feedback
مسلسل عين سحريه

مسلسل عين سحريه

الذهاب إلى القناة على Telegram

Cc + edit

إظهار المزيد
2 060
المشتركون
+124 ساعات
-117 أيام
-4130 أيام
أرشيف المشاركات
- Arsenal ayaa lugu furi doonaa 21 ka Bisha Agoosto habeen jimco ah,
- Arsenal ayaa lugu furi doonaa 21 ka Bisha Agoosto habeen jimco ah,

🚨FIFA aya xaqiijisay in Garsoore Omar Artan la siin doono musharki uu ku heli laha koobka aduunka ✅ FIFA aya go’aansatay in si dhameestiran loo siiyo Omar Artan lacagti uu ka heli ka qeeyb galka koobka aduunka inkasto uu seegay inuu ka qeeyb galo: Lacagta aya lagu qiyaasaya inee gaari doonto ilaa 100k💸💸👏

🚨🚨BREAKING: Omar Artan ayaa dhex dhexaadin doona kulanka PSG iyo Aston Villa ee Finalka Super cupka.
🚨🚨BREAKING: Omar Artan ayaa dhex dhexaadin doona kulanka PSG iyo Aston Villa ee Finalka Super cupka.

𝐅𝐈𝐅𝐀 𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐂𝐔𝐏 𝟐𝟎𝟐𝟔. 𝑯𝑬𝑹𝑬 𝑾𝑬 𝑮𝑶! 𝐖𝐇𝐎’𝐒 𝐆𝐎𝐍𝐍𝐀 𝐖𝐈𝐍 𝐈𝐓? 🤩🔮
𝐅𝐈𝐅𝐀 𝐖𝐎𝐑𝐋𝐃 𝐂𝐔𝐏 𝟐𝟎𝟐𝟔. 𝑯𝑬𝑹𝑬 𝑾𝑬 𝑮𝑶! 𝐖𝐇𝐎’𝐒 𝐆𝐎𝐍𝐍𝐀 𝐖𝐈𝐍 𝐈𝐓? 🤩🔮

𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐰𝐚𝐣𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐞 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐡𝐚 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐠 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧, 𝐞𝐞 𝐲𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨 𝐥𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐡𝐚𝐲𝐨. Xaaladda uu wajahay walaal Cumar Cabdulqaadir Cartan waa arrin uur-ku-taallo ah oo saameyn ku leh muwaadin kasta oo Soomaali ah. Cartan waa xiddig astaan u ah dedaalka shaqsiga iyo sida uu u matali karo bulsho dhan, xaaladdiisuna waxay u tallaawday Afrika iyo qaybo Carabta ka mid ah oo si adag uga dhiidhiyay is-hortaagga uu kala kulmay Mareykanka, xilli uu shaqo rasmi ah halkaas u tagay. Waxa dhacay kuma koobna Garsoore Cartan, waa farriin ku socota qofka Soomaaliga ah oo loogu sheegayo qiimaha uu ku leeyahay dal sida Mareykanka oo kale ah. Mana habboona in lagu ekaado xaaladda Cartan oo keliya, lagana hadlo maalmo kooban dabadeedna la iska illoobo, ama xalal looga tanaasulo jiritaanka asalka ah la doorto, iyadoo lagu raadinayo baasaboorrada ummadaha kale oo qiimo iyo sharaf ay halgan ku bixiyeen lagu hoos galo, taas oo aan xal waara ahayn. Muwaadinka Soomaaliga ah waxaa maanta hortaalla inuu fahmo qiimaha uu dunida ka joogo, taas oo ka hooseysa xariiqda marka ay Soomaalidu tilmaam ka bixinayso xaaladdeeda oo ay tiraahdo: “Laangaab.” Qiimaha qofka muwaadinka Soomaaliga ah uu dunida ka joogo waa aadane wasaqaysmay oo la iska ilaaliyo, xataa ma jiraan garoomo caalami ah oo, haddii duulimaadkaagu dheeraado, kuu oggolaanaya inaad gudaha u gasho magaalooyinka ay ku yaallaan. Bani’aadamka si caddaalad ah ayuu Rabbi u simay, balse ummaddu iyadaa doorata sharafka iyo karaamada ay ku noolaanayso, taas oo lagu gaaro inay wax u hurto sidii ay qiimo u yeelan lahayd. Ummad la ixtiraamo waa mid leh dal, dad, qiyam iyo dawladnimo sharaf leh. Inta badan eedaha maanta jira waxay ku dhacayaan daciifnimada dawladdeed ee Soomaaliya. Waa arrin dhab ah oo haddii ay jiri lahayd dawlad sharaf leh, ma aysan dhaceen waxa uu wajahayo Cartan. Hase yeeshee, dadku waxay iska indha-tireen in dawladnimadu aysan samada ka iman, ee nidaamka ummad kasta uu noqdo sida ay iyadu tahay. Gudaha Soomaaliya waa meel aysan caddaaladdu ka jirin, ee takoor iyo qabyaalad ay dadka buuxiyeen. Muxuu shalay qabiilku garoonka Miami uga gudbin waayay Cumar Cartan? Dadka Soomaaliyeed ha garowsadaan qaladkooda, hana u istaagaan, waxna ha u huraan sidii ay ku heli lahaayeen dawladnimo ilaalisa sharafkooda. Haddii kale, si doqonnimo qof kasta ha u degdego xalalka dhow, hana u haajiro dhulalka ummadaha sharafta leh si ay ugu noolaadaan nolol aan sharaf lahayn. Dawladnimo sharaf leh waxay ka dhex dhalataa ummad sharaf leh. Dawlad aan sharaf lahayn waa ummad aan sharaf lahayn.

Pep🗣"Barca maxaa ka dhiman oo ay u qaadi la'adahay Champions league? Champions league wa atartan dumiyo mashruucyada kooxaha waxaana rajeynaa Barca inay taas ku dhicin" "Champa haddii aad qaadin macnaheeda ma aha inaad soo dhisin mashruuc fiican(project)" "Horyaalka ayaa lagu qaadaa joogteynta iyo koritaanka mashruuca, Champaha waxaad u baahantahay inaa isreereebka imaatid adoo xaalad fiican ku jira sida dhaawac la'an iyo sidoo kale goaanada garsoorayaasha ayaana saameyn weyn ku yeesha" "Horyaalka ayaana lagu ogaadaa inaa xilli ciyaareed fiican qaadatay iyo in kale marka yaanan u fikirin haddii champaha Finalkiisa aanan gaarin ama aan qaadin inaa xilli ciyaareed xun qaadanay sidoo kale ciyaartooydeena waa inay midaas ku fikirin taas ayaana muhiim ah" ✍️Mundo deportivo

736 ciyaartooy oo dheelay 2006 World Cup Germany, kaliya 4️⃣ ciyaartooy ayaa dheelaya 20 sanno kaddib. 🇦🇷 Lionel Messi 🇵🇹
736 ciyaartooy oo dheelay 2006 World Cup Germany, kaliya 4️⃣ ciyaartooy ayaa dheelaya 20 sanno kaddib. 🇦🇷 Lionel Messi 🇵🇹 Cristiano Ronaldo 🇲🇽 Guillermo Ochoa 🇭🇷 Luka Modrić

Arsenal ayaa Hogaaminaysa Qeybta hore ciyaar adag oo xidhxidhan oo taxadar badan, Qeybtani waxay u dhacday sidii Arsenal doonaysay 100% iyaga oo kubadda u daayay psg Laakin si wanaagsan oo xakameysan ayay u xidheen eeryadooda iyaga oo kala ilaaliyay weerarka Psg in ay garbaha nafis ku helaan oo ay jaanisyo ku abuuraan sidoo kale ay ka faaideystaan khaladka ama kubadda ku cuslaata Daafaca iyo dhexdooda waana Kubadii goolku ka yimi. Psg walwal badan iyo degdeg ayaa ka muuqda sidoo kale ciyaartoyada Farsamada leh sida Kvara iyo Doue waxa ku adkaatay in aymasaaxo banaan helaan oo ay khatar ku abuuraan.Taasina psg waxay ka dhigtay Koox bilaa miciyo ah oo aan wax khatar ah abuurin. Qeybta danbe ma soo laaban kartaa Paris mise Arsenal ayaa hanan doontaa Koobka???

Goolkii sadio Mane u dhaliyay Liverpool finalkii 2018kii ayaa ah Goolkii ugu danbeeyay ee ay dhalisay Finalka champions leagu
Goolkii sadio Mane u dhaliyay Liverpool finalkii 2018kii ayaa ah Goolkii ugu danbeeyay ee ay dhalisay Finalka champions league koox laga qaaday. 7 dii final ee ugu danbeeyay Kooxaha laga guuleystay wax Gool ah may dhalin, Caawa ma is badali doontaa tirokoobkaasi mise isma badalayso?

photo content

Hambalyo! EID MUBARAK ❤🤍. Waxaan kuu rajeynayaa farxad, caafimaad iyo nabad waarta. Maalintan barakeysan ee Cidda Carafo (Ar
Hambalyo! EID MUBARAK ❤🤍. Waxaan kuu rajeynayaa farxad, caafimaad iyo nabad waarta. Maalintan barakeysan ee Cidda Carafo (Arafah) waxay ka mid tahay maalmaha ugu qiimaha badan ee barakada iyo dembi-dhaafka. Alle ha kaa aqbalo ducooyinkaaga, camalkaaga wanaagsan ha ka dhigo mid la aqbalo, qalbigaagana ha ka buuxiyo xasillooni iyo iimaan. Ciid Mubaarak! 🤍🕋

🚨🚨: Bruno Fernandes ayaa dhigay Rikoodh cusub isaga oo noqday ciyaariyahanka caawinta ugu badan sameeyay premire league Hal
🚨🚨: Bruno Fernandes ayaa dhigay Rikoodh cusub isaga oo noqday ciyaariyahanka caawinta ugu badan sameeyay premire league Hal xilli ciyaareed (21 caawin) Isaga oo dhaafay Henry iyo De bruyne. 🎩👏❤️ Shere ~@ibrahimowww🐐🥶

Rash🗣"Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaa Unai,Hansi,Tuchel,Aston Villa, Barcelona iyo England xilli adag ayaad kalsooni isii
Rash🗣"Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaa Unai,Hansi,Tuchel,Aston Villa, Barcelona iyo England xilli adag ayaad kalsooni isiiseen!"

Waa season waali ah runtii 😮‍💨🔥 Arsenal waxay muujiyeen balance dhameystiran — difaac adag + set-piece dilaa ah + consiste
Waa season waali ah runtii 😮‍💨🔥 Arsenal waxay muujiyeen balance dhameystiran — difaac adag + set-piece dilaa ah + consistency. 82 dhibcood 26 goals oo keliya laga dhaliyay 19 clean sheets 22 set-piece goals 16 headed goals

🔥 RAGGA STYLE JECEL 🔥 Ma rabtaa dhar fresh ah oo qurux badan? 👕✨ Halkan ka hel dharka ragga ee cusub 🔥 ✔️ Style fiican ✔️ Qiimo macquul ah ✔️ Dhar fresh ah

Join 👆

مسلسل عين سحريه - إحصائيات وتحليلات قناة تيليجرام @xamse123