XARUNTA WEYN EE MACHADKA SHEEKH SAYFULLAAH.
قناة بسيطة
🎾لا حول ولا قوة الا بالله Yaa Allah Ugargaar Phalastin
إظهار المزيد2 375
المشتركون
-624 ساعات
-327 أيام
-9830 أيام
أرشيف المشاركات
#
### Haddii aan H1 ka dhigto trend-ka guud → LTF (M30 / M15 / M5) waxaad ku eegtaa:
### SD zones
### Liquidity
### Countertrend break
## 4-TA STEP HALMEEL KA DHACAYA
## STEP 1 — TREND (HTF: H1)
#### ✔️ U fiirso H1
Price wuxuu sameynayaa:
- LH (Lower High)
- LL (Lower Low)
- LH
- LL
👉 Tani waxay kuu caddeynaysaa in suuqa hoos u socdo (downtrend).
👉 Jihada kaliya ee saxda ah = SELL ONLY.
📌 Halkan waxba kama sameynaysid, waa kaliya inaad ogaato jihada saxda ah.
## STEP 2 — SUPPLY ZONE (M30/M15)
#### ✔️ Soo hel meesha SELL-ka laga bilaabayo
Markaan ogaannay in trend-ku hoos yahay:
- Waxaan u degaynaa M30/M15
- Waxaan raadineynaa SUPPLY ZONE
👉 Supply zone = meesha hore price uu ka dhacay hoos (impulse drop)
👉 Price hadda waa kor u soo laabanayaa si uu u taabto zone-ka.
📌 Supply zone = GOOBTA rasmiga ah ee SELL laga sugo.
## STEP 3 — LIQUIDITY + MANIPULATION (M15/M5)
#### ✔️ Price wuxuu ka sameyn doonaa manipulation ka hor entry sax ah
Marka price uu supply zone gaaro:
#### A. LIQUIDITY
Waxaad arkeysaa:
- Equal highs
- Double top
- Wicks dheer
- Trendline liquidity
👉 Tani waa meesha STOP-LOSS-yadoodu yaallaan (buyers trapped).
#### B. MANIPULATION
Ka hor inta uusan hoos u dhicin:
- Price wuu kordhaa xoogaa yar (liquidity grab)
- Mararka qaar wuu sii kordhaa xoogaa weyn (fake move)
👉 Labadaas waa dhanka khaldan, laakiin waa qayb ka mid ah system-ka.
📌 Haddii liquidity aan la qaadin → NO ENTRY.
## STEP 4 — COUNTERTREND BREAK (M5)
#### ✔️ Caddeynta ugu dambeysa
Marka liquidity la qaatay:
- Chart-ka laga eego M5
- Waxaa jiray countertrend uptrend yar (HH/HL)
- Markii price uu hoos u burburiyo HL → BOS (Break of Structure) ayaa dhaca
👉 Tani waa markhaatiga in SELL-ka saxda ahi bilaabmay.
#### ✔️ Entry-ga saxda ah:
- Entry = SELL
- Stop-loss = supply zone kor
- TP = LL ama target 1/2/3
📌 BOS-ka ayaa ah GO-AHEAD signal-kaaga.
🙌🏻 Channels kaygii u danbeeyay Oo aan iibinaaYo , Yaan Lagaa Hormarin Labadan Fursadood ✊ 🚩Channel Kan Maraayo 46k. 》 Qimihiisu Waa $90 🚩 Channel kan Maraayo 11k 》Qimihiisu waa $150 👌 Midka 11k MaraaYo Sababta uu qaaliga u Yahay, Waxaa U Furan Qaybta Lacagta Looga SameeYo. Qofkii Diyaara Luuqa 👉🏻 @Namli8
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
43.
Nin reer baadiye ah ayaa u yimid Nabiga ﷺ wuxuuna ku yiri:
“I bar hadal aan mar kasta dhihi karo.”
Markaas Nabiga ﷺ wuxuu ku yiri dheh:
• Alle xaq lagu caabudo ma jiro, Allah keliya mooyee, cid la wadaagta ma leh)
•Allah waa weyn yahay
•Mahad badan Allah baa leh
•Allah Caalamka rabigood ah waa ka nasahan yahay wax kasta oo liita
•Awood iyo Xeelad cid leg toona ma jiro Allah mooyee.
Markaas ninkii wuxuu yiri:
“Kuwaas Rabbigay baa leh, anigase maxaan dhahaa?”
Nabiga ﷺ wuxuu ku yiri dheh:
» ilaahow i dambi dhaaf
» i naxariiso
» i hanuuni
» i arzaaq
Markii ninkii tagay Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
“Wuxuu gacmihiisa ka buuxsaday khayr.”
#Axadith
Repost from FLIMS 🥶
📢 Ogeysiis 》Waxaa la sameeyay Channel Telegram gaar ah, kaas oo loogu talagalay in Bisha Ramadaan si dhab ah looga faa’iidaysto. 📌 Waxaa lagu darayaa 20 Qof Kaliya Qof kasta waa inuu akhriyaa shuruudaha hoose ka hor inta aan lagu darin. 1: Maalintii 20 Bog , Waa inaad diyaar u tahay inaad akhrido 20 bog Qur’aan maalintii (si 30 maalmood lagu dhammeeyo 114-ka suuradood). 2: Digri Maalinle Ah " Tusaale in Saliga Nabiga Lagu saliyo 200 jeer " iyo Subxanalah iyo Astaqfuru Laah iyo Alxamdulilaah 100 Jeer, 3: Ka Qaybgal Joogto ah: Waa inaad maalin kasta ka jawaabtaa ama xaqiijisaa inaad dhammaysay waajibka (tusaale: “20 bog Done ✅”). 4: Digniin Gaara " Haddii aad ka maqnaato adigoon wargelin, kasameen Maalinkaas Channel ka waa iskaga ,baxaysaa, 🎯 Ujeedadu waa " In 30 maalmood lagu helo Qur’aan dhamaystiran + Digri Ay laabtu ku Xasisho,,, Intaas Hadaad Diyaar Tahay oo aad Kasoo bixi karto Luuqa Fariin igu Reeb , @Namli8
Nabi Muxamed (NNKH) waa naxariis loogu deeqay adduunka oo dhan. Qofkii hal mar ku saliyaa, Alle wuxuu ku salliyaa toban jeer! 😌💖 Soo koob nolol maalmeedkaaga oo ku dar ducadaas barakaysan: اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. Hadda ku salliya Nabi Muxamed (NNKH), oo hel ajar iyo barako
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
Asxaabta 👋
Waxaan idiin keenay BOT cusub oo aad ku soo dejisan kartaan
TikTok, YouTube & Facebook si fudud ⚡
Kaliya dir link-ga video-ga
Bot-ka ayaa kuu soo dejinaya isla markiiba 🤖
👉 Fadlan START dhaha si aad u tijaabisaan
@Somalimediebot
Qofaan isticmaalin miyaa Jira Bot kan kafaa,idaysi wacan Bot kaas AkhyaaraY
Repost from FLIMS 🥶
😳Haddii aad rabtay bot Aad ka soo dajisato Karto Muqaalada Baraha Bulshada sida
📥 TikTok | YouTube | Facebook
Bot kani waa The best
Wakana Username kiisuna 👇🏼
@Somalimediebot
Nabi Muxamed (NNKH) waa naxariis loogu deeqay adduunka oo dhan. Qofkii hal mar ku saliyaa, Alle wuxuu ku salliyaa toban jeer! 😌💖 Soo koob nolol maalmeedkaaga oo ku dar ducadaas barakaysan: اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. Hadda ku salliya Nabi Muxamed (NNKH), oo hel ajar iyo barako
🥘 Haddii Aad Jeclayd inaad Telegram channel Hesho Kan Yaan Lagaa Hormarin..
Wuxuuna marayaa 47k ✍
https://t.me/Fanbroj_2
Qimuhuna waa 90$ kaliYa
Qofkii Rabo Luuqa
👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
@Namli8
@Namli8
☝️🏻☝️🏻☝️🏻☝️🏻
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
Asc Akhyaaray Habeen Wanaagsan, Buugan PDF kiisa Qofkii Haayo Hayla soo wadaago Akhyaaray 🤝
Luuqa iga soo Qabo 👇🏼
@Namli8
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
Nebiga SCW wuxuu yidhi: ilaahay wuu ka raalinoqdaa addoonkiisa markuu wax cuno, ilaahayna ugu mahadcelsho, waxna cabo, ilaahayna uga mahadcelsho.
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
Hadduu Allaah sw wanaag kula doono, wuxuu carrabkaaga u fududeyn salliga Nabi Muxammed NNKH
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، [فِي الْعَالَمِينَ] إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
Repost from QURAANKA 🥹✍🏻
'Saam'
Buugan waa waraysiyo laga qabtay Nacuum Jomaski, wuxuuna buug ahaan usoo baxay 1992,Jomaski waa aqoonyahayn American ah, isir ahaan Yuhuudi ah, dhashayna 1928, waa barafasoor cilmiga afafka ku takhasusay, faylasuuf iyo gorfeeye siyaasadeed. Wuxuu caan ku noqday naqdintisa siyaasdaha Maraykanka iyo Israa'il. Buuggani wuxuu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, wuxuuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad kadib ilaa iyo 1992. Wuxuu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, wuxuuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Soojeedinta iyo gorfaynta Jomaski ma aha mid
mala'awaal ah ee wuxuu ku xoojinayaa tixraacyada iyo xogaha uu ilaha rasmiga ah ka soo dheeganayo. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay wax ka beddelaan aragtidii aad ka haysatay dagaallada Bariga Dhexe, bariga fog iyo galbeedka shishaba, waxaana macquul ah in aad fahanto wax ka mid ah qaabka ay ushaqayso
siyaasadda dunidu.
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
