ar
Feedback
XARUNTA WEYN EE MACHADKA SHEEKH SAYFULLAAH.

XARUNTA WEYN EE MACHADKA SHEEKH SAYFULLAAH.

قناة بسيطة

🎾لا حول ولا قوة الا بالله Yaa Allah Ugargaar Phalastin

إظهار المزيد
2 398
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
-157 أيام
-10130 أيام

جاري تحميل البيانات...

القنوات المماثلة
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يونيو '26
يونيو '260
في 0 قنوات
مايو '260
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '260
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '260
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '260
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '260
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '250
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '250
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '250
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '250
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '250
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '250
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '250
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '250
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '250
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '240
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '240
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '24
+4
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '24
+3
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '24
+10
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '24
+10
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '24
+12
في 4 قنوات
Get PRO
مايو '24
+602
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '24
+1 403
في 9 قنوات
Get PRO
مارس '24
+1 625
في 1 قنوات
Get PRO
فبراير '24
+469
في 1 قنوات
Get PRO
يناير '24
+5
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '23
+12
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '23
+29
في 1 قنوات
Get PRO
أكتوبر '23
+39
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '23
+19
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '23
+28
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '23
+57
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '23
+177
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '23
+519
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '23
+1 677
في 0 قنوات
التاريخ
نمو المشتركين
الإشارات
القنوات
07 يونيو0
06 يونيو0
05 يونيو0
04 يونيو0
03 يونيو0
02 يونيو0
01 يونيو0
منشورات القناة
# ### Haddii aan H1 ka dhigto trend-ka guud → LTF (M30 / M15 / M5) waxaad ku eegtaa: ### SD zones ### Liquidity ### Countertrend break ## 4-TA STEP HALMEEL KA DHACAYA ## STEP 1 — TREND (HTF: H1) #### ✔️ U fiirso H1 Price wuxuu sameynayaa: - LH (Lower High) - LL (Lower Low) - LH - LL 👉 Tani waxay kuu caddeynaysaa in suuqa hoos u socdo (downtrend). 👉 Jihada kaliya ee saxda ah = SELL ONLY. 📌 Halkan waxba kama sameynaysid, waa kaliya inaad ogaato jihada saxda ah. ## STEP 2 — SUPPLY ZONE (M30/M15) #### ✔️ Soo hel meesha SELL-ka laga bilaabayo Markaan ogaannay in trend-ku hoos yahay: - Waxaan u degaynaa M30/M15 - Waxaan raadineynaa SUPPLY ZONE 👉 Supply zone = meesha hore price uu ka dhacay hoos (impulse drop) 👉 Price hadda waa kor u soo laabanayaa si uu u taabto zone-ka. 📌 Supply zone = GOOBTA rasmiga ah ee SELL laga sugo. ## STEP 3 — LIQUIDITY + MANIPULATION (M15/M5) #### ✔️ Price wuxuu ka sameyn doonaa manipulation ka hor entry sax ah Marka price uu supply zone gaaro: #### A. LIQUIDITY Waxaad arkeysaa: - Equal highs - Double top - Wicks dheer - Trendline liquidity 👉 Tani waa meesha STOP-LOSS-yadoodu yaallaan (buyers trapped). #### B. MANIPULATION Ka hor inta uusan hoos u dhicin: - Price wuu kordhaa xoogaa yar (liquidity grab) - Mararka qaar wuu sii kordhaa xoogaa weyn (fake move) 👉 Labadaas waa dhanka khaldan, laakiin waa qayb ka mid ah system-ka. 📌 Haddii liquidity aan la qaadin → NO ENTRY. ## STEP 4 — COUNTERTREND BREAK (M5) #### ✔️ Caddeynta ugu dambeysa Marka liquidity la qaatay: - Chart-ka laga eego M5 - Waxaa jiray countertrend uptrend yar (HH/HL) - Markii price uu hoos u burburiyo HL → BOS (Break of Structure) ayaa dhaca 👉 Tani waa markhaatiga in SELL-ka saxda ahi bilaabmay. #### ✔️ Entry-ga saxda ah: - Entry = SELL - Stop-loss = supply zone kor - TP = LL ama target 1/2/3 📌 BOS-ka ayaa ah GO-AHEAD signal-kaaga.

2
🙌🏻 Channels kaygii u danbeeyay Oo aan iibinaaYo , Yaan Lagaa Hormarin Labadan Fursadood ✊ 🚩Channel Kan Maraayo 46k. 》 Qimi
🙌🏻 Channels kaygii u danbeeyay Oo aan iibinaaYo , Yaan Lagaa Hormarin Labadan Fursadood ✊ 🚩Channel Kan Maraayo 46k. 》 Qimihiisu Waa $90 🚩 Channel kan Maraayo 11k 》Qimihiisu waa $150 👌 Midka 11k MaraaYo Sababta uu qaaliga u Yahay, Waxaa U Furan Qaybta Lacagta Looga SameeYo. Qofkii Diyaara Luuqa 👉🏻 @Namli8
0
3
43. Nin reer baadiye ah ayaa u yimid Nabiga ﷺ wuxuuna ku yiri: “I bar hadal aan mar kasta dhihi karo.” Markaas Nabiga ﷺ wuxuu
43. Nin reer baadiye ah ayaa u yimid Nabiga ﷺ wuxuuna ku yiri: “I bar hadal aan mar kasta dhihi karo.” Markaas Nabiga ﷺ wuxuu ku yiri dheh: • Alle xaq lagu caabudo ma jiro, Allah keliya mooyee, cid la wadaagta ma leh) •Allah waa weyn yahay •Mahad badan Allah baa leh •Allah Caalamka rabigood ah waa ka nasahan yahay wax kasta oo liita •Awood iyo Xeelad cid leg toona ma jiro Allah mooyee. Markaas ninkii wuxuu yiri: “Kuwaas Rabbigay baa leh, anigase maxaan dhahaa?” Nabiga ﷺ wuxuu ku yiri dheh: » ilaahow i dambi dhaaf » i naxariiso » i hanuuni » i arzaaq Markii ninkii tagay Nabiga ﷺ wuxuu yiri: “Wuxuu gacmihiisa ka buuxsaday khayr.” #Axadith
0